Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
Waagacusub.com
Wabishabeele
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

      Warar Soomaali ku Qoran


Al-Jeris  Mar 31, 08 Hooyo iga raali Noqo intii aan kujiri lahaa Faqriga oo aan Ciida Cuni lahaa waxaan ka doortay in uu Yaxaas igu cunno Bada!!!! (Qiso Naxdin leh)    Riix

Baydhabo  Mar 31, 08 Qoyska mid ka mid ah Xubnaha Barlamaanka Dowladda Kmg oo lagu sumeeyay Magaalada Baydhabo.       Riix 

Luuq  Mar 31, 08 Ugaas Caan ka ah Gobolka Gedo oo ay Ciidamo Ethiopian ah ku xidheen Xabsiga Degmada Luuq.   Riix 

Johanesburg  Mar 31, 08 Booliska Magaalada Cape Town ee Dalka K/Afrika oo howlgalo tarxiil ah ka bilaabay xaafado ay Soomaalidu dagto      Riix 

Muqdisho Mar 31, 08 Madaxweyne Abdillahi Yuusuf oo maanta cafis u fidiyay maxaabiis ku jirtay Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho.      Riix 

Nairobi  Mar 31, 08 Obasanjo oo Beesha Caalamka iyo Ururka Midowga Africa ku eedeeyay in ay Indhaha ka laabteen Dhibaatada ka jirta Dalka Somalia.    Riix 

Garowe Mar 30, 08 Madaxweyne Cadde Muuse iyo Wefdi uu hogaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Dalka Itoobiya    Riix 

Nairobi  Mar 30, 08 Labada Shariif oo Magaalada Nairobi wado hadalo kula leh Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia      Riix 

Qadarif  Mar 30, 08 Dad Soomaali ah oo lagu laayay Xadka u Dhexeeya Dalalka Ethiopia iyo Sudan      Riix 

Wanla-weyn Mar 30, 08    3 qof oo uu kujiro Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Somalia oo ku dhaawacmey rasaas lagu furay gaari ay saarnaa-yeen oo marayay degmada Wanla-weyn.     Riix 

Riyadh Mar 30, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Wefdi uu Hogaaminayo oo u duulay Magaalada Riyadh ee Dalka Sacuudiga Riix 

Muqdisho Mar 29, 08 Madaafiic lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada iyo Madaafiic Jawaab u ahaa oo ku dhacay Suuqa Bakaaraha      Riix 

Muqdisho Mar 29, 08 Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Ethiopia Seyoum Mesfin oo safar aan lasii shaacin ku yimid Magaalada Muqdisho kulana la qaadayMadaxweyne Yuusuf.      Riix 

Muqdisho Mar 29, 08 Wadada Wadnaha oo maanta muddo kadib si toos ah gaadiidka BL-ka iyo Dadweynuhu ay u isticmaalayaan (Daawo Sawiradda)    Riix 

Muqdisho Mar 29, 08 C/llaahi Amiin Rooble (Awkuu-kuu) Majaajiliiste caan ah oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.   Riix 

Yemen  Mar 29, 08   75-qof Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhintay Xeebaha Dalka Yemen iyadoo weli aan nolol iyo geeri lagu hayn tiro kale.     Riix

Nairobi  Mar 28, 08 Dowladda Federaalka iyo Mucaaradkeeda oo barito shir uga Furmayo Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya       Riix 

Asmara Mar 28, 08 Kooxaha Mucaaradka ee dalalka Somalia, Sudan iyo Ethiopia oo lagu Amrey in ay isaga baxaan dalka Eritrea   Riix 

Dimishiq Mar 28, 08 Wasiirada Arrimaha Dibada ee Dalalaka Carabta oo Shir muhiim ah uga Furmey Magaalada Dimishiq ee Dalka Syria (Daawo Sawiradda)    Riix 

Marka   Mar 28, 08 Diyaarad Nooca wax Basaasa ah oo kusoo dhacdey Magaalada Marka ee Gobolka Sh/Hoose   Riix 

Somalia  Mar 28, 08 Waa Maxay Dhex-dhexaadnimada Diintu?   Riix 

Johanesburg Mar 28, 08 Qaxootigii ugu badnaa ee soo gaara Dalka K/Africa Sanadkan 2008 oo xalay soo gaaray Magaalada Johannesburg   Riix 

Johanesburg Mar 28, 08 Booliska Magaalada Pretoria oo 9 qof u qabqabtay Falalka Boobka Dilka iyo Gubida lagula kaco Ganacsatada Soomaaliyeed   Riix 

Johanesburg Mar 28, 08 Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada waa weyn ee Soomaaliyeed ayaa xalay soo gaaray Magaalada Johannesburg e Dalka K/Africa   Riix 

