shebekada wararka ee ceegaag waxay idiin soo warinasaa  wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Warar maqal ah

Qu/KarWararka Subixii
Qu/KarWararka Galabtii
Qu/KarWararka Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA

     

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

Alldarwiish

Radio Buuhoodle

4somaliwomen
Afnugaal
Africa newspaper
Aljazeera
Allmudug
Allpuntland
Allsanaag
Aminarts
Banadir City
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
Buuhoodlemedia
Buuloburde
Cakaarra
Casuura
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dhahar
Gedonet
Garowe online
Hawdiyonugal.com
Hiiraan
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Idamaale.com
 Jidbaale
Kalabaydh.com
Laasadaar
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Qaadisiya
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Realnugaal
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Waagacusub.com
Wabishabeele
WardheerNew
Widhwidh.com

Xamar Shop

Xargaga.com
Xuddun news
 
 

Warar Qoraal u Badan


Garoowe July 31, 07  Madaxweynaha DFKMG ah iyo weftigiisa ayaa maanta booqday Xerada 54aad ee Ciidanka Daraawiishta DGPLRiix

Xudur July 31, 07       Ra'iisal Wasaare Geedi iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo safar ku tagay Magaalo Madaxda G/Bakool ee Xudur.Riix

AdisAbaba July 31, 07       Amb. C/rashid Duulane Rafle oo la sheegayo in laga qaaday Xilkii Safiirnimo ee Japan, Loona Magacaabidoono Xil Muhiim ah oo Heer Federaal ah.Riix

Muqdisho July 31, 07  Ra’iisal Wasaare K/Xigeenka Soomaaliya oo furay Seminaarkii madaxda tabeelayaasha waaxyaha 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.Riix

Lascanod July 31, 07 Ardayda Dhigata Jaamacadda Nugaal University oo uu Imtixaankii u soo geba ge-boobayRiix

Garoowe July 30, 07 Go'aano dar-dar galin maamul ah oo ka soo baxay GarooweRiix

Cajalad Muuqaal ah Gudoomiyaha Ururka Qaran ee xabsiga loo taxaabay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iska sii duubay intaan xabsiga loo taxaabin

Baydhabo July 29, 07       Xildhibaanada Baarlamaanka KMG oo ku Kala qaybsamay Mooshinka La xisaabtanka Xukuumada RW Cali Max'ed Geedi.Riix

Jig-Jiga July 29, 07   Hay'ada Laanqayrta Cas oo Dhamaan Shaqaalaheedii Kala Baxday Jig-Jiga.Riix

Addis Ababa July 28, 07       Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Fransiiska Bernand Kouschner oo la Kulmay Ra'isal Wasaaraha Somalia Prof Geedi.Riix

Doha July 28, 07   Haweeneey u dhalatay Wadanka Isreal oo soo Islaamtay.Riix

Jig-Jiga July 28, 07       Ciidamada Federaalka Itoobiya oo Saaray Magaalada Jig-Jiga Cunaqabateen xaga Raashiinkii Soo gali jiray.Riix

Norway July 27, 07   Waxanu halkan idiin ku soo gudbineyna Sawiradii Jaaliyada SSC iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ee Dalka Norway ee Dawasho anaagsanRiix

Jig-Jiga July 27, 07   Hay'ada ICRC oo diiday eedemaha EthiopiaRiix

Garoowe July 27, 07       Madaxweyne C/laahi Yusuf oo goor dhoweyd ka dagay Caasimada  Puntland ee Garoowe Daawo sawirada.Riix

Mudaaharaadkii Garoowe ee July 25, 2007 Ka daawo Ceegaag TV

Buuhodle July 26, 07 Beesha Axmed Garaad oo shuruud uga dhigtay bixinta Magtii lagu xukumay in Axmed Cabdi Xaabsade lagu celiyo xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay maamul goboleedka Puntland. Riix

Jig-Jiga July 26, 07       Dowladda Ethiopia oo Cadaadis adag ku haysa Shacabka Ismaamulka Somalida Riix

Baydhabo July 26, 07 Max'ed qanyare, Muuse Suudi iyo Cumar Finish oo mudo 15 casho ah loo qabtay in ay kusoo xaroodaan Magaalada baydhaboRiix

Boosaaso July 25, 07 Wasiirka maaliyada ee DGPL Gagaab oo ka hadley Makinad la qabtey Riix

Muqdisho July 25, 07 Bannaanbax aad u balaadhan oo lagu taageerayey shirka dib u heshisiinta oo ka dhacay shalay garoonkii kubada cagta ee Muqdisho. Riix

