Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuhoodle Media
Buuloburde
Buurhakaba
Calanka
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Daily Somalia
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jidhiidhico
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xuddun news
 
 

 Warar Soomaali ku Qoran

Ceegaag School Project

New York Sept 27, 08   Cali Axmed Jaamac (Jengali) oo Ban Ki Moon kala hadley Arrimaha Somalia.      Riix

Lascaanod Sept 27, 08 Gudiga doorashada Somaliland oo soo gaadhay Gobolka Sool      Riix

Somalia Sept 27, 08   Kooxaha Afduubka ku haysta Markabkii Hubka u siday Dekeda Mombasa oo digniino adag ujeediyay Maraakiibta dagaalka ee Quwadaha Reer Galbeedka.      Riix

K. Africa Sept 26, 08   Hooyo Soomaaliyeed iyo laba wiil oo ay dhashay ayaa ka doorbiday inay shahiidaan intii ay daa-wan lahaayeen Gabdho-oda in lagu hor fara Xumeeyo.      Riix

Kismaayo Sept 26, 08   Budhcad badeeda Soomaa-liya oo ku guulaystay qabsashada Markab hub u siday  Kenya   Riix

Baladwayne Sept 26, 08 Ciidamada Ethiopia ayaa isaga guuray Janta Kundi-sho kadib markay u caal wayeen xoogag Islaamiy-iinta ee dagaalka ba'an kula jiray      Riix

Berlin Sept 26, 08       Laba nin oo lagu eedeenayo inay falal ismiidaamin ah ka geesanyeen dalka Jarmalka oo gacanta lagu dhigay      Riix

Kismaayo Sept 25, 08 Sheekh Xasan Turki oo Cudurdaar ka bixiyay hadalkii Sh. Max'ed (Dulyadeyn) ku sheegay in Maxkamadihii Ismaaliga Burbureen       Riix

Muqdisho Sept 25, 08 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo Saxaafada la hadley kadib markii uu kusoo laabtay Muqdisho +Sawiro      Riix

New York Sept 25, 08 Ergayga gaarka ah ee xag-hayaha guud ee qaramada midoobau ugu qaabilsan Soomaaliya Ahmedou ayaa warqad furan usoo diraya umada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka dibadiisa.Riix

Muqdisho Sept 24, 08 Dagaal iyo Duqeyn dad Rayid ah ay ku dhinteen oo xalay ka dhacdey Magaalada Muqdisho.      Riix

S.Arabia Sept 24, 08 Sheekh Shariif " Maahan in Shacabka lagu dhibo Magac Diin".      Riix

New York Sept 23, 08 Cali Axmed Jaamac (Jengali) oo Somalia uga qeybgalidoona Shirka Golaha QM ee maanta ka furmey Magaalada New York      Riix

Muqdisho Sept 23, 08 Muqdisho ma Caasi-mad Qaranbaa mise waa mid Qabiil!!!     Riix

S.Afrika Sept 23, 08 Thabo Mbeki: Hogaamiye Ku Dayasho iyo Xusid Mudan.      Riix

Bosaaso Sept 23, 08 Qaabkee ayaa loosoo furtey labadii Lamaane ee lagu afduubtay Magaalada Bosaaso +Sawiro     Riix

Muqdisho Sept 22, 08 Muuqaalka Suuqa Bakaa-raha oo maanta dad badan ay ku dhinteen kadib duqeyn loo geysty Daawo      Riix

Jabuuti  Sept 21, 08 Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga dib u xoreynta oo ku kala tagay Shirkii uga socdey Magaalada Jabuuti        Riix

Jig-Jiga  Sept 21, 08 Daawo Silica Ciidamada Ethiopia ku hayaan Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dhulka Ogaadenia  Daawo

Djibouti Sept 20, 08 'Ciidamada Ethiopia waxay bilaabayaan inay koonfurta Soomaaliya ka baxaan Ciidalfidrigan' Axmaduu wal-id cabdala.Dhagayso

Muqdisho Sept 20, 08 Madaxweyne Yuusuf oo muddo u qabtay Basaborkii hore Somalia fariina udiray Shirkadaha Duulimaadka Dalka.      Riix

sk,Kanada Sept 19, 08 Askari Kanadiyaan ah oo si waxashnimo leh ugu dilay soomaaliya wiil yar oo aan wali qaan gaadhin oo lasii daayay.Riix

Djibouti Sept 19, 08 Isbahaysiga Dibxoraynta Soomaaliya oo ka gilgishay Faragalinta Ethiopia ee shirka JabuutiRiix