Laascaanod Mar 27, 08 Odayaashii Beesha jaamac Siyaad oo dib Xoriyadoodii u helay Sadex Casho kadib    Riix 

Tripoli  Mar 27, 08 Muwaadiniin Soomaali ah oo kor u dhaafaya 300 oo ku xidhan Xabsiyada Dalka Libya   Riix 

Qoryooleey Mar 27, 08 Ciidamadii Ethiopia-ka ahaa ee dhawaan gaaray Magaalada Marka oo halkaas ka guuray una wareegay Degmada Qoryooleey.   Riix 

Addis Ababa Mar 27, 08 Nuur Cadde " Xukuumadeyda oo kaashaneysa Hay'addaha QM ayaa door weyn ka qaadanaya sidii Gurmad loo gaarsiin lahaa shacabka ku dhibaateysan Dalka Somalia.    Riix 

Dhusomareb Mar 27, 08 Wafdi ka socda hay'adda QM oo ku sugan gobolka Galgadud islamarkaana u kuur galaya xaaladaha abaaraha iyo biyo la'aanta ka jirta Gobolkaas.       Riix 

Yagoori Mar 26, 08 Wararkii ugu dambeeyay ee Hubkii Magaalada Yagoori laga saaray Maalintii Shalay ahayd.   Riix 

Muqdisho Mar 26, 08 Magaalada Muqdisho oo maanta ay kulan ku yeesheen Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed iyo Bahda Saxaafada Muqdisho Daawo Sawirada)   Riix 

Muqdisho Mar 26, 08 Hay'adda MSF Swiss oo Xarun lagula tacaalayo dadka qaba Cudurka Shubanka maanta ka furtay Magaalada Muqdisho.   Riix 

Washington Mar 26, 08 Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada washington ka bilowdaan wada hadalo u dhaxeeya Dowladdaha Ruushka iyo Mareykanka   Riix 

Jowhar Mar 26, 08 Ciidamo taabacsan Maxkamadihii Islamka oo saaka la wareegay gacan ku haynta degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay.   Riix 

Baydhabo Mar 26, 08 Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada nabad sugida ayaa xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.    Riix 

New York Mar 25, 08 Sarkaal u hadley Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay laba laabayaan Deeqaha ay geeyaan Dalka Somalia.   Riix 

Hargeysa Mar 25, 08 Madaxweyne Riyaale oo ka qeyb galay Xaflad lagu sagootiyay Maxaabiistii lagu qabtay Dagaaladii ka dhacay Adhi-Cadeeye iyo Dhaban-Saar   Riix 

Muqdisho Mar 25, 08 Shaac-Shaac "Talaabo ayaanu ka qaadeynaa Suuqa Bakaaraha waayo waxaa laga soo abaabulaa weerarada ka dhanka ah Dowladda.       Riix 

Nairobi Mar 25, 08 Sidee Xilka uga Tegay Cali Maxamed Geedi (Laba Daran Mid Dooro)   Riix 

Turkey Mar 25, 08    60-qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay Badda Dalka Turkiga kadib markii ay dadkaas la qalibantay Dooni iyado wali la la' yahay tiro kale. Riix 

Khartoum Mar 24, 08 Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo Labaduba ku sugan Dalka Sudan una soo jeeda nairobi si ay ula kulmaan Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde     Riix 

Muqdisho Mar 24, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho    Riix 

Holland Mar 24, 08   Ku socoto Soomaalida Waddaniyiinta ah ( By Sahra Abdi Hersi)      Riix 

Somalia Mar 24, 08 Hay'adda MSF ayaa sheegtay inay dib uga howlgaleyso gudaha Somalia      Riix 

Muqdisho Mar 24, 08 Dagaal aad u culus ayaa Ciidamada DF iyo Kooxaha ka horjeeda ku dhexmaray Degmada HodanRiix 

Garoowe Mar 24, 08 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhac oo maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Garoowe     Riix 

Somalia  Mar 23, 08 Ka digtoonow Hurdada Ka Badan 9 Saacadood    Riix 

Muqdisho Mar 23, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo la shiray Madaxda golaha dhaqanka iyo Midnimada Hawiye.      Riix 

Baled Xawo Mar 23, 08 150-qof oo abaaro iyo cuduro ugu dhintay Gobolka Gedo iyo Xildhibaano arintaas ka hadley.      Riix 

Johanesburg Mar 23, 08 Waa Sidee Ganacsiga Soomaalida ee ku lamaanan Geerida Dalka Koonfur Africa Riix 

Marka   Mar 23, 08 Labo doomood oo ay leedahay Hay'adda WFP oo lagu afduubtay Magaalada Marka.      Riix 

Baledweyne Mar 23, 08 Ciidamada Gobolka Hiiraan oo gacanta kusoo dhigay kooxo Dawo ka dhacay Hay'adda MSF Swiss.      Riix 

