shebekada wararka ee ceegaag waxay idiin soo warinasaa  wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Warar maqal ah

IQK NEWS

Wararka Subixii
Wararka Galabtii
Wararka Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA

     

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

Radio Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allwadani
Allwariye
Abaaqaroow.com
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allmudug
Allpuntland
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Gobolka Banaadir
Golkhatumo
Gedonet
Garowe online
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Idamaale.com
Jidbaale
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Onkod.net
Puntlandpost
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Realnugaal
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Waagacusub.com
Wabishabeele
WardheerNew
Widhwidh.com

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
Yaaqshiid.com
 

Warar Qoraal u Badan

 


Somalia   Oct 31, 07  Hay'adaha Gar-gaarka oo Walaac ka muujiyay Xaalada Bini'aadanimo ee ka jira Koonfurta Dalka Somalia.Riix

Baydhabo  Oct 31, 07  Seyoum Mesfin oo wadahad-alo kula leh M/Baydhabo Madaxweyne C/laahi Yusuf iyo Afhayeenka Barlamanka Sh.Aden MadoobeRiix

Cape town  Oct 31, 07 Maxay tahay Dhibaatada haysata Soomaalida ku Nool Dalka Koonfur Afrika.Riix

Baydhabo  Oct 31, 07 Kalfadhiga Golaha Baarlamaanka oo saaka ka doodaya meel marinta qodob xasasi ahRiix

Somalia  Oct 30, 07    Yaa Buuxinaya Jagada Ra'iisal Wasaarenimo ee uu Baneeyay Xildhibaan Cali Max'ed  Geeddi?.Riix

Muqdisho  Oct 30, 07 Markab Maanta Laga Afduubtay Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho.Riix

Cape town  Oct 30, 07 Dalka K/Afrika oo xalay lagu dilay Ganacsade Soomaaliyeed.Riix

Muqdisho  Oct 30, 07  Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo goor dhaweyd dib u furmay kadib markii Suuqu xirnaa Muddo Afar Maalmood ah.Riix

Baydhabo  Oct 30, 07  Madaxweyne C/laahi Yusuf oo Saalim Caliyow Ibrow  si Kmg ahaan ugu Magacaabay Xilka Ra'iisal WasaarenimoRiix

London   Oct 29, 07 British Muslim Minister Detained at US Airport.Riix

Baydhabo  Oct 29, 07  Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa sheegay inuu aqbalay Istiqaalada uu soo gudbiyay Cali Maxamed Geeddi.Riix

Baydhabo  Oct 29, 07      Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa manta iska Casilay Jagadii Ra'iisal Wasaaranimo.Riix

Muqdisho  Oct 29, 07 Qaraxyo iyo Tacshiirado ka socda Wadada Koowaad ee Suuqa Bakaaraha ee M/Muqdisho.Riix

Muqdisho  Oct 29, 07 Banaabaxyo Rabshado wata oo Maalintii sadexaad ka socda Magaalada Muqdisho.Riix

Baydhabo  Oct 28, 07 Ciidamada Booliska Baydhabo oo fashilay Miino lala damacsanaa in lagu khaarajiyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Kmg.Riix

Muqdisho  Oct 28, 07 Daawo Sawirada Banaabaxyada ka socda Magaalada Muqdisho iyo Muuqaalka Wadooyinka la gooyay.Riix

Muqdisho  Oct 28, 07 Dagaal Culus oo goor dhaweyd ka bilowday Deegaano badan oo ka tirsan Degmada Hodan.Riix

Addis Ababa Oct 28, 07 Ra'iisal Wasaare Geeddi oo maanta laga filayo Baydhabo si Iscasilaadiisa ugu gudbiyo Madaxweynaha.Riix

Boston Oct 28, 07        Masjid Jaamaca ugu wayn ee laga hirgalinayo Caasimada Afraad ee dalkan Mareekanka "Boston"oo Lacagtii dhismuhu ka go'dayRiix

Ceegaag Oct 27, 07  Xawaalada ku caanka ah adeega degdega ah ee Dahabshiil oo Xafiis Bangiyeed ka furatay CeegaagRiix

Somalia  Oct 27, 07 Xildhibaanada ku Fikirka ah RW Geeddi oo laga yaabo in ay ku biiraan kuwa jooga Magaalada Asmara.Riix

