shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis Muhiim ah Jaaliyadda Wansangali ee ku dhaqan cariga Ingiriiska waxaa la ogeysiinayaa Shirweyne dhicidoona April 03, 2010.

(London,  March 24,  2010 Ceegaag Online)

Waxaa la Ogeysiinaya Bulsho Weynta Kasoo Jeeda  Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari ee Ku Dhaqan Cariga Ingiriiska Ragg iyo Dumar Inay kasoo qeyb galaan Shir Weyne Beelaha Warsangali ay Aaayahooda Kaga Tashanayaan Islamarkaana ay Isku Xogwaraysan Doonaan, Shirkan Wuxuu Dhacayaa Maalinta Sabtida oo ay Taariikhdu ku beegantahay 3/4/2010 Saacaduna tahay 14:00 Ama 19:00 Waxa uuna ka dhacayaa Magaalada London.
 Goobta uu Shirku ka Dhici Doono
78 white city close
White city w12 7ea
wixii faahfaahin ah kala xidhidh
Yuusuf cali fanax--07984628060
Maxamed jamac cudud--07946891724
Maxamed godane--07949564381
Saciid m xawar--07852500944

Liibaan C.rashiid Siciid
liibaan5711@hotmail.com
 

webmaster@ceegaag.com