Bristol Mar 23, 08      Nin Soomaali ah oo laga helay Cudurka XDR-TB oo aan wali daawo loo helin "Allow u sahal" Riix 

Garoowe Mar 22, 08 Cadde Muuse oo soo saaray Warbixin loogu Magac daray Tubraaca Siyaasada Dowladda Puntland. Riix 

Yagoori  Mar 22, 08 Magaalada Yagoori oo galabta dagan kadib markii saaka Rabshado ay ka dhacen Riix 

Baydhabo Mar 22, 08 Sheekh Aadan Madoobe oo digniin ujeediyay Xubnaha Baarlamaanka ee ka maqan Magaalada Baydhabo.      Riix 

Muqdisho Mar 22, 08 Dibadbax lagu taagee-rayo qorshaha dib u heshiisiinta DF ayaa ka dhacay garoonka kubada cagta ee Magaalada Muqdisho      Riix 

Muqdisho Mar 22, 08 Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo wafdigiisii oo maanta kusoo guryo noqday Magaalada Muqdisho         Riix 

Washington Mar 22, 08 Mareykanka oo sheegay in hadii laga fursan waayo uu talaabo Melateri ka qaadi doono Ururka Al-Shabaab          Riix 

Muqdisho Mar 22, 08 Suuqa Bakaaraha oo loo sameeyay Ciidamo gaar ah oo ka madax banaan DF iyo kooxaha ka horjeeda         Riix 

Bosaaso Mar 21, 08 Ogeysiis Shaqo Ka Banaan Hay'adda Caalamiga ah ee Horn-Relief.          Riix 

Muqdisho Mar 21, 08 Mohamed Dheere oo eedeyn usoo jeediyay Ganacsatada Gobolka Banaadir.          Riix 

New York Mar 21, 08 Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Arimaha Somalia oo dalbaday in Ciidamo nabad ilaalineed loo soo diro Somalia.         Riix 

UJEEDO : BEENIN QORAAL BEEN ABUURA


Hadii aan nahay beesha Samakaab axmed oo ka mida beelaha dega degaanka BUUHOODLE waxaan cadaynaynaa in markii beeshu is waraysatay  gudo iyo dibadba aanay jirin cid beesha ka mid ah oo qoraal gaadhsiisay
www.allcayn.com

London Mar 20, 08 Shir uu qabtay Mashruuca U dir Lacag Wadankii oo lagu qabtay Aqalka looga taliyo Ingiriiska oo Somali Lagu casuumey Daawo Sawirada          Riix 

Burco  Mar 20, 08 Ururka CCS-Burco oo Mishiino u Tababareysa Dhalinyaro.      Riix 

Hargeysa Mar 20, 08 Super Market-kii ugu casrisanaa oo Caalami ah oo laga furay qeybta hoose ee Hotel City Center Magaalada Hargeysa.      Riix 

London Mar 20, 08 Ogeysiis Dhamaan Dhalinyarada SSC ee ku dhaqan Magaalada London UK       Riix 

Baydhabo Mar 20, 08 Dibad bax lagu taageerayay Hindisihii RW Nuur Cadde oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo.           Riix 

Somalia Mar 20, 08 Dareen Celin: Maqaalkii Maxaad ka taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!! iyo Faa'iido-oyin uu yeeshay!!!!!!           Riix 

Muqdisho  Mar 20,  08 Dagaal qaraar oo maanta ka qarxay Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho.    Riix

Afgooye Mar 20,  08 Goob Ciyaaraha lagu daawado oo xalay Bam Gacmeed lagu tuuray Degmada Afgooye.        Riix

Holland  Mar 19,  08 Ururka Waddaniga Soomaaliyeed (By: Sahra Abdi)    Riix 

Hargeysa  Mar 19,  08 Madaxweyne Daahir Riyaale oo Cafis kusii daayay Maxaabiistii lagu qabtay Dagaaladii Adhi Cadeeye iyo Dhabansar     Riix 

Muqdisho  Mar 19,  08 Faahfaahin ku saabsan Dagaaladii Maanta ka dhacay Suuqa Xoolaha Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho       Riix 

Baydhabo Mar 19,  08 Mooshin ka dhan ah Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo maanta laga hor aqriyay Fadhigii Barlamanka Riix

New York  Mar 19,  08 Ban Ki Moon oo Golaha Amaanka hor dhigay Warbixin ku saabsan Xaalada  Dalka Somalia.       Riix 

Washington Mar 19,  08 Ururka Al-Shabaab oo lagu daray Liiska Ururada Argagixisada.  Riix

Johanesburg Mar 19,  08 Muwaadin Soomaaliyeed oo shalay lagu dilay Magaalada Orange ee Dalka Koonfur Africa     Riix 

