Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

      Warar Soomaali ku Qoran


Yagoori  May 31, 08 Maamulihii waxbaras-hada degmada Yago-ori uu ku geeryooday ShilbaabuurRiix

Jig-Jiga  May 31, 08 Roobab Mahiigaano ah oo geystay khasaare Dhimasho 25 Ruux oo ka da'ay Magaalada Jig-Jiga       Riix

Hargaysa  May 31, 08 Hambalyo Hambalyo Meherka Maxamed Cabdi Mooge iyo Hoodo Huseen Yuusuf oo ka dhacay Caasimada Hargaysa  ee Somaliland.   Riix

Malta     May 31,   08 Hay'adda Amnesty Int oo ku eedeysay Jasiirada Malta in ay si xun ula dhaqamaan Muhaajirinta Soomaali ahRiix

Gaalkacyo  May 31, 08 Maareeyaha garoonka Galkacyo oo ka hadley duqeyn ay kooxo Maleeshiyo u geysteen Garoonka Magaalada Galkacyo     Riix

Somalia  May 30, 08 Burcad Badeed Soomali ah oo Maraakiib hor leh ku Afduubtay Xeebaha Somalia.     Riix

Baydhabo  May 30, 08 Xaalada Qoyska Xildhi-baan ka tirsan Barlama-nka oo laga deyrinayo kadib markii xalay lagu weeraray Bam Hoygiisa        Riix

Asmara   May 30, 08 Ma Haboon tahay in Xiligan Isbaheysiga Asmara uu Labo Garab Kala Noqdo?       Riix

Pretoria   May 30, 08 Kumanaan Soomaali ah oo  ka Soomey Cuntada Dalka Koonfur Afrika.          Riix

U.A.E    May 29, 08 Allaah kama badelo Qolona waxay ku sugan yihiin ilaa ay iyagu ka bedelaan naftooda waxay ku sudan yihiin     Riix

Muqdisho   May 29, 08 Safiirka Ethiopia u fadhiya Somalia oo sheegay in ay yareena-yaan dhaq-dhaqaqyada ay ka wadaan Gudaha Somalia      Riix

Asmara   May 29, 08 Xubnaha ka tirsan Isbaheysiga Asmara oo sheegay in Wasiir Eritrean ahi uu mid mid usoo wacay si ay u yimaadaan Asmara      Riix

Nairobi   May 29, 08 QM oo shegtay in sabti-da ay bilaaban doonaan wada hadaladii Wajiga labaad ee Dowlada iyo  MucaradkedaRiix

Lampedusa  May 29, 08 Soomaali Tahriibayaal ah oo ku Naf waayay Badweynta udhexeysa Dalalka Libya iyo Talyaa-niga        Riix

Nageele  May 28, 08 Qaraxyo waa weyn oo maanta lala beegsaday Munaasabadii Ginbood 20 ayaa ka dhacay Nageele     Riix

Muqdisho  May 28, 08 Afhayeenka Madaxweyn-aha Xuubsireed oo si Kulul uga Jawaabay Eedeyntii Channel 4         Riix

Baydhabo  May 28, 08 Waraaqo Digniin ah ayaa xalay lagu daadiyay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.         Riix

New York  May 28, 08 QM ayaa ku baaqdey in la joojiyo dilalka ka dhanka ah dadka rayidka ah ee ka dhaca Dalka Somalia     Riix

Pretoria  May 28, 08 Thabo Mbeki oo markii ugu horeysay sheegay inuu ka xunyahay Rabshadaha Haybsooca ee ka jira SARiix

Ottawa  May 27, 08 Shirwayne Caalami ah oo Ka Dhacay Baarlamaanka Kanada     Riix

Helsinki  May 27, 08 Ururka Sahan iyo kulam-adii Manchester iyo Birmi-ngham- UK    Riix

Pretoria  May 27, 08 Boqolaal Soomaali ah oo UN-ka isku dhiibay Dalka South Afrika (Daawo Sawiradda)         Riix

Garoowe May 27, 08 Wefdi ka Socda Hay'ada WHO oo maanta gaaray Magaalada Garoowe          Riix

Asmara  May 27, 08 Xasan Daahir Aweys oo sheegay in ay Guddi u saarayaan Khil-aafka u dhexeeya Isbaheysiga Asmara.     Riix