Muqdisho  Oct 27, 07 Banaabaxyo looga soo horjeedo Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.Riix

Muqdisho Oct 27, 07 Kooxaha kasoo horjeeda Dowladda Federaalka ayaa goor dhaweyd la wareegay gacan ku haynta Saldhiga  Degmada HodanRiix

Marka   Oct 27, 07         Iska Hor imaad xoogan oo Saaka ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta G/Shabeelaha Hoose.Riix

Muqdisho  Oct 27, 07  Maxamed Dheere oo kala Diray Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.Riix

Muqdisho  Oct 27, 07 Magaalada Muqdisho oo saaka  Dagaal faraha looga gubtay ku Waabariisatay.Riix

Muqdisho  Oct 26, 07  Maxkamada Gobolka Banaadir oo sii deysay 20 Maxbuus oo kuxirnaa Xabsiyada Magaalada Muqdisho.Riix

Addis Ababa Oct 26, 07 Ethiopia - ONLF is Ready for Direct negotiations.Riix

New York Oct 26, 07 Wakiilka QM ee Somalia oo ugu baaqay Madaxwey-naha iyo Ra'iisalwasaaraha DF in ay soo afjaraan Khilaafka ud..Riix

Somalia   Oct 26, 07 Baaqii Garaad Jaamac G. Cali  waa wax ku ool Taageero iyo Bogaadin Mudan.Riix

Lascano  Oct 25, 07 Magaalada laascaano oo caawa degan kadib rabshado ka dhacay maanta oo ay dhiig ku daateenRiix

Jeddah   Oct 25, 07 RW Geeddi oo gaadhay Magaalada Jeddah, C/laahi Yusuf  iyo Sheekh Aadan Madoobe  oo maanta kusii Jeeda.Riix

Lascanod  Oct 25, 07 Ciidamada Somaliland oo ku Gaashaaman baabuurta Tiknikada ah oo soo galay Gudaha Magaalada Laascaanod.Riix

Muqdisho  Oct 25, 07 Ciidamada Itoobiya ayaa Saaka  Howl galo ka bilaabay Xaafadaha ku aadan Deegaanada Suuqa XoolahaRiix

Somalia  Oct 25, 07 Qaramada Midoobay ayaa Sheegtay inay sii wadi doonto Taageeridii ay siin jirtay Dalka Soomaaliya.Riix

Addis Ababa Oct 25, 07  RW Geeddi oo Madaxda Ethiopia ka aqbalay inuu ka tanaasulo waxyaabaha ay isku hayaan isaga iyo MadaxweynahaRiix

Lascano Oct 24, 07 Waa sidee xaalada ay ku sugan tahay magaaladaa laascaanood labo toobaad  ka dib markii ay maamulkeeda la wareegeen maamulka Somaliland.Riix

Gurmad Qaran hadan nahay Gaaja Haraad Diidi Meyno Geerida

Somalia  Oct 24, 07 Warbixin la yaab leh oo uu Wargeyska Financial Times ka qoray Dhaqaalo uu Jeebka ku shubtay RW Geeddi.Riix

Muqdisho Oct 24, 07 Afhayeenka Yuganda oo Sheegay in aysan qorshaha ugu jirin in ay jawaab ka bixiyaan Madaafiicda lagu soo Weeraro.Riix

Addis Ababa Oct 24, 07 RW Geeddi oo saaka ka dagay Magaalada Addis Ababa, lana filayo in uu usii gudbo Dalka Saudi Arabia.Riix

Muqdisho  Oct 24, 07 Miino la Kacday saaka gaadhi BL ah oo ay saarnaayeen in ka badan 24 Ruux.Riix

Baydhabo Oct 24, 07 Cismaan Cilmi Boqore " Hub iyo Telefoonada Gacanta midna lalama soo galikaro Xarunta Baarlamanka.Riix

Addis Ababa Oct 23, 07 Meles Zenawi iyo Ergayga QM ee Somalia oo ka wada hadley sidii Ciidamada Itoobiya looga saari lahaa Somalia.Riix

Muqdisho  Oct 23, 07  Sarkaalkii WFP oo dib u helay Xoriyaddiisii, Lama sheegin qaabka lagu sii daayay.Riix

Muqdisho  Oct 23, 07 Qarax Saaka lagula beegsaday Ciidamo ka tirsan Dowladda Kmg  agagaarka Ex-Kulliyadii Jaale Siyaad.Riix

