shebekada wararka ee ceegaag waxay idiin soo warinasaa  wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Warar maqal ah

IQK NEWS

Wararka Subixii
Wararka Galabtii
Wararka Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA

     

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

Radio Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jidbaale
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Waagacusub.com
Wabishabeele
WardheerNew
Widhwidh.com

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

Warar Qoraal u Badan


Kansas  Nov 30, 07 Questions Raised Over Somali Refugees Riix

Baydhabo  Nov 30, 07 Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde "Golaha Wasiirada Cusub 10 ka mid ah waxay ahaan doonaan Ragii ku jiray Xukuumaddii Prof. Geeddi. Riix

Baydhabo  Nov 30, 07 Madaxweyne C/llaahi Yusuf oo kala diray Maamulka Gobolka Baay iyo kii Degmada Baydhabo.Riix

Muqdisho  Nov 30, 07   Iska hor imaad hubeysan oo Maanta ka dhacay Agagaarka Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.Riix

Geneva  Nov 30, 07 U.S., Britain, France Promise To Protect Journalists in Conflict Zones.Riix

Ohio Nov 29, 07      Somali exile documented in black and white Riix

Somalia Nov 29, 07    A Solution to the Horn of Africa CrisisRiix

Jig-Jiga  Nov 29, 07 Qaramada Midoobay oo ka codsatay Itoobiya in ay Baadhis ku sameyso Gabood falyada ka dhacay Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Riix

Muqdisho  Nov 29, 07   Afhayeenka Ciidamada Ugandha oo sheegay inay Ciidamo Burundi ka socda ay ku soo food leeyihiin Caasimada Somalia ee MuqdishoRiix

Baydhabo  Nov 29, 07   Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo maanta Magaalada Baydhabo kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo RW Nuur Cadde. Riix

Qaahira  Nov 29, 07     Dowladda Masar oo dalkeeda ku marti qaaday Hogaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka Asmara Sheekh Shariif Sheekh Axmed.Riix

Baydhabo  Nov 29, 07   Ra'iisal Wasaare Nuur X. Xusen (Nuur Cade) oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira ku dhawaaqista Xukuumadiisa Cusub.Riix

Addis Ababa  Nov 28, 07   Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhaliilay Wadamada Afrikanka in ay ka cago jiidayaan Taageerida Dowladda Federaalka.Riix

Somalia  Nov 28, 07 Dowladda Jermalka oo sheegtay in ay ka xun tahay Barakaca iyo Dagaalada ka socda qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho.Riix

Jig-Jiga  Nov 28, 07 Humanitarian situation in eastern Ethiopia has improved, says U.N. humanit-arian Chief.Riix

Somalia   Nov 28, 07     Maxay isku soo qaadeen Wafdigii Beesha Caalamka ka socday ee shalay Baydhabo tagay iyo Madaxda Dowladda Federaalka.Riix

Muqdisho  Nov 28, 07     Weeraro xalay lala beegsaday Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka ee jooga qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho.Riix

Columbus Nov 27, 07  Somali Gets 10 Years in Ohio Bomb PlotRiix

Baydhabo  Nov 27, 07 Cali Maxamed Geeddi iyo Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo kusoo food leh M/Baydhabo.Riix

Somalia  Nov 27, 07        Dad sita Baasaboorkii hore ee Soomaaliya oo maanta kusii jeeda Dalka Boqortooyada Sacuudiga.Riix

Valletta  Nov 27, 07   Malta's accidental immigrants face 'inhuman' conditionsRiix

Somalia Nov 26, 07   Northern Somalis for Peace and Unity, Somaliland, ‘Ethiopia’ and scenariosRiix

Muqdisho Nov 26, 07   Qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha oo dib loo furay iyo Gaadiidka BL-ka oo ka hawl Bilaabay.Riix

Durban   Nov 26, 07     Isku Aadka Wadamada Qaaradaha Aduunka ee loogu soo baxayo Koobka 2010 ee lagu qaban doono Dalka Koonfur Africa oo la shaaciy-ay Daawo Xaflada.. Riix

Jig-Jiga  Nov 26, 07     Madaxa Hay'ada gargaarka ee Qaramada Midoobay  oo Booqasho labo maalmood ah ku maraya qaybo ka mid ah Ismaamulka Deegaanka Soomaalida Itoobiya.Riix

