shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qoyska Cabdisalaan Maxamuud  Muuse iyo Cabdisalaan oo u mahad celinya Dadkii ka qayb qaatay Dhaqaalihii Qaliinkiisa.

(Kuala Lumpur, Malaysia, Dec 27,  2011 Ceegaag Online)

Qoyska Abdisalaan Muhamud  Muuse iyo Cabdisalaan oo u mahad celinya Dadkii ka qayb qaatay Dhaqaalihii Qaliinkiisa. Cabdisalaan hada aad iyo aad ayuu u fiican yahay waxa uuna isku diyaarinyaa inuu dib ugu noqdo dalkii Hooyo Soomaaliya.

Halkan ka daalaco Sidii uu ahaa Cabdisalaan  Qaliinka ka hor Xasuuso Riix   Sii Akhriso

Ahmeddeeq .A.KHalif.

webmaster@ceegaag.com