Baydhabo  Oct 23, 07  Baarlamaanka oo Maanta Nasasho kujira, Bari oo La wajihi doono Xukuumada RW Geeddi.Riix

Lascanod  Oct 22, 07  Somaliland iyo Puntland oo iska dayaya in ay hantaan taageerada dadwaynaha SSHawdRiix

Baydhabo  Oct 22, 07  Baarlamaanka Soomaaliya oo Go'aamiyay in Codka Kalsoonida loo qaado Xukuumada Ra'isal Wasare Geeddi.Riix

Jig-Jiga  Oct  22, 07 Qaybtii Jiifka Ardayda ee Kulliyada Caafimaadka ee Magaalada Jig-Jiga oo Xadhiga Laga jaray.Riix

Baydhabo  Oct 22, 07  Baarlamaanka Somalia oo Maanta yeelanaya kulan looga hadlayo Qorshihii la xisaabtanka Xukuumada Geeddi.Riix

Baydhabo  Oct 22, 07 Taliyaha Booliska Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyay Qarax Bomb xalay Magaaladaas ka dhacay.Riix

Somalia  Oct 21, 07     21 October 1969-kii Waa Maalin Xusid Mudan, Waa Maalin Xusuus Mudan, Waa Maalintii Umadda Soomaaliyeed Riix

Somalia  Oct 21, 07     Dagaal culus oo galabnimadii Maanta ka bilawday Agagaar-ka Xerada Maslax ee ee Mag-aalada Muqdisho  Riix

Muqdisho  Oct 21, 07 Ciidamada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dil iyo dhac ka geystay Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Nation Link ee Degmada Shibis Riix

Ohio  Oct 21, 07      Axmed Maxamuud Yassin, Mushraxa Madaweyninimada dowlad goboleedka Puntland Riix

Baaq ay si wada jir ah u soo saareen waxgaradka reer Somaliland iyo Puntland.

Afgooye  Oct 21, 07 Nolosha Caruurta Soomaaliyeed ee ka barakacay Magaalada Muqdisho waa mid aad looga Naxo.Riix

Muqdisho Oct 21, 07  Askar fara badan oo Itoobiyaan ah oo lagu laayay Magaalada Muqdisho Iska Hor imaadkii ka dhacay xalay.Riix

Baydhabo  Oct 20, 07 Kulan Magaalada Baydhabo uga socda 24 Wasiir oo ku Mowqif ah Madaxweynaha Somalia C/llahi YusufRiix

Baydhabo  Oct 20, 07 Ra'iisal Wasaare Geeddi oo goor dhaweyd dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo.Riix

Muqdisho  Oct 20, 07 Barakac Cusub oo maanta ka bilowday Degmooyinka Hodan, Wardhiigley iyo H/wadag eeM/MuqdishoRiix

Muqdisho Oct 20, 07 Kusimihii Idaacada Shabelle Bashiir Nuur Geeddi oo xalay toogasho lagu dilay.Riix           

Addis Ababa  Oct 20, 07 RW Geeddi "Dowladaha dariska wax shaqo ah kuma laha khilaafka aniga iyo Madaxweynaha naga dhexeyaRiix

Somalia  Oct 19, 07 Safarka Ra'iisal Wasaare Geeddi uu ku tagay Magaalada Addis Ababa muxuu soo kordhin Doonaa?Riix

Muqdisho  Oct 19, 07 Qaraxyo iyo Tacshiirado ka soconaya qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.Riix

Muqdisho Oct 19, 07 Abwaan Abshir Bacadle ayaa Saaka Ciidamada Dowladda ay Xabsiga u TaxaabenRiix           

Muqdisho Oct 19, 07 Qaraxyo Xoogan ayaa Xalay ka dhacay Goobo ka mid Magaalada Muqdisho.Riix   

New York  Oct 19, 07 Dowladda Itoobiya iyo Qaramada Midoobay oo isla meel dhigay qorshe Raashin loogu dirayo Kililka 5-aad.Riix

Boosaaso  Oct 18, 07 Israsaaseyn xoogan oo ka dhex socota Ciidamada Puntland iyo Kooxo Hubeysan Gudaha M/BoosaasoRiix