Sana'a   May 27, 08   Markab laga leeyahay Holland ayay kooxo Burcad badeed Soomali ah ka afduubten xeebaha G.Cadan     Riix

Hargeysa  May 27, 08   Saxaafada Soomali-yeed cidna uma maqna Ceelna uma Qodna   Riix

Jig-Jiga  May 26, 08   Sidee u Noqon kartaa Qof farxad badan?     Riix

Saakow  May 26, 08   Gantaalo aan la aqoon cidda soo riday oo xalay ku dhacay Gobolka J/dhexe   Riix

Washington  May 26, 08   Mareykanka oo sheegay inuu taageerayo dadaal-ada QM ka dhexwado Dowladda KMG iyo MucaradkedaRiix

Muqdisho  May 25, 08   Xag-jirnimadu xarig la qabsado malah ee xikmad baa lagu xero degaa!!!!    Riix

Jabuuti  May 25, 08   Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay Eritrea in ay joojiso qorshaha ay ku kala jabineyso Isbahays-iga Asmara   Riix

Kismayo May 25, 08   Xasan Turki " dagaal baanu la galaynaa Ciidamada ka socda QM haday yimaadan gudaha Somalia    Riix

Italy     May 25, 08   Inka badan 50 Soomaali tahriibayaal ah ayaa ku geeriyootay Badda u dhaxeysa Dalalka Italy iyo Libya    Riix

Baydhabo May 25, 08 Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka oo ay Xabsiga dhigeen Ciidamada Ethiopia         Riix

Guri Ceel  May 25, 08   3 qof oo uu kujiro gudoomiyihii Degmada Guri Ceel oo ay kooxo Hubeysan Dhaawaceen.      Riix

Asmara  May 24, 08 Isbaheysiga Asmara yaa u Hadla? Warbixinada aan Saxeexa Wadan Yaa Ka Dambeya Riix

Jig-Jiga May 24, 08 Shaqaalaha Deegaanka Soomaalida oo Maanta shir isugu yimid magaalada Jig-Jiga        Riix

Muqdisho May 24, 08 Afhayeenka Ciidamada Amisom Ba-hoku Barigye ooShir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho  Riix

Muqdisho May 24, 08 Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha ka horjeeda oo saaka ka dhacay Degma-da Yaaqshid Riix

Asmara  May 23, 08 BurBur ku yimid Isbaheysigii Asmara     Riix

Muqdisho  May 23, 08 Qarax miino oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen Ciidamada Uganda ee jooga Muqdisho     Riix

New York  May 23, 08  QM oo sheegtay in Dalka Somalia uu kusii qulqulayo Hub Sharci daro ah     Riix

Johanesburg May 23, 08 Thabo Mbeki oo amar ku bixiyay in Ciidamada Meliteriga loo diro Tuuloyinka ay rabshadu-hu hareyen  Riix

Dr. Asu ayaa ka dhab ahayd, waxa uuna beertii meelihii ay ka noolayd dusha kaga camiray qalab sifadiisii lagaran waayey, kadib markii uu Ishabax naftiisii ula yaabay. Ishabax garabkaa sare ee lasiiyay awgeed, beertii ayuu daafa walba ka burburiyay, isaga oo waliba Qaraafiilihii baryayaan inuu sii gashanaado.   Iidka duula iyo Xaalada Soomaaliya sii Akhri

Johanesburg May 22, 08 In ka badan 40 qofood oo Soomaali ah oo Xabsiga loo taxaabay Magalada Johannesburg K/Afrika     Riix

Addis Ababa  May 22, 08 Ra'iisal Wasaare Meles Zenawi oo cadeeyay ujeedada ay Ciidamadii-su ujoogaan Gudaha Somalia     Riix

Kismaayo  May 22, 08 Is Rasaseyn sababtay Dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacdey gudaha Magaalada Kismaayo   Riix

Baydhabo  May 22, 08 Is Rasaaseyn xalay ka dhacdey Xarunta Barlamaanka Somalia ee Magaalada Baydhabo   Riix

Muqdisho  May 22, 08 Qarax xoogan ayaa saaka Ciidamada Itoobiya lagula beegsaday wadada Maka Al-mukaamaRiix