Buuhoodle Sept 19, 08 Qurba Joogta Beesha Reer Hagar oo markii ugu horaysay u Soo sharaxay Haweenay inay u matasho Aqalka Baar-laamaaka ee dawlad Gobole-edka Puntland Riix

Muqdisho Sept 19, 08 Wasaarada Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliyeed oo Soo Saartay Waregto ay ku Mamnuuceyso Dhamaan Shirkadahii Duulimaadka ee SoomaaliyaRiix

Washington Sept 19, 08 Mooshin ugu baaqaya dowladda Mareykanka inay soo gudbiso siyaasad sal iyo baar leh oo ku beegan Soomaaliya ayaa toddobaa-dkan la horkeenay Golaha Congress-ka ee dalkan Mareykanka.Riix

Bosaaso Sept 18, 08 Faahfaahin ku saabsan Iska hor imaadkii saaka ka dhacay Duleedka Magaalada Bosaaso (Daawo sawiradda)    Riix

Jabuuti Sept 18, 08 Shirkii Jabuuti uga socdey Dowladda KMG iyo Mucaaradkeeda oo meel xaasaasi ah maraya..    Riix

Jabuuti Sept 18, 08 Ahmed Ould Abdallah oo digniin ujeediyay Kooxaha ka qeybgalaya Shirka dib U heshiisiinta Jabuuti.    Riix

Bosaaso Sept 17, 08 Taliyihii Booliska Puntland Gen. Gaani Max'ud Xaaji oo xalay dabley hubeysan ay ku dhaawacay Magaalada Bosaaso.    Riix

Kismaayo Sept 17, 08 Dekadda Kismaayo oo 3 bilood kadib ay maanta kusoo xiratay Doon waqtiga badfuranka..  Riix

Adis Ababa Sep 17, 08 Ururka Midowga Africa oo ka hadley Weerarada lagu hayo Askartooda kusugan Magaalada Muqdisho.      Riix

Kismaayo Sept 16, 08 Amaanka magaalada Kismaayo oo gacan bira lagu qabtay    Riix

Muqdisho Sept 16, 08 Daallo iyo Jubba oo fuliyay Amarkii Xoogaga Al-Shabaab iyagoo baajiyay Duulimaadyadii maanta ee Muqdisho.  Riix

Paris   Sept 16, 08 Dowladda Faransiiska oo sheegtay inay xoog kusoo furatay Muwaadiniin u dhashay wadankeeda oo lagu haystay Xeebaha Somalia.        Riix

Muqdisho Sept 15, 08 Bayaanka Xarakada Islaax ee Soomaaliya.        Riix

Jabuuti Sept 15, 08 RW Nuur Cadde iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray Dalka Jabuuti.        Riix

Kampala Sept 15, 08 Uganda oo sheegtay in ay Somalia usoo direyso Ciidamo badela kuwa hada ku sugan Gudaha Somalia.        Riix

Sucuudiga Sept 14, 08 Xaakimka ugu sareeya Dalka Sacuudiya oo sheegay in la Dilikaro dadka Leh Telefishinka Satelatka        Riix

Muqdisho  Sept 14, 08 Maxamed Dheere oo shalay xilkii ku wareejiyay gudiga maamulka gobolka Banaadir.         Riix

Hargaysa Sept 13, 08 Khudbadii Sh. Cusman Cali Xussein  ee Masjid Al-sacaadah Qaybta Dambe ee khudbadu Waa afsooma-ali By  Maxada Shabakada Ceegaag online ee Qaybta diiniga ah Aadan C/lahi C/lle.        Riix

London  Sept 11, 08 Axmed Cabdi Xaabsade oo kasoo dagay gegida Diyaaradaha ee Magaalada London         Riix

Adis Ababa Sep 11, 08 Xildhibaan Axmed Sheekh Cali (Geelle) oo ku geeriyooday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.        Riix

Baydhabo Sep 11, 08 Xildhibanada Barlamanka oo Cod Aqlabiyad ah ku diiday mid ka mid ah Qodobadii ay dhawaan ku heshiiyeen Madaxweyne Yusuf iyo RW Nuur Cadde.         Riix

Kismaayo Sep 11, 08 Waraqo Digniin ah oo loo jeedinayo Haweenka Qaadka ka ganacsada oo  lagu daadiyay Magaalada Kismaayo    Riix

Washington Sep 11, 08 Bankiga Adduunka oo Deeq Lacageed oo dhan 7 Million oo Dollar  u Ansixiyay Somalia.       Riix

Muqdisho Sep 11, 08 Dood Culus ayaa waxay ka taagan tahay in Xubnaha Golaha Deegaanka G/Banaadir lagu qeybsado 4.5 oo ay DF ku dhisantahay.    Riix