New York  Oct 18, 07   Xoghayaha Guud ee QM oo ku baaqay in si Dag-dag loo sii daayo Madaxii Hay'adda WFP ee lagu xiray Muqdisho.Riix

Baydhabo Oct 18, 07   In Ka Badan 22 Wasiir oo ka soo Horjeeda Ra'iisal Wasaare Geeddi oo Maanta Baydhabo Kulan ku leh.Riix           

Jig-Jiga Oct 18, 07  Ra'iisal Wasaare ku-xigeenka Itoobiya Ato Addisu Legesse oo booqosho ku yimid Xarunta Kililka 5-aad ee Jig-JigaRiix           

Baydhabo Oct 17, 07  Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa maalintii Labaad dood kulul ku yeeshay xarunta Shirarka Baydhabo.Riix

Baydhabo Oct 17, 07  Wafdi uu Hogaaminayo Ra'iisal Wasaare Geeddi ayaa ka degtay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.Riix

Muqdisho Oct 17, 07  Gudoomiyihii Degmada Yaaqshiid oo ku Geeriyooday Qarax Miino ah oo saaka lala beegsaday Magaalada Muqdisho.Riix           

Muqdisho Oct 17, 07  Ciidamada Dowlada oo Goor dhaweyd goobtiisa shaqo kala baxeen madaxa hay'ada WFP ee Magaalada Muqdisho.Riix           

Lascanod Oct 17, 07  Waa Sidee Dareenka Walaaca Leh ee Dadka iyo Guud Ahaan Xaalada Magaalada Laascaanod.Riix

Muqdisho Oct 17, 07 Dagaal Culus oo Xalay ka dhacay agagaarka isgoyska Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho.Riix    

Somalia   Oct 17, 07 Maraakiib Shisheeye oo Gaaf Wareegeysa Xeebaha Koonfureed ee Dalka Soomaaliya.Riix 

Lascanod Oct 16, 07 Wararkii ugu Dambeeyay ee ku saabsan Xaalada Guud ee Magaalada LaascaanodRiix

Baydhabo Oct 16, 07 RW Geeddi "Majiro Khilaaf u dhexeeya aniga iyo Madaxweynaha balse...Riix           

Baydhabo Oct 16, 07 Kalfadhigii Golaha Baarlamaanka oo Maanta aysan wax Natiijo ah kasoo Bixin.Riix   

Baydhabo Oct 16, 07 Ciidamada Itoobiya oo damaanad qaaday Amaanka Goobta shirka  Baarlamaanka kadib markii ay ka biyo diideen Ciidamada Uganda.Riix           

Edmonton Oct 16, 07 Axmed C/casiis Warsame (Axmed dheere) oo ka hadlay dhibaatada ka aloosan gobolka SoolRiix

Baladweyne Oct 15, 07 Labo caruur ah oo ku geeriyootay Gantaal aan la garaneyn halka uu ka yimid oo ku soo dhacay bartamaha Magaalada baladweyne ee G/HiiranRiix            

Baydhabo Oct 15, 07 Sheekh Aadan Madoobe oo ku aragti noqday Ra'iisal Wasaare Geeddi waa yaabe!! Ma Lacag ayuu Doortay Mise Sharciga ayuu RaacayRiix           

Baydhabo Oct 15, 07 Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyadii xalay ka dhacay xaafada Isha ee Magaalada BaydhaboRiix   

lascanod Oct 15, 07 Ciidamada Somaliland oo si toos ah ula Wareegay Gacan ku haynta Magaalada laascaanod iyo Bililiqo Xoog leh oo ka socota Xarumihii Dowladda. Riix            

Lascanod Oct 15, 07 Dagaal Ka Dhex qarxay Ciidamada Puntland iyo Kuwa Somaliland ee is HorfadhiyayRiix   

Warar colaad dhiilo dagaal wata ayaa naga soo gaadhaya Caro Dhulbahante

Muqdisho Oct 14, 07 Suuqa Bakaaraha oo ay ka Socoto Howlo Dib u dhis Loogu Sameynayo Goobihii Dabku AafeyayRiix  

Baydhabo Oct 14, 07 Sheekh Aadan Madoobe oo Dib u dhigay Kulankii Golaha Baarlamaanka Federaalka. Riix  

Hargeysa Oct 14, 07  Magacyada Shanta Nin ee Maamulka Somaliland usoo Gudbiyeen Dowlada Itoobiya iyo Beelaha ay kasoo Jeedaan.Riix           