Somalia   Nov 26, 07     Ugandan troops to fight back if Attacked.Riix

Addis Ababa  Nov 26, 07 Shirkii Baarlamaanada Midowga Africa oo saaka ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya.Riix

Somalia   Nov 25, 07     The U.S. Secret War in the Horn of Africa.Riix

Baydhabo  Nov 25, 07    RW Nuur Cadde " Kooxaha Mucaar-adka waxaan u ogalahay hadii aan siyaasad isku fahano inaan ku daro Xukuumada aan soo Dhisayo.Riix

Baydhabo  Nov 25, 07 Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo maanta u ambabaxay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia.Riix

Muqdisho  Nov 25, 07    Ciidamada Dowladda Kmg Federaalka oo saaka howlgalo ka bilaabay wadada isku xirta Afgooye iyo Magaalada Muqdisho.Riix

Soomaali  Nov 25, 07    Masoo martay Qaxaatinimo? maxaadse ka xasuusataa?Riix

Nairobi  Nov 24, 07    Prof. Cali Max'ed Geeddi oo markii ugu horeysay ka hadley aragtidiisa ku wajahan Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee loo Mag-acaabay Somalia.Riix

Asmara  Nov 24, 07 Kooxda Asmara oo ku gacan saydhay wadahadalkii uu ugu baaqay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka.Riix

Baydhabo  Nov 24, 07   Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta cod Aqlabiyad ahku ansixiyay Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde).Riix

Muqdisho  Nov 24, 07 Kooxda Al-Shabaab oo Sheegatay Weerar Xalay Lagu Qaaday Ciidamada Itoobiya ee Fadhiisinka ku leh agagaarka Warshadii BaastadaRiix

Boosaso Nov 23, 07   Canadian oil chief in Somali region for explorationRiix

Habka Cusub ee Soomaali loo Xasuuqayo!

Adis Ababa Nov 23, 07   Ethiopia - Trade restrictions, locusts compound food insecurity in Somali RegionRiix

Boosaso Nov 23, 07   Wafdi Caalami ah oo soo gaadhay Magaalada Boosaso iyo Dhismihii Maxjarka oo Socda.Riix

America  Nov 23, 07   Hambalyo Ku Socota Wasiirka Koowaad Nuur Hassan Hussein (Nuur Cadde)Riix

Warsaw  Nov 23, 07     INDHIHII WAX ARKAA YAA KU CIBRO QAATA.Riix

Sana'  Nov 23, 07     More than 60 Migrants Drown Trying to Reach Yemen from Somalia.Riix

Muqdisho  Nov 23, 07   Labo qarax oo aroornimadii saaka lagula beegsaday gawaari ay wateen Ciidamada Itoobiya inta u dhexeysa Florenza iyo Villa Somalia.Riix

Lucknow  Nov 23, 07 Sadex Magaalo oo Kuyaala Gobolka Utter Pradesh ee Waqooyiga Dalka India oo ay Maanta Qaraxyo ka dhaceen.Riix

Malaysia Nov 22, 07   Islamic banking rises on oil wealth, drawing non-MuslimsRiix

Boocame Nov 22, 07   War saxaafadeed Beesha Dhulbahante ka soo saareen shirkii uga socday baryahan BoocameRiix

Hargaysa Nov 22, 07 Somali Religious Leaders' Declaration On Peace BuildingRiix

Muqdisho  Nov 22, 07 Qaraxyo iyo Rasaas goor dhaweyd ka bilaabatay Xaafada Suuqa Xoolaha iyadoo halkaas soo galeen Ciidamo Itoobiyaan ah.Riix

London  Nov 22, 07   Ciyaarihii Isreereebka Wada-mada Qaarada Europe ee loogu soo baxayay Euro 2008 oo xalay lasoo Gabagabeeyay Daawo SawiradaRiix

Muqdisho  Nov 22, 07   Isu soo bax lagu taageerayo Magacaabista Ra'iisal Wasaaraha cusub Nuur Cadde oo ka bilowday qeybo ka mid ah Waqooyiga M/Muqdisho.Riix

Somalia  Nov 22, 07   Maxaad ka taqaanaa Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Somalia Nuur Hassan Hussien (Nuur Cadde).Riix

Baydhabo  Nov 22, 07   Nuur Cadde "waxaan soo dhisi doonaa Dowladd ka bixi karta Xilligan adag ee Dalku ku jiro, oona fulisa Axdiga KMG ah.Riix