Nairobi Sept 10, 08 UNHCR " Mushkiladaha ka jira Somalia ayaa ku qasbay in dad badan ay naftooda ku haligaan Badda".        Riix

Hargeysa Sep 10, 08 Madaxweynaha Somali-land oo Shahaado sharaf gudoonsiiyay Isu-duwaha UN/Aids ee Somaliya iyo Somaliland       Riix

Baydhabo Sep 10, 08 Xildhibaan Mohamed Cismaan Maye oo xalay lagu dilay Maagalada Baydhabo.    Riix

Muqdisho Sep 09, 08  Madaxweyne Yuusuf ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabayo maamul KMG ah oo uu yeesho G/Banaadir.    Riix

Dhakar  Sept 09, 08 Mucjisada Aduunka Wiilka yar oo ku dhashay Labo Madax Dalka Bangladesh.    Riix

Bosaaso Sept 08, 08 Puntland oo soo dhawey-say wararka sheegaya in gacanta lagu dhigay 14 Burcad Badeed Soomalai ah.       Riix

P.Elizabeth Sept 08, 08 Koonfur Afrika oo Noqotay Hoygii Geerida Ganacsatada Soomaali-yeed!        Riix

Baydhabo Sep 08, 08 Maxamed Qanyare " Maamul looma sameyn karo G/Banaadir iyadoo aan lala tashan dad aniga ka mid ahay oo awood ku leh Gobolka".    Riix

Hargaysa Sep 07, 08 khudbadii jimcaha ee masjid jaamaca Hargaysa  05/09/1429 05/09/08 ee Sh. Cusman Cali Xuseein oo qaybteeda dambe tahay AfsomaliDhagayso

Baydhabo Sep 07, 08 Weeraro gaadmo ah oo xalay ka kala dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo BaydhaboRiix

Muqdisho Sep 07, 08  Ciidamo Ka tirsan Dowladda iyo Askari Ethiopian ah oo isku soo dhiibay Xoogaga ka horjeeda Siyaasada Dowladda    Riix

Kismaayo Sep 06, 08  Kismaayo oo Maamul ku Meel gaadh ah looga dhawaaqay  Riix

Wanlaweyn Sep 06, 08  Maamulkii Degmada Wanlaweyn oo la kala diray, kadib markii ay xalay halkaas gaareen Xoogaga Al-shabaab..      Riix

G.Afrika Sep 06, 08  Macluul soo foodsaartay Caruurta ku nool Geeska Afrika..      Riix

Adis Ababa Sep 05, 08  Ethiopia oo sheegtay in ay Ciidamo Dheeri ah usoo direyso Somalia, kadib markii ay heshay Kaalmo Dhaqaale.      Riix

Garoowe Sep 05, 08  Faallo: Puntland iyo Afartii Sanno ee lasoo Dhaafay..     Riix

Adis Ababa Sep 04, 08  Qarax weyn ayaa xalay Gilgilay Suuqa weyn ee Markaato ee magaalada Addis Ababa.       Riix

Somalia Sept 03, 08  Dooni ay la Socdeen Dalxiisayaal u dhashay Fararsiska ah ayaa lagu Qafaashay Xeebaha Somalia.       Riix

Columbus Sept 02, 08  Taageeridii Dowlad Goboleedka: Northland State of Somalia oo ka dhacdey Columbus Ohio (Daawo Sawiradda)      Riix

Muqdisho Sep 02, 08  Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka hadley Xaalada magaalada Kismaayo    Riix

Muqdisho Sep 02, 08  Xaq u Dirirka oo Dagaalkii ka baxay iyo Xukun u Dirirka oo bilaabay dagaal sokeeye oo Xukun Doon ah.         Riix

Somalia Sept 01, 08  Sheekh Saalax Nabhaani oo in badan laga maqlay Warbaahinta Reer Galbeedka ayaa markii u horeesay soo diray Cajal Muuqaal ah. Riix

Baydhabo Sept 01, 08  Barlamaanka oo maanta Codka Kalsoonida siiyay Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde.      Riix

U.A.E    Sept 01, 08  Mowduuc yar oo ku saabsan Bisha Barakeysan ee Ramadaan: By Mustafa Akhyaar      Riix

Wararkii Hore

Aug 08|July 08|June 08|May 08 |Apr 08|Mar 08|Feb 08|Jan 2008|2007|2006|

 