Ceegaag July 24, 07   Hay'adaha caalimiga oo booqasho ku yimi Ceegaag Riix

Garoowe July 24, 07   Madaxwayne Yuusuf oo laga filayo maalmaha fooda inagusoo haya inuu socdaal ku yimaado Puntland Riix

Diridhabe July 24, 07   Diyaarad laga leeyahay Jamhuuriyada Jabuuti oo ku burburtay Diridhabo duleedkeeda Riix

Muqdisho July 24, 07   Maxamed Dheere oo ku nuux nuux saday wax qabadka maamulkiisa G/Banaadir Riix

Boosaaso July 24, 07 Booliska Boosaso oo qabtay Makiinad Lacagta been aburka daabacda Riix

Oslo July 23, 07   Beesha Mudulood oo Hogaan Cusub uga dhawaaqay  Norway Riix

Muqdisho July 23, 07   Kulan Xaasaasi ah oo Xildhibaanada Baarlamaanka ku leeyihiin Magaalada Baydhabo.Riix

Copenhagen  July 23, 07 Garaad Jaamac Garaad Cali oo lagu soo dhaweeyey Caasimada dalka Danmark ee Copenhagen Riix

Minnesota July 22,07 Jaaliyada Puntland ee Minnesota oo ergo udirasa Puntland Riix

Boosaaso July 22, 07 Duqa kumeel-gaarka ah oo xilka Boosaaso la wareegay Riix

Dhahar July 22, 07 Col. Jibriil Cali Salaad oo Wada Sidii uu u samayn lahaa maamul ka madax banaan maamulada Som-aliland Iyo Puntland,  Lana Magac baxay Maakhir,  kaa soo Hoos Imaan Doono Dowlada federaalka Ku mel gaarka ah. Riix

Hyderabad July 21, 07 Cudurka AIDS-ka Muxuu yahay, Sidee lagu kala qaadaa, Maxaase looga Hortagikaraa. Riix

Denmark July 21, 07 Garaad Jaamac oo la kulmay hay’ada dawlada Denmark u qaabilsan deeqaha Riix

Muqdisho July 20, 07   Xildhiban Jinni Boqor oo niyad Xumi ka muujiyay qaabka shirka usocdo.Riix

Cape Town July 19, 07 Brazil ayaa dib u hanatay kalinta 1-aad Qiimaynta FIFA iyo Ciyaar lagu Xusay Mandela dhalashadisii 89 Daawo Sawirada.Riix

Muqdisho July 19, 07  Shirkii dib u Heshiisinta Qaran oo maanta markale dib uga furmay Xarunta Gaadiidka Booliska.Riix

G/cayn July 19, 07       Sarifka doolarka oo xoog ukacay lacagta Puntlanderka ah, iyo lacag somalilanderka oo Riix

New Delhi July 19, 07 Pratibha Patil oo la filayo in ay Noqoto Haweeneeydii ugu horeesay ee Madaxweyne ka noqota Dalka India.Riix

Garoowe July 18, 07  Hayadaha Save Children UK iyo ADRA iyo  Wasaaradda Waxbarashada DGPL iyo oo heshiis Wada shaqayn isla gaadhay Riix

Garoowe July 18, 07  Madaxweyne Cade Muuse oo Taliye cusub u magacaabay Ciidamada Daraawiishta Puntland.Riix

Muqdisho July 17, 07 Ganacsatada waa weyn ee Suuqa Bakaaraha ayaa Saaka bilaabay in ay Hantidooda  kala baxaan Suuqa.Riix

Mahadnaq Ku socda Dahaaman Bulshaqada Soomaaliyeed Gaar Ahaan Dadka SSC oo ku Aadan  Geeridii ku timi Marxuun Eng: Siciid Awcabdi

Muqdisho July 17, 07 Ra'isal Geedi oo maanta dib ugu soo labtay Magaalada Muqdisho.  Riix

Oslo July 17, 07  Garaadka guud ee SSC Garaad Jaamac oo la kulmay madaxda hay'ada caawimada Norwey ee Nora Riix

Badhan July 16,07 Ururka dhalinyarada SSDO oo soo bandhigay waxqabdkiisii 6 bilood ee la soo dhaafayRiix

Addis Ababa July 16,07 Xubno ka tirsan Mucaarad ka Ethiopia oo Xabsi Da'in lagu xukumay Riix

Muqdisho July 16, 07 Gudiga Shirka dib u Heshiisiinta Qaran oo sheegay in weeraradii Hoobiyeyaasha ahaa uusan dib u dhigin Shirka. Riix

Maracaibo July 16, 07 Brazil ayaa ku Guuleesatay Koobka Qaarada Latin America markii 8-aad Daawo Sawirada. Riix