Baydhaba Nov 22, 07   Nuur Cadde oo loo Magacaabay inuu noqdo Ra'iisal Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.Riix

Cape town  Nov 21, 07   Wafuud ka kala socota Dowl-adda Federaalka iyo Isbahay-siga Asmara oo socdaal ku yimid Dalkan Koonfur Africa.Riix

Kismaayo  Nov 21, 07 Baaritaano lagu hayo Kooxihii ka dambeeyay Dilka wadaad Caan ka ahaa Magaalada Kismaayo.Riix

Muqdisho  Nov 21, 07   Hoos u dhac ku yimid iska hor imaadyadii ka dhici jiray Magaalada Muqdisho.Riix

Alton   Nov 21, 07     Undecided voters give Barack  Obama hope in 2008 race.Riix

Baydhabo  Nov 21, 07 Wariyaasha oo looga yeeray Xarunta Madaxtooyada, Madaxweynaha oo goordhaw ku dhawaaqidoona Ra'iisal Wasaaraha Cusub.Riix  

Somalia  Nov 21, 07       UN says One Million Somalis have now fled their homes.Riix

Baydhabo  Nov 20, 07 Kulan gaar ah oo goor dhaweyd usoo Dhamaaday Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Nuur Cadde oo loo badinayo inuu qabto jagada Wasiirka Koowaad. Riix

Somalia  Nov 20, 07     Somalia Worst Humanitarian Crisis in Africa: UN SaysRiix

New York  Nov 20, 07 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka inay wada hadalo la furto Kooxaha kasoo Horjeeda.Riix

Qaahira  Nov 20, 07     Wakiilka Jaamacada Carabta u qaabilsan Arimaha Somalia oo Dowlada Sacuudiga kala hadlay sidii taageero loosiin lahaa Dowladda Federaalka.Riix

Baydhabo   Nov 19, 07   Baarlamaanka Somalia oo isku raacay inuu ka mid noqdo Baarlamaanada uru-rada IGAD.Riix

Baydhabo  Nov 19, 07   Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo saacadaha soo socda ku dhawaaqi doona Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Somalia.Riix

Somalia  Nov 19, 07        2 Markab oo Mucaawimo usida Hay'adda WFP ayaa ku xirtay Magaalada Marka, iyadoo uu kor ka ilaalinayo Markab dagaal oo  Faransiisku leeyahay. Riix

Muqdisho  Nov 19, 07   Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka fadhiisin ka sameystay agagaarka Ceelasha Biyaha oo ah halkii ay dageen dadkii ku barakacay dagaalada Muqdisho.Riix

Portland  Nov 18, 07      Cumberland Police of Maine engaged a needle in the haystack search to find Mohamed Noor's AttackerRiix

Geddo   Nov 18, 07      Ayax fara Ba'an ku haya Degmooyin iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Geddo.Riix

Muqdisho  Nov 18, 07   Muqdisho oo galabta dagan iyadoo maanta Magaalada laga maqlin iska hor imaadyo hubeysan oo u dhexeeya Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Kacdoonka wada.Riix

Baydhabo  Nov 18, 07   Dhaqdhaqaaqii ugu dambe-eyay ee magacaabida Ra'iisal Wasaaraha Cusub oo Baydhabo ka socota.Riix

Muqdisho  Nov 18, 07   Gaadiidkii Dadweynaha ee ka dhex-shaqeynjiray Gudaha Magaalada Muqdisho oo gabi ahaanba xayirmay.Riix

Muqdisho  Nov 18, 07   Xaruntii Qanyare ee Degmada Dayniile oo saaka ay fadhiisan ka dhigteen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Kmg.Riix

Somalia  Nov 18, 07     The hell that must not be ignoredRiix

Baidoa  Nov 18, 0      Somalia legislator condemns govt media crackdownRiix

Paris  Nov 17, 07            French navy begins escorting aid ships to Somalia: minister.Riix

Abuja   Nov 17, 07   Madaxweynaha Nigeria " waxba uma dhimayso Ciidamadeena Weerarka lagu qaaday Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee jooga Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Somalia".Riix

Baydhabo  Nov 17, 07   Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo 24 saacadood kadib laga yaabo in uu ku dhawaaqo Ra'iisal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.Riix

Nairobi  Nov 17, 07   Taiwanese vessel freed by pirates arrives in Kenyan Port.Riix