Baledweyne Mar 19,  08 Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa uga digay ganacsatada gobolkaas in ay soo geliyaan lacagaha faalsada ah ee la been abuuray.    Riix

Muqdisho Mar 19,  08 Ciidamada Ethiopia oo isku balaariyay Suuqa Xoolaha iyo Dagaalo ka qarxay Deegaankaas.       Riix 

Muqdisho  Mar 19,  08 Banaanbax Rabshado wata oo xalay ka dhacay Degmada Kaaraan.       Riix 

Hargeysa Mar 18,  08 Cuqaal, Ganacsato iyo waxgarad Reer Buuhoodle ah oo la kulmey Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin.        Riix 

Nairobi   Mar 18,  08 Xil. Cali Max'ed Geedi oo wada Olele Siyaasadeed oo looga soo horjeedo Siyaasadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.       Riix 

Marka   Mar 18,  08 Diyaarado Joog hoose ku duulaya oo maanta lagu arkey Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose.      Riix 

Muqdisho Mar 18,08 Waxaa Cirka isku shareeray Qiimaha lakala siisto Shiidaalka suuqya-da Muqdisho iyo Guud ahaan Goboladda Dalka oo dhan.      Riix 

Muqdisho Mar 18,08 Banaanbax balaaran oo looga cabanayo sare ukaca qeyba-ha kala duwan maciishada iyo diidmada lacagaha duuga ah ayaa maanta ka dhacay M/Muqdisho    Riix 

Eyl        Mar 18,  08 Markabkii Afduubka ay kooxaha burcad badeedka  ugu haysteen xeebta Degmada Eyl oo lasii daayay.       Riix 

Galkacyo Mar 18, 08 Xaalada koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo ay shalay dagaalo ku dhexmareen 2 maleeshiyo beeleed ayaa saaka degan       Riix 

Addis Ababa Mar 18,  08 Dowladda Ethiopia ayaa soo dhaweysay Go'aanadii kasoo baxay Shirkii dalalka Islaamku dhawaan ku yeesheen Magalada Dakar       Riix 

Ceegaag Mar 17,08 Biyo La'aan aad u daran oo laga soo sheegayo Degmada Ceegaag iyo Deegaanada ku Xeeran     Riix

Muqdisho Mar 17,08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo Maanta Shir Jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho    Riix 

Galkacyo Mar 17,08 10 qof ayaa ku geeriyodey 20 kalena waa ku dhaawacmeen Dagaal beeleed maanta ka dhacay M/Gaalkacyo.   Riix 

Sana'a  Mar 17, 08 Dowladdaha Ethiopia iyo Yemen ayaa ka wada hadley xaaladihii u dembeeyay ee Somalia.           Riix 

Diinsoor Mar 17, 08 Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa maanta Saldhig ka sameystay Degmada Diinsoor       Riix 

Afgooye Mar 17,08 Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Nabad Sugida Degmada Afgooye oo Duhurnimadii maanta la dilay.         Riix 

Galgadud Mar 17,08 Kooxo hubeysan ayaa xalay toogasho ku dilay Gudoomiyihii hore ee Deg-mada Baledweyne Axmed Gobey CawaaleRiix 

Baydhabo Mar 17,  08 Ciidamada DF ayaa xalay howlgalo Amaanka lagu sugayo ka sameeyay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.           Riix 

Afmadow Mar 17,  08 Hay'adda WFP ayaa raashin u qeybisay dadka ku dhaqan Degmada Afmadow ee Gobolka J/Hoose.       Riix 

Boston Mar 16, 08     Waa qaybtii 4aad ee darsigii diiniga ahaa ee ku saabsanaa 'Barbaarinta Caruurta' iyo Sh. Muuse Ashcari Dhagayso

Bosaaso Mar 16,  08 Xaflad qalin jabin ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ardeyda Dugsiga Sare ee Al-Minaara Baydaa oo ka dhacdey Bosaaso (Daawo Dawirada)       Riix 

Muqdisho  Mar 16,  08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo kulan gaar ah la leh Guddiga Amniga Qaranka.       Riix 

Debra Zeid Mar 16, 08 Wasiiro, Wasiiro Ku-xigeeno iyo Saraakiil ka tirsan DF oo Siminaar uga furmey Magaalada Debra Zeid.        Riix 

Muqdisho  Mar 16,  08 Hotelka Madiina Almu-nawara ee magaalada Muqdisho oo dab la qa-bad siiyay.     Riix 

Muqdisho  Mar 16,  08 Ra'isulwasaare Nuur Cadde ma ogolaan doonaa in ciidan gaar ah loo sameeyo Suuqa Bakaaraha.Riix  

Muqdisho  Mar 16,  08 Cutubyo ka tirsan Ciidamada Itoobiya oo fariisin ka dhigtay warshaddii hore ee Baastada ayaa saaka hawlgalo milatry ka fuliyay xaafadfa  Hurwaa.     Ri