Bardhere Oct 14, 07 Buundadii Degmada Baardheere oo qayb ka mid ah ay Go'dayRiix 

Walaweyn Oct 13, 07 Qarax lala beegsaday Kolonyo Baabuurta Ciidamada Itoobiya oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho iyagoo ka yimid Baydhabo.Riix             

Baydhabo Oct 13, 07 Gudoomiyaha Barlamaanka oo qado u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada BaarlamaankaRiix   

Somalia Oct 12, 07 Murtida maanta: Wallee Caaqiladu tay hayaan camal kalaa u dhaamaRiix 

Ceegaag Oct 12, 07 Sidee Maanta Munasabadii Ciidul-Fitriga looga Dabaaldagay Magaalada Ceegaag.Riix  

Muqdisho Oct 12, 07 Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka oo Maanta si Fiican looga Ciiday.Riix 

Lascanod Oct 12, 07  Sidee Maanta Munaasabadii Ciidul Fidriga Looga Xusay Magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool.Riix           

New York Oct 12, 07 U.N. Chief Calls in Ethiopia and Eritrea to Exercise "utmost Restraint".Riix

Somalia Oct 12, 07 Waxaan Halkan Maamulka iyo Shaqaalaha Ceegaag ay ka  salaamayaan dhamaan Akhristayaasha Ceegaag online oo aan leenahay Ciid Wanaagsan meel walba oo aad Joogtaan Saaxiibayaal 

Baydhabo Oct 11, 07 22 Wasiir oo soo saaray Qaraar ah in Xukuumadu Baarlamaanka kalsooni Weydiisato.Riix  

Baydhabo Oct 11, 07 Baaritaano Xoogan oo saaka ka socda Magaalada baydhabo iyo Khasaaraha Ciidamada Itoobiya kasoo gaadhey Qaraxii Xalay lala beegsaday.Riix            

Wasington Oct 10,07  Jamhuuriyiinta oo ka hadlaaya in laga yaabo in Mareekanku weeraro Dhismayaalka Awooda Nuclear ka ee IranRiix

Baydhabo Oct 10, 07  RW Geedi iyo Sheekh Aaden Madoobe oo Kormeer ku Tagay xaruntii Hore ee Baay Burjeed. Daawo Sawirada:Riix

Lascanod Oct 10, 07 Xaalada Gobolka Sool oo Cakiran iyo Ciidamo kasoo Goostay Maamulka Somaliland.Riix  

Baydhabo Oct 10, 07 Madaxweyne C/laahi Yusuf,  RW Geedi iyo Afhayeenka Barlamaanka Sheekh Aaden Madoobe oo kulan gaar ah yeeshay.Riix            

Baydhabo Oct 10, 07 Xukuumada RW Geeddi oo Mustaqbalkeeda la ogaan doono labo maalmood ka dib.Riix  

Kismaayo Oct 10, 07  Xaalada Magaalada Kismaayo oo Maanta Kacsan kadib qarax Miino ah oo ay dad ku dhaawacmeen oo ka Dhacay.Riix           

Muqdisho  Oct 10, 07  Maamulka G/Banaadir oo Digniin usoo jeediyay Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta Magaalada Muqdisho.Riix    

Addis Ababa Oct 10, 07 Madaxweynaha Itoobiya Ato Girma Wolde Giorgis oo Mar kale Dib Loo Doortay.Riix  

Kismanyo Oct 09, 07  Nin dablay ah oo dad saf ugu jira goobaha quudinta Soomaalida ku tabaaleesan kismaanyo tacshiirad huwiyayRiix

Baydhabo Oct 09, 07  Madaxweyne C/laahi Yusuf oo Kulamo kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudoonka Baarlamanka iyo Xunbaha laba Gole Kmg.Riix

Muqdisho  Oct 09, 07  Guddiga Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Guddiga gaadiidleyda Dekada oo Go'aamo isla Gaadhay.Riix   

Baydhabo Oct 09, 07 Madaxweyne C/laahi Yusuf iyo Sheekh Aadan Madoobe oo Xalay sadex jeer kulmayRiix    

Baydhabo Oct 08, 07 Xukuumada RW Geedi oo Codka Kalsoonida Loo qaadayo Todobaadkan iyo Geedi oo isla Caawaba ka degtay Baydhabo.Riix            