Muqdisho  Nov 17, 07   Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo qirtay in ay Kooxdiisa Al-Shabaab ka dambeeyeen Weerarkii xalay lagu qaaday Ciidamada Uganda.Riix

Muqdisho  Nov 17, 07   Howlgallo baaxad leh oo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ka wadaan Xaafado kamid ah Degmada Yaaqshiid.Riix

Muqdisho  Nov 17, 07   Weerar hubeysan oo xalay lagu qaaday Ciidamada Uganda ee ku sugan Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.Riix

Jig-Jiga  Nov 16, 07   Weerar kale oo lala beegsaday Shirkad Chinese oo howl kawada Deegaanka Soomaalida.Riix

Somalia   Nov 16, 07   Baarlamaanka Yusub oo ku Baaqay in la Sameeyo Maxkamad baarta Dambiyada Dagaalka ee ka dhacaya Soomaaliya.Riix

Muqdisho Nov 16, 07   Qoysas ku kala lumay Dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho oo la Bilaabay in la isku baadi doono.Riix

Muqdisho Nov 16, 07   Maxmed Dheere iyo Waxgarad katirsan  Beeshiisa oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo.Riix

Brussels Nov 16, 07   European parliament calls for war crimes probe in Somalia.Riix

Djibouti  Nov 16, 07   Xulka Kubadda Cagta Somalia ma usoo Gudbidoonaa Wareega Labaad ee Isreebreebka Koobka Adduunka Mise Xulka Djibouti ayaa usoo gudbidoona? Riix

Abuja   Nov 15, 07   Dowladda Nigeria oo Ciidamo gaaraya 700 oo nabad Ilaaliyeyaal ah usoo direysa Soomaaliya.Riix

Muqdisho  Nov 15, 07   Max'ed Dheere, Jen. Darwiish iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo maanta ka qaybgalay Bannaabax ujeedkiisu ahayd Taageerada Howlgalada Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Kmg.Riix

Muqdisho  Nov 15, 07   Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa Saaka Howl galo ka bilaabay Xaafada Gubta ee Degmada Dayniile.Riix

Muqdisho Nov 15, 07   Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay Suuqa weyn ee bakaaraha inkastoo suuqu wali xiran yahay.Riix

Dhoobley Nov 15, 07   Boqolaal qoys oo ka qaxay Dhibaatoo-yinka iyo Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho oo si xad dhaaf ah u gaadhay Magaalada Dhoobley.Riix

Nairobi Nov 14, 07   Somali president urges Mogadishu residents to fight rebelsRiix

Mogadishu Nov 14, 07   Somali Rights Activists Charge All Sides With War Crimes in MogadishuRiix

Baydhabo Nov 14, 07   Madaxweynaha Soomaaliya Mudane C/llaahi Yuusuf  Axmed oo ka qayb galaya Shirar caalami ah oo ka kala dhacaya Wadamada Uganda iyo Portugal.Riix

Jig-Jiga  Nov 14, 07   Tababar Tirakoob oo ka socda Magaalada Jig-Jiga iyo Ardaydii Iskuulaadka oo Bil la Fasaxay.Riix

Nairobi  Nov 14, 07   Qaramada Midoobay oo ka warbixisay Xaaladaha ay ku sugan yihiin Dadkii ka soo Barakacay Dagaaladii Muqdisho.Riix

The future is here. Don't harass it.

Muqdisho  Nov 13, 07   Deganaansho laga dareemayo Suuqa Bakaaraha iyo wadooyinka Hareer-mara oo maalintii saddexaad ay fadhiyaan Ciidamada Booliska ee Dowladda Federaalka Daawo Sawirada.Riix

Muqdisho Nov 13, 07   Magaalada Muqdisho waa goob Dagaal goormey noqon doontaa Caasimadii Dalka SoomaaliyaRiix

Garoowe Nov 13, 07   Israsaaseyn ka dhacday tuulada Tukaraq oo askari ku dhintay sadex kale na ay ku Dhaawacmeen.Riix

Jig-Jiga Nov 13, 07   Ciidamada Federaalka iyo Booliska Deegaanka Soomaalida oo baaritaano ka wada Xaafado ka tirsan Magaalada Jig-Jiga ee Xarunka Killilka 5-aadRiix

Muqdisho Nov 13, 07   Max'ed Dheere oo shaaca ka qaaday in wixii maanta ka dambeeya uu furan yahay Suuqa Bakaaraha.Riix

