shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Maamulaha Machadka barashada Islaamka iyo Luuqada Carabiga ee Ceegaag oo wareysi siiyay Ceegaag.com

(Ceegaag,  October 27,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa dhawaan si rasmi ah xadhiga looga jaray Machadka barashada Islaamka iyo Luuqada carabiga ee Degmada Ceegaag, machadkan oo loogu magacdaray Haaji Cali Abokor ayaa ka kooban 3 qol, 2 musqulood iyo Barkad waxaana hirgalintiisa  iska kaashaday Qoyska Reer Xaaji Cali Abokor hadaba maamulaha machadka Sh. Maxamud Cabdi Jaamac (Gaydh) ayaa nooga waramay maadooyinka lagu baranayo machadkan oo dhawaan xadhiga laga jaray.

Maamulaha Machadka Sh Maxamuud Cabdi jaamac Gaydh Dhagayso


 

webmaster@ceegaag.com