  Qoraalada

Tala`a al-Badru `Alayna

Silsilada gabayada Gar-naqsi ka akhriso ama ka dhagayso Halkan
Muqdisho Sept 23 , 08 Muqdisho ma Caasimad Qaranbaa mise waa mid Qabiil!!!!    Riix
U.A.E Aug 30 , 08 Xikmada Soomka Bisha Ramadaan ee BarakeysanRiix
U.A.E Aug 30 , 08 Ramadaan Kariim - Cuntadaadu waa Dawadaada. Akhri
Edmonton July 15 , 08 Jamaal Xaaji Cali oo tix gabay ah oo ku socota beesha Dhulbahante  tiriyay     Riix
Edmonton July 02 , 08 Xafladii dabbaaldega 26 June iyo israaca 1-da Luuliyo oo Riix
N. America June 28 , 08 Gabygii Halxidhaale iyo jawaabtiisii, Gabaygan wuxuu ka hadlayaa Col-aada Ugubka ah ee u dhexeesa  Jilibada Hay-aag iyo Hagar oo kaso-owada jeeda Beesha DhulbahanteRii
Hargeysa June 04 , 08 Maxaad ka taqaanaa MachadkaQu'raan Xafidka ee Daar al xikma ee magaalada HargaysaRiix
Hargeysa May 27 , 08 Saxaafada Soomaaliyeed Cidna uma maqna ceelna uma Qodna Riix
Asmara May 23, 08 Burbur ku yimid Isbaheysigii Asmara    Riix
U.A.E  May  18,  08 Midhaha Balaayga iyo Faa'iidooyinkooda Riix
Boston May 03,  08 Kororso Aqoontaada $20-ka Dollar iyo Dhacdadii 9/11    Riix
Boston Apr 27,  08 Taariikh La Yaab leh  (History Mystery) Maxay kasinaayeen Madaxwey-neyaashii Lincoln iyo J.F.  Keneddy. Riix
Hargaysa, April 08 Fu'aad Aadan Cade oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taab-anaya siiyaay Shaba-kadan Dhag
Johanesburg Apr 05, 08 Dhalinteena Dhuntay iyo Qeylo Dhaanka Culumada Riix
Somalia Mar 28, 08 Waa Maxay Dhex-Dhexaadnimada Diintu?   Riix
Somalia Mar 23, 08 Ka Digtoonow Hurdada Ka Badan 9 Saacadood.   Riix
Somalia Mar 09, 08 Biyaha oo la Cabo Caloosha oo madhan waxay kaa ilaalisaa Xanuuno badan oo aan laga bogsan. Riix
Somalia Mar 09, 08 Maxaad Ka Taqaanaa Sharaabka Coca Cola iyo Pepsi Cola!!!!!!!!!!!!  Riix
Somaliya Feb 13 08 Su'aal wayn oo aad u muhim ah
Boston Jan 30 08 Dood cilmiyeed lagaga hadlayo Manhajka waxb-arashada ee Soomaaliya gaar ahaan kan Maamulk Somaliland Riix
Verginia Jan 27 08 Dhambaal wacyi galin ah oo uu Maxamed Khaawi hawada u soo marinayo dadwaynaha SSC Riix

A call to end the escalating violence in Darwish rule area

Adaabta Salaada Ciida

GUDASHADA CIBAADADA XAJKA

WAA MAXAY GUDNIIN?

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

News in English

Ceegaag School Project

Somalia Sept 27, 08      Somali Pirates hijack ship carrying armed forces hardware   Watch

Berlin Sept 26, 08      Police arrest two terror suspects at Cologne airport   Click

Nairobi Sept 25, 08 Analysis: Somali Crisis Deepened by Ethiopia.   Click

Chine&Turkey Sept 23, 08 China, Turkey, Islam, and the Rise of the Asiatic Landmass as Center of the World (Part I)   Click

Nebraska Sept 19, 08 Nebraska plant workers say fairness at stake in dispute over Somali Muslims' prayer breaks      Click

Ethiopia Sept 19, 08 Emergency food aid is not getting out fast enough to the people who need it in Ethiopia's troubled Somali region, a top US official says.      Click

Somalia Sept 08, 08     Is Darfur Killing Somalia? By Andrew D. Bishope      Click

Ohio Sept 05, 08         African Languages at Ohio University - Somali African language  Watch

N.America Sept 05, 08  9 Fat-Burning Eating Tips  Click

Riyadh Sept 05, 08        'Don’t ignore nonfasting chil-dren’ Mohammed Rasoolde-en I Arab NewsClick

Somalia Sept 04, 08 US's Somalia Policy Likely to Bring Blowback : By Jim Lobe  Click

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

   Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

affiliate_link

 

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media