Moscow  May 22, 08 Manchester United oo ku Guuleysatay Koobka Horyaalada Qaarada Yurub      Riix

Johanesburg May 21, 08 Wararkii ugu dambeeyay rabshadaha Koonfur Afrika Daawo Sawiro) naxdin leh   Riix

Bosaaso May 21, 08 Madaxweyne Cadde Muuse oo dalka dib ugu soo laabtay Daawo Sawiradda)     Riix

Johanesburg May 21, 08 Rabshadaha ka socda South Africa oo saameysay kumanaan kun oo Soomaali ah Daawo Sawiro)     Riix

Awdheegle  May 21, 08 Ajaanib u shaqeenayay Hay'ad oo lagu  Afduubtay Degmada Awdheegle  Riix

Nairobi  May 21, 08 Hay'adda UNHCR oo Beesha Caalamka ugu baaqday in ay u istaagan sidii xal loogu helilahaa Somalia     Riix

Minnesota May 20, 08 Muslimiinta Gobolka Minnesota oo taageeray mar kale Congressman Keith Ellison (Daawo Sawiro)     Riix

Muqdisho May 20, 08 Warshada Baastada oo xarun u ah Ciidamada Ethiopia oo Madaafiic lagu weeraray   Riix

Johanesburg May 20, 08 Rabshadaha Shisheeye Naceybka ah ee maalma-han ka jira dalka South Afrika oo gaaray heerkii ugu Xumaa  Riix

Jowhar May 20, 08 Hooyo uur leh iyo labo cunug oo ay dhashay ayaa cudurka shubanka ugu geeriy-ooday Magaalada Jowhar     Riix

Muqdisho  May 20, 08 Roobab xoogan oo in ka badan 12 saacadood socday ayaa xalay ka da'ay magaalada Muqdisho  Riix  

Vancouver May 19, 08 Hambalyo Hambalyo Meherka Maxamed Cabdilaahi Axmed Cilmi (ina qoorleex) iyo Hani Yuusuf Cilmi Xaashi.     Riix

Muqdisho  May 19, 08 DF ayaa talaabo wanaag-san ku tilmaamtay qorshaha QM ay xafiis-keeda ugu soo Rareyso Somalia     Riix  

Hargeysa  May 19, 08 Qaar ka mid ah Madax Dhaqameedyada Hargey-sa oo cambaareeyay labadii nin ee loo gacan Ethiopia     Riix  

Hargeysa May 19, 08 Baaq lagaga soo horjeedo go'aanka ay Xukuumada S/land labo nin oo u dhashay Kililka gacanta loogu galiyay Ethiopia   Riix  

Pretoria  May 19, 08 Jacob Zuma oo cambaa-reeyay Rabshadaha Haybsooca ah ee ka jira Dalka Koonfur Afrika        Riix  

Baydhabo May 19, 08 Ciidamada Ethiopia oo saaka howlo baaritaano ah ka sameeyay gudaha Magaalada Baydhabo       Riix  

Kismayo May 19, 08 Qabsashada Jilib iyo Kamsuuma waxaa ka dambeeya beel gaar ah "Yaassiin Nuur Gaas".       Riix  

Somalia May 18, 08   Babaay Midhaha Equato-rial ka ah ee la yaabka ku reebay Columbus ilaa iyo Culimadii ka dambeysay ee Diraasa-daha ku sam-eysay   Riix  

Sh.dhexe May 18, 08 Dagaal xoogan oo u dhex-eeya Ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka horjeeda aaya maanta ka dhacay Gobolka Sh.dhexe Rii

Kismaayo May 18, 08 Madaxii Hay'adda Horn Relief ee Jubooyinka oo xalay lagu dilay gudaha Magaalada Kismaayo Riix  

Muqdisho May 18, 08   Faah-faahin ayaa kasoo baxaysa Markab ay kooxo Burcad badeed ah ka afdu-ubteen xeebaha Magaala-da Muqdisho Riix

Maqale May 17, 08   Sadex Arday oo Muslim ah oo Jaamacad ku taala Dalka Ethiopia looga eryay markii la ogaaday in ay Qur'aan Akhristan    Riix  

Bosaaso May 17, 08 Jaamacada EAU oo lagu soo kordhiyay Barnaami-jyo cusub oo dhanka Aqoonta ah (Daawo Sawirada)  Riix  

