Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

Garaad Jamac Garaad Ali oo caawa casho sharaf ay u sameeyeen xubno ka tirsan bushada Toronto


 (Toronto- December 12, 2006 Ceegaag Online)


Beelaha Mohamed Harti,Meheri Ismail iyo Moora-case ayaa iyagu ahaa kuwii soo abaabuley kuna soo dhoweeyey Garaad Jamac Garaad Ali Magaalada Toronto,Canada.Kulanka oo mid aad loo soo abaabuley ahaa ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan duqeyda beelaahaas...

 

Soo dhoweyn aad u diiran ka dib ,ayaa Garaad Jama uu halkaa ka soo jeediyey war bixin uu kaga waramayo xaalada gobolada Puntland ,isku xidhka beelaha  iyo xidhiidhka Ismimada guud ahaan.

Daawo Sawirada

Sidoo kale wuxuu Garaad jamac  ka xog waramay xaalada nadgelyada ee gobolada Puntland , iyo heerka ay hada mareyso .

 

Kulankan oo aan wax siyaasad ah lagaga hadlin ayaa ahaa mid soo dhoweynta garaadka keliya loo soo abaabuley.

 

Xubnihii beelahaas  ee Garaad Jamac Garaad Ali  caawa casho sharaftan u sameeyey iyo weliba  wakiilada beelahaas ayaa waxaa ka mid ahaa duqeydan hoos ku qoran.

 

  • Osman Ali (Osman Dheere)
  • Mohamed Muse (mm muse)
  • Osman Haji Nuur
  • Sheikh Adan Ciise
  • Mohamed Abukar
  • Osman Warsame
  • Said Dhafuuje
  • Mohamed Caydaruus
  • Ahmed Guure
  • Mohamed Dahir
  • Yasiin Ciise Guure
  • Siraaji Haji
  • Abdi Nuur Adan
  • Dr cara bey
  • Dr Abdi Caynab

Xafladan oo ku dhamaatay jawi aad u qurux badan ayaa lagu soo gabo gabeeyey Duco uu garaadku u duceeyey dadweynihii xafladaas ka soo Qayb galay iyo kuwii maqnaaba .

 

Copyright 2006 Ceegaag Online