Oslo, July 15, 07  Somalida reer Norway oo aad u soo dhaweeyay Garaadka guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac.   Riix

Washington July 15, 07 Xafladii lagu sii sagootiyay Wasiirka Dib-U-Dejinta iyo Dib-U-Dhiska Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalle    Riix

Muqdisho July 15, 07 Warbixin ku saabsan Shirkii dib u Heshiisiinta Qaran ee maanta sida Rasmiga ah uga Furmay Maga-alada Muqdisho Hakan ka dhaawo    Riix

Muqdisho July 15, 07  Shirkii dib u Heshiisiinta Qaran oo maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho. Riix

Muqdisho July 14, 07 Amaanka  Caasimada Somalia ee Muqdisho oo aad loo adkeeyay iyo Reer Muqdisho oo Caawa Dhagaha wada taagaya. Riix

NewYork July 14, 07  Xoghayaha  Guud ee QM Ban Ki Moon oo ku booriyay in lasii wado qabsoomida Shirka dib u Heeshiinta. Riix

Muqdisho July 14, 07 Weerar xalay lagu qaaday Hotelo ay dagan yihiin Ergooyin ka qaybgalaya Shirka dib u Heshiisiinta qaran.Riix

Jig-Jiga July 13, 07 ONLF " Hadafkeedu waa Dil, Dhac iyo Burburka Shacabka deegaanka Somalida.  Riix

Muqdisho July 13, 07 Max'ed Dheere ayaa Sheegay in ay wada hadal la furidoonaan Oday dhaqameedyada Beelaha Hawiye.  Riix

Mugadhisho July 13,07 Commemoration of a Somali Peace Activist Abdulkadir Yahya AliRiix

Shangale July 12, 07   Xiisad ka taagan balliga ShangalleRiix

Boston July 12, 07   Ingiriisku Miyuu ka Mas'uul ahaa  Qaybinta Umada Soomaaliyeed qarinigii 19aad.Riix

Muqdisho July 12, 07 Hoobiyaal Xalay lagu Weeraray Villa Somalia iyo Dagaalo Qaraar oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday.Riix

Ottawa July 11, 07   Tahniyad Dhalasho ku soo dhawoow Dunidan Xamse CabdifataaxoowRiix

Madrid July 11, 07   Brazil oo usoo baxday Final-ka Copa America kuna rajo weyn in ay difaacato Koobka.Riix

Las-anod July 10, 07   A brief account of the life of the deceased Eng. Said Abdi Ahmed Chairman of SVORiix

Muqdisho July 10, 07   Howlihii Ganacsi ee Suuqa Bakaaraha oo Maanta si rasmi ah ufurmay afar cisho kadib.  Riix

Muqdisho July 10, 07 Cali Mahdi oo Cabasho ka Muujiyay Howlgalada Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ka wadaan qaybo ka mid ah Magaalada MuqdishoRiix

Qardho July 10, 07   Shirnabadeed uga furmay Beelaha  Cismaan Maxamuud iyo Ciise Maxamuud Magaalada QardhoRiix

Jig-Jiga July 09, 07   Xarunta Deegaanka Soomaalida ee Jig-Jiga ayaa laga bilaabay Dhismaha Hospital Cusub.Riix

Garoowe July 09, 07 Hay'ada  PDRC oo siminaar uga furtay Garoowe  Ergada loo qorsheeyay inay matalaan Puntland shirka dib u heshiisiinta SoomaalidaRiix

Buuhodle July 09, 07 Waa sidee xaalada noleleed ee BuuhoodleRiix

Shangalle July 09, 07 Maleeshiyo beeleedyo uu soo abaabulay Maxamed Cabdi Xaab-sade oo huwan dirayska Puntland oo qorshaynaya in ay weeraraan ciidanka beesha Hayaag ee fadhiya balliga Shangalle.Riix

Jig-Jiga July 08, 07   Madaxweyne Cabdillahi Xassan   ayaa dib ugu soo laabtay Xarunta Magaalada Jig-Jiga. Riix 

Muqdisho July 08, 07   Xaaji Cabdi Iimaan Cumar oo shaagay in shirka Dib u heshiisiinta Qaran ka qayb Galayaan. Riix

Muqdisho July 08,07 Ciidamada AMISOM oo sugi doona Amaanka Guud ee Goobta uu Ka Dhacayo shirweynaha Beelaha Soomaaliyeed oo bilaabanoona bartamaha bishan.Riix

Guriceel July 08, 07   Tirada Dadkii ku geriyoday Shil Babur oo ka dhacay agagaarka Guriceel oo sii korodhay. Riix

Dhadhab July 07, 07   Dawladda Kenya oo furtay Xuduuda Somaliya,iyadoo shixnado gargaar ugudbisay K/Somalia.Riix