Kismaayo May 17, 08 Iska horimaad xalay ka dhacay Gudaha Magaal-ada Kismaayo oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac   Riix  

Jilib        May 17, 08 Ciidamo taageersan maxkamadaha islaamka oo la wareegay gacan ku haynta Degmada Jilib.    Riix  

Johanesburg May 16, 08 Kacdoon ka dhan ah Ajaaniibta ku nool Dalka Koonfur Afrika ayaa hareeyay Guud ahaan Dalka Koonfur Afrika.        Riix  

Jabuuti  May 16, 08 Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo xalay ku hoyday Magaalada Jabuuti    Riix  

Muqdisho May 16, 08 Diyaarado Helicopts oo joog hoose ku socda ayaa saaka lagu arkey xeebaha Magaalada Muqdisho  Riix  

New York  May 16, 08 Golaha Amaanka ee QM ayaa qaraar kasoo saaray Xaalada dalka Somalia    Riix  

Muqdisho May 15, 08 Wasiirka Gaashandhiga  Burundi Germain Niyoy-onkana ayaa maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho  Riix  

Galgadud May 15, 08 Diyaarado dagaal ayaa dulheehaabaya hawada Magaalada Dhuuso mareeb ee Gobolka Galgadud  Riix  

Khartoum May15, 08 Tahriibayaal Soomaali ah oo laga qabqabtay Xadka u dhexeeya Sudan iyo Libya    Riix  

Jabuuti   May 15, 08 Dowladda Kmg oo rajo ka muujisay Shirka ka socda Jabuuti iyo qaar ka mid ah Odayaasha Hawiye oo rajo xumo ka dhawajiyayRiix  

Muqdisho May15, 08 Ciidamada Ethiopia ayaa maanta baaritaano saf mareen ah waxa ay ka fuliyay Degmada Yaaqshiid  Riix  

Johanesb  May14, 08 12 qof oo Soomaali ah ayaa Xabsiga loo taxaabay Dalka Koon-fur Afrika. Riix

Addis abab May 14, 08 AU oo markii ugu horey-say shaacisay in ay wada-an dadaalo ay Ciidamo caalami ah ugu badalaya-an kuwa Amisom

Jowhar  May 14, 08 Banaanbax looga soo horjeedo diidmada Lacagaha duuga ah iyo kuwa jeexjeexan oo maanta ka dhacay Jowhar    Riix

Asmara  May 14, 08 Isaias Afewerki oo eedeyn kulul usoo jeediyay Qaramada Midoobay iyo Dowlada MareykankaRiix

Kismaayo May 14, 08 Nin hubeysan ayaa xalay labo qof ku dilay gudaha Magaalada Kismaayo  Riix

Jabuuti  May 14, 08 Ergada Isbaheysiga Asmara oo ku gacan seyray hadalkii kasoo yeeray Yuusuf IndhacadeRiix

Johanesb  May14, 08 12 qof oo Soomaali ah ayaa Xabsiga loo taxaabay Dalka Koon-fur Afrika. Riix

Addis abab May 14, 08 AU oo markii ugu horey-say shaacisay in ay wada-an dadaalo ay Ciidamo caalami ah ugu badalaya-an kuwa Amisom

Jowhar  May 14, 08 Banaanbax looga soo horjeedo diidmada Lacagaha duuga ah iyo kuwa jeexjeexan oo maanta ka dhacay Jowhar    Riix

Asmara  May 14, 08 Isaias Afewerki oo eedeyn kulul usoo jeediyay Qaramada Midoobay iyo Dowlada MareykankaRiix

Kismaayo May 14, 08 Nin hubeysan ayaa xalay labo qof ku dilay gudaha Magaalada Kismaayo  Riix

Jabuuti  May 14, 08 Ergada Isbaheysiga Asmara oo ku gacan seyray hadalkii kasoo yeeray Yuusuf IndhacadeRiix

Johannesbu  May 13, 08 Shisheeye Naceybku waa waxyeelo Dimoqraadiya-da Dalka Koonfur Afrika hoos u dhigaysa

Somalia  May 13, 08 Yuusuf Indhacade oo qaadacay Shirka Jabuuti kuna tilmaamay Xubnaha Mucaaradka kuwa aan matalin Isbaheysiga Asmara    Riix

Baledweyne  May 13, 08 Ciidamada Ethiopia oo maanta Culumaa'udiin Tabliiq ah ka kaxeystay Magaalada Baledweyne ee G/Hiiraan.   