Afgooye Mar 15,  08 Banaanbaxyo ayaa ka dhacay Gobolka Sh/Hoose  lagu taageerayay Hindisihii Dib u Heshiisiineed ee Dowladda Federaalka.    Riix 

Muqdisho  Mar 15,  08 Sicir Barar xoogan ayaa ka jira Magaalada Muqdisho oo saameyn weyn ku yeeshay dadka danyarta ah     Riix 

Dakar  Mar 15,  08 Shirkii Dalalka Islaamka ayaa lagu soo gabaga-beeyay Magaalada Dakar ee Xarunta Dalka Senegal.        Riix

Dakar   Mar 15,  08 Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Amaan ujeediyay Madaxweynaha dalka Yemen.   Riix

Sana'a  Mar 15,  08 Dowladda Yemen ayaa markii ugu horeysay shaacisey in ay qabaneyso shir looga hadlayo dadka Muhaajiriinta ah ee ku qulqulaya Dalkaasi Yemen.      Riix 

Bosaaso Mar 14,  08 Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugida Maamulka Puntland ayaa xalay lagu dilay Magaalada Bosaaso.       Riix 

Qardho  Mar 14,  08 Bahda Ceegaag.com waxay Tacsi tiiraanyo leh u direysaa Dhamaan Ummada Soomaaliyeed iyo Eheladii Marxuun Daahir X. Cismaan (Dhagoweyne)   Riix 

Somalia Mar 14,  08 Talooyin ku saabsan caafimaadka. Riix 

Somalia Mar 14,  08 Daawada Xubuubka ah oo loo leqo Dariiqad aan sax ahayn.       Riix 

Somalia Mar 13,  08 Taariikh Nololeedki ALLE Ha u Naxariistee Daahir Xaaji Cismaan Sharmarke  oo maanta Lagu Aasay Magaalada Qardho ee G/Karkaar.       Riix 

Entebbe Mar 13,  08 Madaxweynaha Dalka Uganda oo ka Khudbadee-yay Shirkii ururada aan Dowliga ahayn uga socday magaalada Entebbe Daawo Sawiradda.       Riix 

Qardho  Mar 13,  08 Daahir Xaaji Cismaan oo ka mid ahaa 13-kii Xubnood ee Aasaasey Ururkii SYL oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Qardho.         Riix 

Muqdisho Mar 13,  08 Axmed Cabdisalaan   "Xukuumadu waxay Magacaabeysaa Gudi la xaajooda Mucaaradka Asmara.         Riix 

Muqdisho Mar 13,08 Ciidamo Itoobiyaan ah oo qarax lagula beegsaday meel ku dhaw Isgoyska Towfiiq. Riix

Nairobi Mar 13,08 Ahmedou Ould Abdallah "waa arin lagu farxo dib u heshiisiinta ay ku baaqdey Dowladda Federaalka     Riix 

Dakar   Mar 13,  08 Madaxweynaha Senegal Abdoulaye wade oo ka hadley arrimaha Somalia xili dalkiisa ka soconayo Shirka Ururka Islamka         Riix 

Muqdisho Mar 12,08 Dowladda Federaalka Kmg ah oo soo Bandhigtay Istaraatijiyad cusub oo ku aadan qaabka Dib u heshiisiinta noqoneyso.         Riix 

Baardheere  Mar 12,  08 Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale iyo dhowr Xildhibaano oo ka tirsan Baarlamaanka oo gaaray Magaalada Baardheere.   Riix 

Washington  Mar 12,  08 Warbixin ay soo saartay Wasaarada Arrimaha Dibada Mareykanka ayay kaga hadashay Xaaladaha ka jira Dalka Somalia.         Riix 

Qaahira  Mar 12,  08 Baarlamaanka Carabta oo baaq kasoo saaray Arrimaha Somalia.         Riix 

Garoowe Mar 12, 08 Gaagaab oo beeniyay in uu hada ka mid yahay Musharaxiinta u taagan Maamul Goboleedka Puntland         Riix 

New York  Mar 11,  08 Human Rights Watch oo sheegtay in ay hayso Cadeymo Muujinaya Danbiyo dagaal oo ka dhacay Gudaha Dalka Somalia.         Riix 

Nairobi  Mar 11, 08 Ambassador. Max'ed Cali America ayaa sheegay in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed saaka u duuli doono Dalka Senegal.         Riix 

Uganda  Mar 11, 08 Ururada aan Dowliga ahayn ee uu shirka uga soconayay Dalka Uganda ayaa doortay Gole ay ku Midoobeen     Riix

Dhuusamareb Mar 11,08 Hay'adda ICRC oo qeybinta Kaalmooyinka ka bilowday qeybo ka mid ah Gobolka Galgadud oo ay ka jiraan Abaaro iyo biyo la'aan.          Riix 