Danood  Oct 08, 07  Dagaal Dhimasho iyo Dhaawacba Geystay oo ka dhacay Degmada Danood ee Gobolka Wardheer.Riix   

Baydhabo Oct 08, 07 Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweyne C/laahi Yusuf Axmed ayaa gaadhay Baydhabo iyo RW Geeddi oo  lagafilayo isna  bari .Riix            

Muqdisho Oct 08, 07  Weerar xalay lagu qaadey Ciidamada Midowga Africa ee jooga Magaalada Muqdisho.Riix    

New York Oct 08, 07  Mareykanka oo sheegay in Ciidamada Wadanka Burundi ay dhowaan soo gaadhi doonan Magalada Muqdisho.Riix           

Baydhabo Oct 07, 07  Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta oo Dibadbax ka hor sameeyay saaka Fadhigi Baarlamaanka ee Magalada BaydhaboRiix          

Muqdisho  Oct 07, 07  Dowlada Federaalka Somalia oo howlgalo Ammaanka lagu sugayo ka bilowday Magaalada Muqdisho.Riix   

Sicily   Oct 07,  07    Ilaa 56 Muhaajiriin Soomali ah oo si Qarsoodi ah ku galay Xeebaha Wadanka Talyaaniga.Riix    

Muqdisho  Oct 07, 07  Gudiga Ganacsatada Gobolka banaadir oo Hindise Cusub usoo jeediyay ganacsatada suuqa BakaarahaRiix   

Puntland Oct 06, 07      Earth's "milky seas" are visible from space in Somalia Ri

Washington Oct 06, 07      US marines are looking for stories and photos from any Somalia Campaign Riix

Washington Oct 06, 07 Zooming in on Noah's Ark? Satellites Search for Ancient Artifact By Leonard David Senior Space WriterRiix   

Muqdisho  Oct 06, 07  Howlgalkii Mudooyinkanba la hadal hayay in uu ka dhicidoono Guud ahaan  M/Muqdisho oo saaka Bilowday.Riix   

Muqdisho Oct 06, 07 Geeddi "marka mas'uuliyada Dowlada laga hadlayo Xilalka waa la kala leeyahay waa la is qabankara oo meeshu mahan guri nin leyahayRiix            

Milanello Oct 06, 07      Kaka  Oo Loo Doortay Ciyaar-yahanka  Ugu Fiican Sanadkan 2007 (FIFPRO WORLD PLAYER OF THE YEAR 2007).Riix

Muqdisho Oct 05, 07    Gen.Axmed Jilacow Cadow oo Maanta lagu dilay Isgoyska Afarta Jardiino ee M/Muqdisho.Riix    

Nairobi  Oct 05, 07  United Nations Warns of Humanitarian Crisis in Somali Region of Ethiopia.Riix    

Muqdisho Oct 05, 07    AMISOM "Waxaan Dhex-dhexaadineynaa Dowlada Fedaraalka iyo Kooxaha ku kacsan"Riix    

Kismaayo Oct 05, 07    Buundada Deegaanka Kamsuuma oo si weyn  looga cabsi qabo in ay Go'do.Riix    

Jig-Jiga  Oct 05, 07  Baadhitaankii ugu cuslaa oo ay Ciidamada Federaalka Itoobiya ka wadaan xaafado ka tirsan Magaalada Jig-Jiga.Riix   

Islamabad Oct 05, 07  Heshiis dhaw oo dhex maray President Musharaf iyo Benazer Bhuto siday Xukunka u qeybsan lahaayeen.Riix   

Kabuul  Oct 05, 07    Xoogaga Taalibaan oo qabsaday Mandaqad ku Taala badhtamaha Dalka Afghanistan.Riix    

Kismaayo Oct 04, 07    Labo Nin oo Ganacsato Ahaa oo Maanta Lagu Dilay Gudaha Magaalada Kismaayo.Riix    

Addis Ababa Oct 04, 07  German Chancellor Angela Merkel Arrived in Ethiopia for First Leg of Africa Visit.Riix    

Baydhabo Oct 04, 07 Labo Wasiir oo Baarlamaanka hortagay iyo Sheekh Aaden Madoobe oo u sheegay labadan mas'uul in su'aalo laweydindoono SabtidaRiix            