Nairobi July 07, 07   Golaha Musliiminta Kenya ugu qaabilsan Xuquuqda Aadanaha oo ay Koox Garyaqaano Kenyaati iyo Somalia  ah ku bahoobeen, ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya in la sii daayo ugu yaraan 76-qof oo maxbuus ahaan loogu hayo Xabsiyo qarsoodi ah oo ku yaalla gudaha dalka Ethiopia.Riix

Muqdisho July 07,07 Khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgalay Gudiga Shirka Dib u Heshiisiinta Qaran ee lagu wado in uu qabsoomo bartamaha Bishan July 15-keeda.  Riix

Nairobi July 07, 07   Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki oo ku baaqay in Ciimado caalami ah loo diro Somalia. Riix

Addis Ababa July 06, 07 Madaxweynaha Deegaanka Somalia Ethiopia C/laahi Hassan oo hada kusugan Addis Ababa una sii dhaafidoona Jigjiga. Riix

California July 06, 07 Wiil uu dhalay Madaxweyne K/xigeenkii hore ee Maraykanka Xilligii Bill Clinton oo lagu qabtay Daroogo.Riix

Madrid July 05, 07     Brazil oo usoo baxday wareega 8-da Copa America  iyo Suuqa kala iibsiga  Ciyaartooyda Europe.  Riix

Muqdisho July 05, 07   Maxamed Dheere oo markii labaad ka badbaaday isku day lagu qarxinlaha kolonyo uu la socday. Riix

Shangalle July 05, 07 Isimada beesha Dhulbahante iyo Cuqaashii iyo odayadii Hayaag ee xilkii laga xayuubiyay bishii June 29, 2007 oo maanta waji gabax kala kulmay waxgaradka Hayaag ee ku sugan balliga Shangalle.

Ceegaag July 05, 07 Talaalka cudarka dabaysha oo lagu soo gabagabeeyay Ceegaag Riix

Jigjiga July 04, 07 Hay'ada Human Rights Watch ayaa Ethiopia ku eedeesay Xadgudub in ay kula Kacday Shacab ku dhaqan Kililka 5aad Riix

Buuhoodle July 03,07 Deeqdii  loogu tabarucay xallinta xasuuqii Buuhoodle oo ay isku haystaan Xaabsade iyo Afmiin-shaariintii xaaraanta isku bahaysatay.. Riix

Accra July 03, 07           RW Geedi oo sheegay in Ciidamo ka socda Brundi  bishan dhamaadkeeda kusoo foodleeyihiin Wadanka Somalia. Riix

Jigjiga July 03, 07 Shaqaalaha Deeganka Soomalida Ethiopia oo lagu amray in ay dib ugu laabtaan Degmooyinkii laga soo doortay. Riix

Buuhoodle July 03, 07 Xaalada guud ee Buuhoodle iyo nawaaxigiisa Riix

Accra July 02, 07 Alpha Oumar Konare " hadii aan la helin Ciidamo dhamaystiran oo kasocda Africa Fowdada kajirta Somalia way sii soconaysa". Riix

Norway July 02,07 Caasimadda Norway Oo Looga Dabaal-Dagay 1 - Luulyo Riix

Ceegaag July 02,07 Qiimaha dhulka ee magaalada Ceegaag oo cirka isku shareeray.Riix

Muqdisho July 01,07 Dowladda KMG oo mudo bil ah ku kordhisay Isticmaalka Baasaboorkii hore ee Somalia. Riix

Muqdisho July 01, 07     1-da Luulyo iyo dareenka kala duwan ee dadka soomaaliyeed ka bixiyeen.    Riix

Muqdisho July 01, 07 Munaasabada 1-da Luulyo oo si heer Qaran ah xalay looga xusay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.   Riix

Muqdisho July 01, 07 Maxamed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) oo wadahadal ugu baaqay Kooxaha Dagaalka kula jira Dowlada.  Riix

Muqdisho July 01, 07 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo baaq Nabadeed ujeediyay Kooxaha kasoo Horjeeda Dowladda KMG ee Somalia.   Riix

Wararkii Hore

Jun 07|May 07|April 07|Mar 07 |Feb 07|Jan 07|2006|

 

Qoraalada

Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Quursi iyo Takoor Qarnigii wuu Dhacay
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Dowladu Dhaqaalle,   Yurubna Shuruudo,    Americana Duqeeyn  
Yaa Gablami Yaase Good Dili                
Gabay

Qabrigood Dun        Soomaalidii            

          Maanso          Damiirlaawayaashii
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun

  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

 

 

 

 

Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Wararkii Caalamka 

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin MS

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

 

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media