Bosaaso Mar 10, 08 Ururka Caalamiga ah ee Laasqorey Concern ayaa Mashaariic badan  ka fuliyay qeybo ka mid ah Gobolka Sanaag Daawo Sawiradda.        Riix 

Helsinki Mar 10, 08 Shir Muhiim ah oo Ururka Sahan International usoo qaban qaabiyay Jaaliyada SSC ee Finland oo ka dhacay xarunta Taleex ee Helsinki          Riix

Muqdisho Mar 10,08 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Kmg C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa ka dagay Magaalada Nairobi isagoo kusii jeeda Dalka Senegal.        Riix

Muqdisho Mar 10, 08 Ciidamada Dowladda Kmg oo 3 Bilood ka dib ka guuray Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Aadan Cadde      Riix

Nairobi  Mar 10, 08 Hay'adda Amnesty Inter-national oo cambaarey-say duqeyntii diyaarada Mareykanku u geysteen  Deegaanka Dhoobley        Riix

Garoowe Mar 09, 08 Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun Cali Xaaji Ismaaciil (Cali Doob) oo Maanta shil Baabuur ku Geeriyooday      Riix

Somalia  Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan.   Riix

Johanesburg Mar 09, 08 Dukaamo ay Soomaali ku leedahay Koonfur Africa oo shalay galinkii dambe dhac loo geystay.          Riix

Entebe  Mar 09, 08 Ururada aan dowliga ahayn ee ka jira Dalka Somalia oo maalintii 2-aad kulan ku leh Magaalada Entebe ee dalka Uganda  Riix

Somalia Mar 09, 08 Maxaad ka taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!        Riix

Muqdisho Mar 09,08 Ciidamada DF iyo kuwa Ethiopia oo ka guuray wadada 30-ka oo ay dhawaan fariisimo ka sameysten.    Riix

Buula Burde Mar 09, 08  Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay Degmada Buula Burde mid ka mid ah Saraakiishii hore ee Ciidamada      Riix

Baydhabo Mar 09, 08 Mooshin ka dhan ah Xukuumada RW Nuur Cadde oo loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaa-nka.           Riix

Boston Mar 08, 08     Waa qaybtii sedexaad ee darsigii diiniga ahaa ee ku saabsanaa 'Barbaarinta Caruurta' Dhagayso

Bosaaso Mar 08, 08 Madaxweyne Cadde Muuse oo magacaabay Xisaabiyaha Guud iyo Gudoomiyaha Hanti Dhowr-ka Puntland.        Riix

Somalia Mar 08, 08 Maalinta Haweenka ee 8-March o maanta laga xusay Gobolada Dalka Somalia.         Riix

Afgooye Mar 08, 08 Wefdi uu horkacayo Cismaan C.Boqore ayaa gaaray deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay ku sugan yihiin dadkii Muqdisho kasoo barakacay.      Riix

Baydhabo Mar 08, 08 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo cambaareeyay duqeyntii Diyaaradaha mareykanku ay ka geystay  Degmada Dhoobley       Riix

Baledweyne Mar 08, 08 Ciidamo Itoobiyaan ah oo la wareegay Saldhigga Degmada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.     Riix

Muqdisho Mar 08, 08 Ganacsiga Suuqa weyn ee Baakaraha oo saaka xiran iyadoo Ciidamada Dowladda  ay baaritaano ka wadaan Gudaha Suuqa.        Riix

Somalia  Mar 08, 08 Dowladda Holland oo sheegtay in ay Markab Dagaal ay usoo direysa Xeebaha Dalka Soomaaliya.    Riix

New York Mar 08, 08 Ban Ki Moon oo Warbixin ku saabsan Somalia ka Jeedindoona Golaha Ammaanka.     Riix

Bosaaso Mar 07, 08    Riigii ugu horeeyay ee Qoditaanka ceelasha Patrool-ka ama Saliida oo loo soo wado Puntland wiiga fooda inagu soo haya.  Riix

Baydhabo Mar 07, 08 Prof. Dalxa oo ku eedeeyay Saxaafada Muqdisho in ay iska indho tirayaan Danbiilayaasha geysta Falalka Dilalka Shacabka.      Riix

Johanesburg Mar 07, 08 Cabsi soo Wajahday Soomaalida ku nool Magaalada Prays ee Dalka Koonfur Africa    Riix

Muqdisho Mar 06,08 Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Safiir Cusub u Magacaabay Jamhuuriya-dda Islaamiga Iran.       Riix

Baledweyne Mar 06, 08 Maamulka Gobolka Hiiraan oo baaq usoo diray Hay'addaha Samafalka si ay ugu soo gurmadaan Abaaraha        Riix

