shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Saleebaan Nuur Axmed (Sharci) iyo Aamina C/samad Abshir oo meherkoodu ka dhacay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.  

(Chimoio Mozambique, Feb 18, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka  Kenya ka dhacay xaflad Meher ah oo ay lahayeen Saleebaan Nuur Axmed (Sharci) iyo Marwadiisa Aamina C/samad Abshir shalay oo bishu ahayd February 17, 2012. Xafladan oo ahayd mid si aada loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay marti sharaf badan iyo ehelada labada qoys.

 

Dhamaan Dadka Hoos ku qoran

Ahmed Xuseen Cali (Al-fanaan Ahmed Ceegaag)

Farxaan Cumar Gowl

Asad Ismaaciil Jiir

Khadar Aaden Isxaaq

Ayaanle Yuusuf Abdi

Syad Yuusuf Maaweel

Sacad Ibraahim Caduur

Cawaale Cabdi Ahmed

Bashiir C/laahi (Gaagaale)

Mohamed Timocade

Mohamud C/kariim Muuse

Axmed Cali Jaamac

Dhuux Mohamud Ismaaciil

Jaamac Ibraahim Axmed

Cali Sulub Abyan

Cawil weerar Mohamud

Mohamud cismaan gaas

Al-xaaji Aaden C/laahi

C/raxiin Mohamed Ismaaciil (Jiiryare)

C/risaaq Mohamed Ismaaciil iyo

Mohamud C/rashiid Cali

Xuseen Cabdi Muuse

Cabdi Cali aw-ismaaciil

Yuusuf axmed muuse

Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Saleebaan Axmed Nuur iyo Aamina C/samad Abshir oo meherkoodu ka dhacay magaalada Nairobi, WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ………AAMIIN

 

webmaster@ceegaag.com