Muqdisho  May 13, 08 Macalin Ajnabi ah oo wax ka dhigayay Jaamacada Muqdisho oo maanta lagu afduubtay Magaalada Muqdisho. Riix

Baydhabo  May 13, 08 Hub ka dhigis lagu sameeyay Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Kmg oo ku sugan Magaalada Baydhabo Riix

Jabuuti   May 13, 08 Ahmedou Ould Abdallah oo ugu baaqay Beesha Caalamka in ay taageer-aan Shirka Dib U heshii-siinta Jabuuti.  

G.Sanaag   May 12, 08 Warbixin: Maxaa ka taqa-an Waxbarashada Degm-ada Yubbe ee Gobolka Sanaag (Daawo Sawiradda). 

Leego    May 12, 08 Kolonyo Ethiopian ah oo maanta qaraxyo iyo weer-ar lagula beegsaday meel ku dhaw Deegaanka Lee-go ee Gobolka shabeela-ha Hoose. Riix

Jabuuti    May 12, 08 Shirkii Dib u Heshiisiinta dhinacyada Soomaalida oo galabta toos uga furmaya Magaalada Jabuuti.     Riix

Ogaadeenya  May 12, 08 Dhamac: Gabay Cusub oo Rooda Afjanno ka tiris-ay Muwaadiniinta Ogaade-nya ee  Ethiopia loo gac-an galiyay. Riix

Djibouti  May 12, 08 Siyaasada Dowladdaha Ethiopia, Eritrea iyo Qatar oo ku lug yeeshay wada hadalka ka socda Jabuuti.    Riix

Kismaayo  May 12, 08 Xildhibaan Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa she-egay inuu wax weyn ka qaban doono Amaanka sii xumaanaya ee Magaa-lada Kismaayo

Baledweyne May 12, 08 Ciidamada Ethiopia ayaa howlgallo ka bilaabay gudaha Magaalada Baledweyne Riix

London  May 11, 08 Kooxda Manchester United oo loo caleemo saaray Horyaalnimada Dalka England.Ri

Muqdisho  May 11, 08 Magaalada Muqdisho Dagaalada kadib Waxba-rashadii, Caafimaadkii iyo Ganacsigii oo isbadalay.       Riix

Muqdisho  May 11, 08 Madaxweyne C/lahi Yuus-uf iyo Wefdi uu hogaami-nayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho    Riix

Baydhabo  May 11, 08 Dilal kala duwan oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo     Riix

Djibouti   May 11, 08 Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Jabuuti oo faah-faahsan iyo kulamo gooni gooni ah oo ka socda Jabuuti     Riix

Johannesbur May 11, 08 Thabo Mbeki oo loo soo jeediyay inuu wareejiyo Xilka ka hor sanadka 2009    Riix

Johannesbur  May 11, 08 Dhac iyo Boob loo geystay Dukaan ay dhalinyaro Soomalaiyeed ku lahaayeen Dalka Koonfur Africa Ri

Djibouti   May 11, 08 Ergayga QM u qaabilsan Arrimaha Somalia oo saaka Jabuuti kula kulmaya Ergooyinka ka socda Isbaheysiga Asmara    Riix

Baledweyne May 11, 08 Ciidamada Ethiopia oo hub ka dhigis ku samee-yay Yuusuf Dabageed iyo warar kale oo ku saabsan isla Gobolkaas Hiiraan       Riix

Djibouti   May 10, 08 Kulanka dib u Heshiisi-inta ee maanta Jabuuti uga furmilahaa DF iyo Mucaaradkeeda oo shaki la galiyay.  Riix

Muqdisho   May 10, 08 Gaari Booyad ah oo ay lahaayeen Ciidam-ada Ethiopia ayaa lagu qarxiyay Isgoyska Towfiiq    Riix

Somalia   May 10, 08 Hadii aad cunto Tufaax maalin walba Hurdada ka hor ma uu heli doono dhakhtarku wax uu ka shaqayo!!! iyo maxaa ku ogeysiiyay timirtu waxay tahay iyo faa'iidooyinke-eda!!!.    Riix