New York Nov 13, 07   U.N. Secretary-General says Deployment of Peacekeeping Mission in Somalia Not Realistic.Riix

Muqdisho  Nov 13, 07   Wadada Warshadaha oo dib u furantay kadib wada hadal dhexmaray Saraakiisha Itoobiya iyo Maamulay-aasha Shrikadaha ganacsiga wadad-aas ku teedsan. Riix

Somalia Nov 12, 07   Education has a Champion in Somalia.Riix

Qaahira  Nov 12, 07   Dowladda Masar oo ku Baaqday Deg-Deg Soomaaliya in looga saaro Itoobiyaanka, isla markaana Wadahadal lagu Raadiyo Xalka Soomaaliya.Riix

Somalia  Nov 12, 07   Safiirka Itoobiya u qaabilsan Dalka Soomaaliya oo ku cadaadinaya Shirkadaha Duulimaadka ee Hargeysa inay Dhaqan galiyaan Baasboorka E-Passport ee Dowladda Federaalka.Riix

Muqdisho Nov 12, 07   Xaaji Cabdi Iimaan " Dhibaa-tada Shacabka ku dhacaysa waxaa ka Mas'uul ah Cidii Fidnada Kicisa.Riix

Muqdisho Nov 12, 07   Ciidamo Fara badan oo Gudaha usoo galay Suuqa Bakaaraha, iyadoo Ganacsatada Suuqa diyaar u yihiin inay Furaan Hadii lagu amro.   Riix

Nairobi Nov 11, 07   Geedi oo sheegay in uu dhex dhexaadinayo dowladda KMG ah iyo kooxda Asmara!!!!Riix

Nairobi Nov 11, 07   Prof Cali Maxamed Geeddi” Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waa inuu qaata qaladaadkiisa Siyaasadeed, Aniga waxaan diyaar u ahay”Riix

Muqdisho Nov 11, 07    Ciidamada Dowladda ah oo goor dhoweyd Xafiiskiisa ka qafaashay Afhayeenka Odayaasha Hawiye Axmed DiiriyeRiix

Muqdisho Nov 11, 07   Dib u milicsi taariikheed iyo tan maanta ka taagan MuqdishoRiix

Muqdisho Nov 10, 07   Maxamed Dheere oo hadalo aad looga niyad jabay, lagana xumaaday siiyay qaar ka mid ah Warbaahinta Muqdisho.Riix

Muqdisho Nov 10, 07   Meydadka Ilaa 20 ruux hor leh oo si arxan daro ah ay u dileen Ciidamada Ethiopia oo laga helay Xaafada ShiirkoleRiix

Muqdisho Nov 10, 07   Ciidamada Ethiopianka oo aarguda-sho laxaadleh oo ay ka aar gudanay-aan Askartoodii shalay Jidadka la jiiday  aadna u fool xun ka wada magaalada MuqdishoRiix

Lascano Nov 09, 07   Magaalada Laascaanood oo noqatay goobta labaad ee uu qaxa ugu badani ka socda marka laga reebo MuqadishoRiix

Muqdisho Nov 09, 07   In ka badan 15 Meyd dad rayid ah oo saaka lagu arkay goobihii shalay iyo Xalay dagaalada culus ay ka dhaceen, iyadoonan dadkaas ay yihiin kuwo ay toogteen Ciidamada   Riix

Nairobi Nov 09, 07   Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku sugan Magaalada Nairobi, lana filayo in Dalka Mareykanka uu uga sii gudbo Riix

New York Nov 09, 07   Qaramada Midoobey oo sheegtay in Ciidamo caalami ah aysan xilligan usoo diri karin Dalka Soomaaliya  Riix

Baydhabo Nov 08, 07   Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo hadda looga fadhiyo inuu soo magacabo Ra’iisal Wasaare cusub Riix

Baydhabo Nov 08, 07     Sheekh Aadan Madoobe”Waxaan aad uga xumahay barakaca dadka Muqdisho ee dhibaatada haysata, waxayse ila tahay” Riix

Maka Nov 08, 07         Nin isagoo sujuudsan naftu ka baxaday xajka gudihiisa Riix

Somaliya Nov 08, 07   Xildhibaan Suleymaan Colaad Rooble oo ugu baaqay dadka ka soo jeeda beelaha Jareerewyen inay ka qeyb qaataan Halganka xoreynta dalka    Riix

