shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Brazil oo usoo baxday Final-ka Copa America, kuna rajo weyn in ay Difaacato Koobka.

                                                       (Maracaibo,  July 011, 2007 Ceegaag Online)  

Wadanka Brazil ayaa usoo baxay Final-ka Copa America kadib markii ay ka adkaadeen wadanka Uruguay.

Brazil ayaa la ciyaaridoonta Mexico iyo Argentine labada ka usoo gudba Final-ka Caawa.

                                   ********************************

Xulkii Qaranka Brazil ee ku guuleestay 1970 Koobka Aduunka ayaa loo aqoonsaday in uu ahaa Teamkii ugu wanaagsanaa ee Aduunka soomara, waxaana sidaas loogu sheegay Cod bixin ay qabteen quburo ku xeel dheer Kubada Cagta oo Aduunka ka kala socotay.

                                    ************************************

Kooxda Real Madrid ayaa kala soo wareegtay Kooxda Porto  Ciyaaryahanka Pepe Lacag dhan $41m isagoo noqday Difaacii ugu qaalisanaa ee Kooxda Real Madrid ay iibsato.

Gudoomiyaha Kooxda FC Barcelona Joan Laporta ayaa aad uga cadhooday heshiiska uu la galay Javier Saviola Kooxda Real Madrid week gan isagoo sheegay in uu tixgalin uhayo Saviola laakiin uusan jecleen in uu ka tago Barcelona .

                                      ************************************

Gudoomiyada Kooxda AC Milan Silvio Berlusconi ayaa sheegay in uu diyaar la yahay Lacag dhan $160m si uu ugala soo wareego Kooxda FC Barcelona Ciyaaryahanka Ronaldinho Gaucho.

LMA

Bernabeu_nabil@hotmail.com

www.ceegaag.com

 

  

webmaster@ceegaag.com