Muqdisho  May 10, 08 Booliska Taraafikada oo lagu amrey in ay qaataan Hub si ay iskaga difaacaa-n dilalka lala beegsanayo    Riix

Muqdisho  May 10, 08 Ciidamada Dowladda Federaalka oo saaka xiray wadada wadnah-a kadib dagaal shalay halkaas ka dhacay.        Riix

Muqdisho May 09, 08 11 qof ayaa ku dhintay 20 kale na waa ku dhaawac-meen dagaal galabta ka dhacay Degmada Wardhiigley  Riix
Djibouti   May 09, 08 Guddiyadii ka kala socday Dowladda Federaalka  iyo Isbaheysiga Asmara oo maanta Jabuuti ku wada xaadiraya     Riix
Afmadow  May 09, 08 Maamul ka madax banaan Dowladda Federaalka ah oo maanta looga dhawaaqay Degmada Afmadow        Riix
Muqdisho  May 08, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo Hub kadhigis ku sameynaya Max'ed Dheere, Darwiish iyo Cabdi Qaybdid        Riix
Muqdisho  May 08, 08 Dowladda Federaalka KMG ayaa ku eedeesay Dowladda Eritrea in ay caqabad ku tahay Geeska Afrika         Riix
Muqdisho May 08, 08 Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay Mas'uul ka tirsanaa Shirkada isgaarsiinta Nation Link.          Riix
G.Sanaag May 08, 08 Roobab lagu qabowsaday  ayaa ka da'ay Degmooyin ka tirsan Gobolka Sanaag       Riix
Madrid  May 08, 08 Kooxda Real Madrid oo ka adkaatay Barcelona sidaasna loogu caleemo saaray Horyaalka Spain.          Riix
Baydhabo May 08, 08 Qaar ka mid ah Xildhiba-anada Barlamaanka oo wada Mooshin ka dhan ah Xukuumada Nuur Cadde          Riix
Muqdisho May 08, 08 Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in ay bartilmaa-medsanayaan dadka haysta Dhalashada Mareykanka         Riix
Garoowe  May 07, 08 Warqad Furan oo ku socota Madaxda iyo Shacbiga Reer Puntland      Riix
Nairobi  May 07, 08 Hay'adda Amnesty International oo mar kale Cambaareysay Xadgu-dubyada ka dhacay Somalia.      Riix
Hiiraan  May 07, 08 Dagaal qaraar oo u dhex-eeya Ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka horjeeda ayaa ka dhacay Gobolka Hiiraan        Riix
Johanesburg  May 07, 08 Qiso La yaab leh Guriga Madaxweynaha Dalka South Africa oo dhac loo geystay.      Riix
Mandheera  May 07, 08 Dowladda Kenya ayaa xirtay Xuduuda ay la wadaagto Somalia      Riix
Buulo Burde  May 07, 08 Ciidamadii Ethiopian-ka ahaa ee ku sugnaa Degmada Buulo Burde ayaa xalay halkasi isaga baxay          Riix
Bosaaso   May 06, 08 Issimada Gobolka Bari oo Dhaliilay Puntland    Riix
Muqdisho   May 06, 08 Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ethiopia ayaa  dib ugu laabtay xeradii Maslex oo bilo ka hor ka guureen.     Riix
Muqdisho  May 06, 08 Kulan ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo lagu go'aamiyay Isticmaalka lacagaha duuga ah      Riix
Hargeysa     May 06, 08     Is Mariwaaga Xukuumada Somaliland iyo Mucaaradka oo la filayo in meel la isugu keeno.      Riix
Muqdisho   May 06, 08 Magaalada Muqdisho oo maalintii labaad ay ka soconayaan banaanbax-yo ay dhigayaan dadweyne careysan      Riix
Hargaysa May 05, 08   Saladihii Roobdoonka ee laga tukanayay Caa-simada Hayrgaysa oo Raxmaankeenu kasoo Jawaabay   Riix
Johanesburg May 05, 08   Ilaa afar Nin oo Soomaali ah ayaa maanta Maxkamad lasoo taagaya Magaalada Humansdorp  Koonfur Afrika.      Riix
Burco   May 05,  08   Nin u dhashay SSC oo saaka lagu toogtay gudaha Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.         Riix