London Nov 07, 07   TACSI GEERIDDA-MARXUUM-SALEEBAN CUSMAAN SANCAD Riix

Lascano Nov 07, 07   Puntland oo eedayn ka soo saartay hawlgaladii maanta laga fuliyay Laascaano, iyo Somaliland oo ka jawaabatay eedaasi Riix

Baydhaba Nov 07, 07   Barlamaanka Soomaaliya oo si buuxda ugu codeeyay qodob ogolaanaya in Xukuumadda laga soo xuli karo Baarlamaanka gudihiisa iyo dibaddiisaba. Riix

Laascaano Nov 07, 07   Ciidamada Milatariga somaliland ah oo saaka soo galay laascaano si ay u baneeyaan wadooyinkaRiix

Baydhabo Nov 07, 07   Wafdi Saraakiil Mareykanka ay hogaaminayaan oo Baydhabo u imaan doona sidii talo iyo tusaale uga dhiiban lahaayeen Magacaabida Ra'iisul Wasaaraha cusubRiix

Baydhabo Nov 07, 07   Baarlamaanka oo maanta cod u qaadaya waxyaabihii ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta Muqdisho lagu soo gaba gabeeyayRii

War degdeg ah : Doofaarkii Danish ahaa ee Caayay rasuulkeena Suuban SCW oo Bakhtiyay.

Muqdisho Nov 06, 07   Iska hor imaad xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada WaaberiRiix

Somali Women: 'We don't want any Ethiopians Solders inside our country...'

Wanlaweyn  Nov 05, 07   Ilaa 50-Gaari oo Kolonyo Ethiopian ah oo ka yimid Magaalada Baydhabo ayaa aroornimadii hore ee saakay markale Qaraxyo culus lagula beegsaday agagaarka Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Sh/Hoose.Riix

Baydhabo  Nov 05, 07 Maxamed Ibraahim Xaabsade”Ma aha in Soomaaliya u xayirnaanto 275 Xildhibaan kaliya, waa in la furaa Axdiga”Riix

Muqdisho  Nov 05, 07 Muuse Suudi "Anigu dadka in la dilona ma jecli Muqaawinona ma jecli, waxaan jeclahay in wax walba lagu dhameeyo…"Riix

Baydhabo  Nov 05, 07 Xildhibaannada Baarlamaanka oo isku khilaafsan Qorshaha Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Cali Mahdi wataanRiix

Adis Ababa Nov 05, 07 Muuqaalka Shaqsiga la hadal hayo inuu noqon doono Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.Riix

Baydhabo  Nov 04, 07 Cali Mahdi oo Maanta la Kulmay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed.Riix

Somalia   Nov 04, 07  Xubno ka tirsan Maxkamad-ihii Islaamiga oo dhaq-dhaqaaq ka wada Deegaano ka tirsan Gobolka Baay.Riix

Bayaan ka soo baxay jaaliyada dibada ee beesha Nuur Axmed

Cape town  Nov 04, 07 Soomaalida Ku nool Dalka Koonfur Afrika Dhaqaale Intee Le'eg ayay Ku Haystaan.Riix

Luuq    Nov 04, 07  Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Qarax Miino oo Ciidamo Itoobiyaan ah loogu geystay deegaan ku dhaw Degmada LuuqRiix

Baydhabo  Nov 04, 07 Baarlamaanka oo Su'aalo weydiin doona Cali Mahdi Maxmed iyo Xubnaha Guddigiisa.Riix

Somaliya Nov 03, 07  Ciidamada Bada ee Mareekanka (U.S. Navy) oo laba goor wiigan gudihiisa badbaadiyay maraakiib xamuul ah oo marayay badaha SoomaaliyaRiix

Cape town  Nov 03, 07  Burcad Hubeysan oo Dil iyo Dhaawac ugu gaystay dad Soomaali ah goob ganacsi oo ku taal Gobolka Eastern Cape.Riix

Baydhabo  Nov 03, 07  Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan xasasi ah ka yeelanaya in la furo Axdiga Kmg ah ee DF ku Dhisan tahay.Riix

Muqdisho  Nov 02, 07  Dagaalkii ugu qaraxyada iyo rasaasta badnaa oo maanta ka dhacay qaybo ka mid ah Deganada Gubta iyo Wadada Warshadaha.Riix