Muqdisho Oct 04, 07    Qarax ka dhacay wadada 1-aad ee Suuqa Bakaaraha oo sababay Dhimasho hal ruux oo Rayid ah.Riix    

Lascanod Oct 04, 07    Ciidamada Somaliland oo dib u gurasho sameeyay iyo Saaka oo madaafiic ay is weydaarsadeen Labada Ciidan.Riix   

Baydhabo Oct 04, 07  Dagaal xalay ku dhexmaray Maleeshiyaadka Shaati-Guduud iyo kuwa Booliska DF Gudaha Magaalada baydhabo.Riix          

Lascanod Oct 03, 07    Wararkii ugu dambeeyay ee ku saabsan Xaalada Guud ee Magaalada LaascaanodRiix    

Muqdisho Oct 03, 07 Maamulka Gobolka Banaadir oo gudi gaar ah u magacaabay soo Qiimeynta Musiibadii ku habsatay Suuqa ugu weyn Somalia ee Bakaaraha.Riix            

Jig-Jiga  Oct 03, 07  Ayax waa weyn oo Weerar ba'an  ku haya Deegaano ka Tirsan Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.Riix          

Lascanod Oct 03, 07    Mudaharaad iyo dibadbax balaadhan oo ka dhacay Daafaha Magaalada Laascaanod. Riix   

Muqdisho Oct 03, 07    Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan dabkii xalay ka qarxay Suuqa weyn ee Bakaaraha Daawo Sawirada.Riix   

Muqdisho Oct 02, 07    Xaalada Caafimaad ee qeybo ka mid ah Magalada Muqdisho oo laga deyrinayoRiix   

Lascanod Oct 02, 07  Somaliland oo shaaca ka qaadey in Maxaabiis ay Dagaalkii shalay ku qabsatay iyo P/land o aan wax war ah kasoo bixinRiix          

Muqdisho Oct 02, 07 Qarax lala beegsaday Kolonyo Baabuurta Ciidamada Dowlada Federaalka oo marayay agagaarka Warshadii hore ee Caanah Riix           

Marka  Oct  02,  07  Iska hor imaad Hubeysan oo xalay ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose. Riix          

Yaman Oct 02, 07  Qarax Burkaan oo ka dhacay yamen iyo warar sheegaya in lagu la'yahay 8 AskariRiix          

Dimishiq Oct 02, 07 Madaxwayne Bashaaral  Asad ayaa sugay xaqa ay Suuriya u leedahay in ay ka jawaabto weerarkii Cirka ee  IsraelRiix    

Lascanod Oct 01, 07  Dagaaladii oo istaagay caawa iyo Shil Gaadhi oo ka dhacay Gudaha laascaanod oo dhimasho iyo dhaawacba geystay.Riix          

Lascanod Oct 01, 07 Dagaalkii udhexeeyay Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo sii xoogeystay galabta iyo Ciidamo Puntland ah oo kasoo baxay Jiida hore.Riix           

Baydhabo Oct 01,07    Sheekh Caan ah oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo iyo wararka Kasoo Baxaya Dilka Wadaadkaas.Riix   

Muqdisho Oct 01, 07    Max'ed Dheere oo ku mashquulsan sidii uu ka yeeli lahaa Xaalada Amaanka ee Magaalada Muqdisho.Riix   

Lascanod Oct 01,07    Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee isku horfadhiya Jiida horeRiix   

Washington Oct 01, 07  Mareykanka oo ku wargaliyay Dalalka Carabta iyo kuwo African ah in ay soo qabtaan Sheekh Xasan dahir Aweys.Riix         

 

Wararkii Hore

Sept 07|Aug 07|July 07|Jun 07|May 07|April 07|Mar 07 |Feb 07|Jan 07|2006|

 

Qoraalada

Rogrog Siyaasadeed

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Guurka gabdhaha Qurba joogta oo aad looga xiiseeyo Somalia
Bulsho Siday ku hor mari kartaa?
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Quursi iyo Takoor Qarnigii wuu Dhacay
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Dowladu Dhaqaalle,   Yurubna Shuruudo,    Americana Duqeeyn  
Yaa Gablami Yaase Good Dili                
Gabay

Qabrigood Dun        Soomaalidii            

          Maanso          Damiirlaawayaashii
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun

  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

 

 

 

 

Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Wararkii Caalamka 

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media