Muqdisho May 05, 08 Ciidamada Ethiopia ayaa saaka baaritaano ka bilaabay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid.   Riix
Somalia   May 05, 08 Maxaa Laygaga Farxaa Bariba waan Lumi ee?!!!!       Riix
Somalia   May 04, 08 Banaanbax looga soo horjeedo duqeyntii Dhuusomareeb iyo Rag loo gacan galiyay Ethiopia ayaa ka kala dhacay Galgaduud iyo Jubooyinka Riix
Muqdisho May 04, 08 3-ka mid ah Askarta Ethiopia ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay Isgoyska telefishinka ee Degmada Yaaqshiid.    Riix
Hargeysa May 04, 08 Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf yaasiin oo Tanaasulaad aanu Madaxweyne Riyaale la ogeyn sameyay.       Riix
Baydhabo May 04, 08 Xildhibaanada Baarla-maanka ayaa loogu baaqay in ay diiwaan geliyaan ilaaladooda ku sugan Magaalada Baydhabo   Riix
Kampala  May 04, 08 Ururka Midowga Afrika ayaa codsaday in ciidamo dheeri ah oo ka socda Dalalka Afrika loo diro Dalka Soomaaliya.          Riix
Hargaysa  May 04, 08 Sidee looga dareemay Hargeysa dilkii (ADAN XASHI CEYDHOW)       Riix
Boston   May 03, 08 Kororso Aqoontaada $20-ka Dollar iyo Dhacdadii 9/11      Riix
Kismaayo May 03, 08 Maleeshiyad hubeysan ayaa maalintii labaad duqeyn ku haya Dekada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose      Riix
Muqdisho May 03, 08 Maalinta Saxaafada Aduunka oo ku beegan 3-May ayaa maanta laga xusay Magaalada Muqdisho  Riix
K/Afrika   May 03, 08 Soomaali Burcad ah oo dhac ka geystay Dukaan nin Soomaali leeyahay Dalka Koonfur  Afrika.         Riix
Muqdisho May 03, 08 4-qof oo mid uu yahay Askari ka tirsanaa Ciidama-da Dowladda Kmg ah oo ku dhaawacmey qarax ka dhacay Suuq Bacaad.          Riix
Hargeysa May 03, 08 Gobolada Cusub ee uu Riyaale ku dhawaaqay oo qaarkood loo calee-mo saaray gobolnimo Buuhoodle iyo Badhan oo aan la hadal heyn wali       Riix
Muqdisho May 03, 08 Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qasaarihii ka dhashay Madaafiic lagu  garaacay qeybo ka mid ah Degmada Yaaqshiid   Riix
Mahaday May 03, 08 Dilal salka ku haya aano qabiil ayaa kooxo hubeysan ka geysteen qeybo ka mid ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.       Riix
Ceegaag  May 02, 08 Roobab Xoog leh oo Ka Da'ay Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda.         Riix
Gaalkacyo May 02, 08 7 Nin oo ka tirsan Jabhada ONLF oo shalay laga qabqabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa loo gacan galiyay Itoobiya       Riix
Baydhabo  May 02, 08 Nuur Cadde iyo Sheekh Aadan Madoobe oo cambaareeyay xasuqii Ciidamada Itoobiya ka geysteen baydhabo Kii xamar ee Culumada lagu laayayna aanan ka hadlin     Riix
Somalia May  02, 08 Saxaafada caalamka iyo wixii ay ka yirahdeen duqeyntii Mareykanka iyo Dilkii Aadan Xaashi Cayroow     Riix
Johannesburg May 02,  08   Nin u dhashay Dalka South Africa ayaa Cunug yar oo uu dhalay ku dilay Tooreey.     Riix
Hyderabad   May  02, 08 Shabakada Wararka Ceegaag.com waxay Akhristayaasheeda ka raali galineysaa hakadka ku yimid wararkii aad uga barateen       Riix
Stockholm   May  02,  08 Ogeysiis Muhiim ah Mu'tamarkii Ahlu Sunnah Waljameecah oo lagu qaban doono Magaalada Stockholm  Sweden.     Riix

Waxaan idinka raali galinayaa Dad waynaha Sharafta leh ee soo booqda shabakadan CEEGAAG ONLINE ciladii farsamo ee ku habsatay  dhawkii maalmood ee tagay(Tafatiraha)