Baydhabo   Nov 02, 07  Madaxweyne C/llaahi Yusuf oo Maanta Qado Sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.Riix

Baydhabo  Nov 02, 07  100 Xildhibaan oo ka codsad-ay Madaxweyne C/lahi  Yusuf inuu Maxamed Sh. Max'ud Gacmadheere u Magacaabo RW Cusub.Riix

Washington  Nov 02, 07 U.S. Navy Still Battles Pirates on the High Seas.Riix

Ceegaag Nov 01, 07 Ogaysiis: Si toos ah ayaad ugu dirsankartaa ama ugu diri kartaa wixii dhaqaalaha Ceegaag adigoo adeeg sanaya DhahabshiilRiix

Lascano  Nov 01, 07 Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo soo gaaray xarunta gobalka Sool ee laascaanoRiix

Cape town  Nov 01, 07 Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Shil Baabuur ku galay Duleedka Magaalada Cape Town.Riix

Jig-Jiga   Nov 01, 07  Ethio Millennium Hotel oo ah Hudheel Cusub oo Casri ah oo Laga Furay Magaalada Jig-Jiga: Daawo Sawirada.Riix

Baydhabo   Nov 01, 07  Dhambaallo Si Isdaba Joog ah ugu Qulqulaya Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ee Magaalada Baydhabo.Riix

Somalia   Nov 01, 07  Hay'adda UNHCR oo sheegtay in 90,000 oo qof ay ka barakaceen Muqdisho Todobaadkan Gudihiisa.Riix

Muqdisho   Nov 01, 07  Banaabax looga soo hor jeedo Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay deegaanada Suuqa Xoolaha iyo Degmada Heliwaa.Riix

 

Wararkii Hore

Oct  07ISept 07|Aug 07|July 07|Jun 07|May 07|April 07|Mar 07 |Feb 07|Jan 07|2006|

 

Qoraalada

Qabsashada Laascaanood iyo Qorshaha Ethiopia iyo Dawladaha Reer Galbeedka

WAA MAXAY GUDNIIN?
Rogrog Siyaasadeed

KAANA SIIB KANNA SAAR

Taariikhdii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed
Guurka gabdhaha Qurba joogta oo aad looga xiiseeyo Somalia
Bulsho Siday ku hor mari kartaa?
Cudurka AIDS-ka muxuuyahay?!!!!!!!
Sayid Maxamed muxuu ka yidhi Gaalo raac nimada
Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio
Harun Yahya The Creation of the .. Harun Yahya
24 min
Is Khat Crack? Or Is Khat Cappuccino?
Quursi iyo Takoor Qarnigii wuu Dhacay
Maxay sumcada soo- maalida u dhaawaca- yaan warbaahinta       reer galbeedku?
Dowladu Dhaqaalle,   Yurubna Shuruudo,    Americana Duqeeyn  
Yaa Gablami Yaase Good Dili                
Gabay

Qabrigood Dun        Soomaalidii            

          Maanso          Damiirlaawayaashii
Murugada maxaa lagu daaweeyaa?
JAAMAC CUMAR CIISE:    DHINBIIL DIB U NOO-         LAYSAY HALGANKII          DARAAWIISHTA-               

Maqaalada


Ceegaag TV

Dr. Haaruun

  Ceegaag 2010

DAAWO DHULKAAGA HOOYO

 

 

 

 

Booqashadii Garaad Jaamac ee N-America

Wararkii Caalamka 

Waxbarashada  & qaabka  Ardaygu ku imankaro Dalka India. Qore:  Liibaan Fiin

  Caawi Masaajidka Ceegaag

                       Taariikhdii Aw Jaamac Cumar Ciise

Taariikh madow oo soomartay culuma-udiinka iyo heerka ay      maanta taaganyihiin           Qudbadii qaran Aayad waa ka gudbaa Halkan ka dhagayso

Innaga iyo Tigreega
Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”

Hungowga Qabqablayaasha, Hanka maxkamadaha, Himilada  dawlada ,iyo hammiga caalaamka    Qore: C/laahi qalinle)

Reer  Gedo Colka Jooja, Dullaankana Cagta u Dhiga.

Caaqil Ismaciil C.Abokor  iyo Radio Buuhoodle

Caleemo- saarkii Garaad Jaamac Garaad Cali Axmed F.   Cali “Idaajaa”

Taariikhda buuhoodle (dhegaysi) Riix

 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online     Designed by Ceegaag media