Baydhabo Mar 06, 08 Qarax lala beegsaday Sarkaal sare oo ka tirsan nabad sugidda Magaalada Baydhabo oo dad rayid ah ay ku dhaawacmeen.Riix

Baledweyne Mar 06, 08 Magaalada Baledweyne oo ay ku dagaalameen Ciidamo kala taabacsan Godoomiyaha Gobolka iyo Kan Degmada Baledweyne.      Riix

Brussels Mar 05, 08 Golaha Amaanka ee QM oo kulan ka yeelan doona Arrimaha Somalia.       Riix

Muqdisho Mar 05,08 Max'ed Dheere ayaa Hanjabaad Kulul ujeediyay qaar ka mid ah Idaacadaha Magaalada Muqdisho.      Riix

Muqdisho Mar 05, 08 Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Kmg oo xalay lagu dilay Xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan.           Riix

London Mar 04,08 Fadlan ka soo Qaybgal Soo dhawaynta Mudane  Farax Macalim Maxamed (Dawaara) oo ah ku xigeenka afhayeenka Barlamaanka Kenya.

Helsinki Mar 04,08 OGEYSIIS SHIR MUHIM AH JAALIYADDA SSC EE FINLAND       Riix

Hargeysa Mar 04,08 Qiimaha Maceeshadaha kala duwan ee Suuqyada Magaalada Hargeysa oo kor u kacay       Riix

Dhoobley Mar 04, 08 Banaanbax looga soo horjeedo Duqeyntii Ciidamada Mareykanka ay ku qaadeen Magaalada Dhoobley oo halkaas ka dhacay.           Riix

Muqdisho Mar 04,08 Xaalada Suuqa Bakaa-raha oo Saaka dagan iyo xarumihii gacansi oo dib loo furay (Daawo Sawirada).       Riix

Muqdisho Mar 04,08 DF oo wada qorshe ay saldhigyo Ciidan kaga sameysaneyso hareeraha iyo Gudaha Suuqa weyn ee Bakaaraha        Riix

washington Mar 04, 08 Wasaaradda Gaashaandhi-gga ee Dalka Mareykanka oo ka hadashay Sababihii ay u Duqeeyeen Degmada Dhoobleey.       Riix

Hyderabad March 03, 08 Senator Barack Obama oo la filayo inuu Bari ku guuleysto Musharaxnima-da Xisbiga Demoqraadi-ga ee Dalka Mareykanka.          Riix

Bosaaso Mar 03, 08 Golaha  Wasiirada  Puntland oo  ansixiyay Xeerka soo saarista Patroolka.        Riix

Dhoobley Mar 03, 08 Diyaaradaha Dagaalka ee Mareykanka oo Saaka Aroortii Duqeeyay Degmada Dhoobley.        Riix

Muqdisho March 03, 08 RW Nuur Cadde iyo Golihiisa Wasiirada oo xalay kulan gaar ah ka yeeshay xaalada Suuqa Bakaaraha.     Riix

Muqdisho Mar 03,08 Ganacsigii Suuqa weyn ee Bakaaraha oo Saaka dib u furmay.  Riix

Galkacyo March 02, 08 Madaxweyne Cadde Muuse oo xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Mudug ee maamulka Puntland.      Riix

Baydhabo Mar 02,08 Maxkamadeynta Gudoo-miyihii hore ee Maxkamada sare oo la filayo in ay ka dhacdo M/Baydhabo.    Riix

Muqdisho Mar 02,08 Ciidamada DF oo saaka gudaha u galay Suuqa Weyn ee Bakaaraha.     Riix

Muqdisho Mar 01,08 Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo maanta magacaabay Safiiro Cusub.        Riix

Muqdisho Mar 01, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde "Kursiga aan ku fadhiyo waxaa ka qiimo badan Nabad Umma Soomaaliyeed usoo Hoyata.      Riix

New York Mar 01, 08 Axmedu Ould-Abdallah oo ka hadley socdaalkii uu kusoo maray Somalia rajana ka muujiyay heshiis la gaaro.       Riix

Muqdisho Mar 01, 08 Dagaal aad u xoogan oo la isku adeegsaday Hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta ka dhacay wadooyinka 30-ka iyo warshadaha.    Riix

Baydhabo Mar 01,08 Maamulka Cusub ee Gobolka Baay oo maanta looga dhawaaqay Magaalada Baydhabo.     Riix

Muqdisho Mar 01,08 Ururka Midowga Africa oo badalay taliyihii hore ee Ciidamada AMISOM isla markaana magacaabay taliye cusub.       Riix

Muqdisho Mar 01,08 2-ka mid ah Askarta DF oo kooxo hubeysan ay maanta ku dileen meel ku dhaw Isgoyska Howl Wadaag.        Riix

Somalia  Mar  01, 08 Dowladda Netherland oo baajisay Safar Soomaaliya ku iman lahaa Wasiir ka tirsan Xukuumadda Wadankaas.     Riix