Dhusamareb  May 01, 08 Dawlada Maraykanka oo xalayku dishay Magaala-da Dhuusamareeb Aadan Xaashi Faarax (Ceerow) iyo Sheekh Muxudiin Maxamuud Cumar oo ka tirsanaa dagaalyahanada Al-ShabaababRiix
Baladwayne  May 01, 08 Xildhibaan Cali Cabdila-ahi Cosoble oo kamida  Barlamaanka  DFS ayaa sharci darro ku tilmaamay maamul u sameynta gobolka Hiiraan  
Baydhabo  May 01, 08 Barlamaanka DFS ee Baydhabo Fadhigiisu yahay oo waraysanaya Raysalwasaare Nuur cade     Riix

Wararkii Hore

Apr 08|Mar 08|Feb 08|Jan 2008|2007|2006|

 

  Qoraalada
Hargeysa May 27 , 08 Saxaafada Soomaaliyeed Cidna uma maqna ceelna uma Qodna Riix
Asmara May 23, 08 Burbur ku yimid Isbaheysigii Asmara    Riix
U.A.E  May  18,  08 Midhaha Balaayga iyo Faa'iidooyinkooda Riix
Boston May 03,  08 Kororso Aqoontaada $20-ka Dollar iyo Dhacdadii 9/11    Riix
Boston Apr 27,  08 Taariikh La Yaab leh  (History Mystery) Maxay kasinaayeen Madaxwey-neyaashii Lincoln iyo J.F.  Keneddy. Riix
Hargaysa, April 08 Fu'aad Aadan Cade oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taab-anaya siiyaay Shaba-kadan Dhag
Johanesburg Apr 05, 08 Dhalinteena Dhuntay iyo Qeylo Dhaanka Culumada Riix
Somalia Mar 28, 08 Waa Maxay Dhex-Dhexaadnimada Diintu?   Riix
Somalia Mar 23, 08 Ka Digtoonow Hurdada Ka Badan 9 Saacadood.   Riix
Somalia Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan. Riix
Somalia Mar 09, 08 Maxaad Ka Taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!!!  Riix
Somaliya Feb 13 08 Su'aal wayn oo aad u muhim ah
Boston Jan 30 08 Dood cilmiyeed lagaga hadlayo Manhajka waxb-arashada ee Soomaaliya gaar ahaan kan Maamulk Somaliland Riix
Verginia Jan 27 08 Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed Khaawi hawada u soo marinayo dadwaynaha SSC Riix

A call to end the escalating violence in Darwish rule area

Adaabta Salaada Ciida

GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

WAA MAXAY GUDNIIN?

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

News in English

Court sentences Mengistu to death

Somalia  May 26,  08 Shining Moment of Somalia History
Phoenix  May 26,  08 Mars Craft Succeeds in Soft LandingClic

London  May 23,  08 Ogaden Human Rights: Press Release: S/land and P/land Outbidding each other on the maltreatment and repatriation of Somalis from OgadenClick

Somalia May 19,  08 More Than 2.6 Million Somalis in Crisis.           Click

Somalia May 16,  08 Situation In Somalia Dire Growing Worse, By Caroline Patton       Click

Mogadishu May 14,08 Letters From Somalia : Risking Education    Click  

Somalia May 13,  08 The United Nations Betrayed and maltreated the Somali Nation and the Horn by Recognising the Defeating OAU Charter of 1963: Is the UN honestly serious now?Click

Illinois May 12,  08 Top 10 Reasons Obama Defeated Clinton for the Democratic Nomination       Click

Khartuum May 10,  08 Sudan’s Army Beats Back Rebel Attack on Capital     Riix   

Toronto May 09,  08 YWCA Toronto young woman of distinction 2008.     Riix   

Nairobi May 06,  08 Ethiopian troops cut throats in Somalia: Amnesty.  Riix   

Nairobi May 03,  08 UN says Humaniterian situition in Somalia is deterioratingRii   

Somalia May 02,  08 Said Barre " May  Day " Speech...... Mogadishu Domestic Service in Somalia....... 1 May 1978.   Riix

Hargaysa May 01,  08 The disintegration of Soma-liland is a Fact, Local Som-alis narrate  Riix   

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media