Muqdisho Mar 01,08 Ciidamada maamulka gobolka Sh/Dhexe oo dib ula wareegay deegaanka Raaga-Ceelle ee gobolka Sh/dhexe.      Riix

Virginia March 01, 08      Gen. Maxamed Cali Abokor oo ku hadlaya Magaca Qoysaska Reer Xaaji Cali Abokor, Reer Xaaji Cali Cilmi iyo bulsho-waynta Reer Ceegaag  ayaa tacsi u diraya ALLE ha u naxariistee Qaraabadii iyo Ehelkii Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed. Ri

Wararkii Hore

|Feb 08|Jan 2008|2007|2006|

 

  Qoraalada
Somalia Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan. Riix
Somalia Mar 09, 08 Maxaad Ka Taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!!!  Riix
Somaliya Feb 13 08 Su'aal wayn oo aad u muhim ah
Boston Jan 30 08 Dood cilmiyeed lagaga hadlayo Manhajka waxb-arashada ee Soomaaliya gaar ahaan kan Maamulk Somaliland Riix
Verginia Jan 27 08 Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed Khaawi hawada u soo marinayo dadwaynaha SSC Riix

A call to end the escalating violence in Darwish rule area

Adaabta Salaada Ciida

GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

WAA MAXAY GUDNIIN?

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

News in English

Somalia Mar 29, 08   A publisher reissues a book on Somali names and nicknames    Riix

Senegal Mar 29,  08 Somali authorities urged not to implement anti-expression laws

Ogaden Mar 28,  08 Ethiopia war against ethnic Somali rebels fight for autonomy for the Ogaden region gets little attention    Riix

Somalia  Mar 28,  08 WFP warns Somalia sinking Deeper Into Abyss of Suffering    Riix

Geneva  Mar 28,  08 Somalia: 15,000 asylum seekers have fled since January says UNRi

New York Mar 28,  08   In Somalia, a Government on Life SupportRiix

Jigjiga Mar 27,  08       The Ogaden: a forgotten war draining a forgotten people    Riix

Sandiego  Mar 27,  08 Somali refugees' story is topic of museum exhibit    Riix

Nairobi  Mar 27,  08 Somalia too dangerous for aid work: Agencies    Riix

Nairobi  Mar 25,  08 WHO Claims Polio Stopped in Somalia.    Riix

New York  Mar 25,  08 UN Diplomat Urges International Attention on Somalia    Riix

New York  Mar 21, 08 UN urged to send troops to Somalia    Riix

Somalia  Mar 20,  08 Somalia: Opportunity to bring lasting peace must be Seized -Ban Ki Moon.    Riix

Nairobi  Mar 15,  08     To UN envoy in Somalia welcomes reaction to Government's Reconciliation Plan.    Riix

Somalia  Mar 13, 08 UN wants to do more Security and Stability in Somalia.    Riix

Mogadishu Mar 12, 08 Somalia: One Year later, AU force in Mogadishu soldiers on.    Riix

Somalia  Mar 12,  08 Somalia: Displaced families surviving on less than one meal a day, says ICRC    Riix

New York  Mar 11,  08 Somalia: Video Footage from Mogadishu shows devastating effects of attacks on Civilions.     Riix

Nairobi Mar 10, 08 Why the instability in Somalia should be con-cern for KenyaRi

Nairobi Mar 09, 08 Obama's Kenyan garb was cultural, Not Religious.    Riix

Kampala Mar 08,08 Uganda short of money to boost Somalia force.       Riix

Nairobi Mar 07, 08 International Women's Day Media Release: Girl's Education will shape Somalia Progress.        Riix

Somalia  Mar 07, 08 Somalia's security nightmare   Riix

Garoowe Mar 05,08 Somalia: Plea for help as drought ravages Puntland.      Riix

N.H (USA)  Mar 05, 08 Somali Tea comes to New Hampshire.       Riix

Somalia  Mar 04, 08 Surge in number of migrant boats-and Dea-ths-in Gulf of Aden, UN reports.        Riix

Somalia  Mar 04, 08 World Should  Stop Neglecting Somalia - UN envoy     Riix

Somalia  Mar 04, 08 UN: Rights Counsel Should Tackle Somalia Crisis.        Riix

Kampala Mar 04, 08 East Africa: 14 Million "face hardship from drought".      Riix

Somalia Mar 03, 08 Somali elders say four civilians killed in US air raid      Riix

Somalia Mar 03, 08 Deepening Drought in Central Somalia Alar-ming- UN.      Riix

Muqdisho Mar 02, 08 Somali Government shutters 3 independent radio stations Riix

Nairobi  Mar 01,08 Clinton faces Kenya cattle fine over Obama photo.       Riix

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Wararka  USA

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media