Warar maqal ah

Radio Ceegaag

IQK NEWS

Subixii
Galabtii
Habeenkii

BBC Somali 04:00

BBC Somali 14:00

BBC Somali 16:00

BBC Somali 18:00

Radio Jigjiga

Somali Radio (Sweden)

Radio Xorriyo (Ogaden)

Somali Radio (USA)

Radio Somaliweyn

Radio Benadir

Radio Djabuti

Radio Sagal

VOICE OF AMERICA Radio Hiiraan

          
Ceegaag Online              Supports:
Free Speech ..
Full Shuura
Equal Justice
Peace/Prosperity

Websiteyada Soomaalida

R. Buuhoodle
Aflax.net 
Addacwah
4somaliwomen
Afnugaal
Allcayn
Allwadani
Allwariye
Afgoi Online
Africa newspaper
Aljazeera
Allsanaag
Aminarts
Altaqwaa.com
Awdel News
Banadir City
Balcad
Bartamaha
Baraawepost.com
Bashaal.com
Baidoa
BiyokululeOnline
Boocame
BuuhoodleNL 
Buuloburde
Buurhakaba
Cakaarra
Casuura
Ceegaag Online
Ceelbuur
Calayaale
CBC news
CBS news
CNN news
Carmooyin
Deegaan News
Dhahar
DFKS.g.com
Dhagaxtuur
DjiboutNet
Doorasho
Golkhatumo
Gedonet
Hawdiyonugal.com
Hilinka Toosan
Hadhwanaag News
Horseednet
Holhol
Hornafrik
Horseeddnet
Horufadhi.com
idaacada SBC
Jamhuuriya
Jijigawe
Kalabaydh.com
Kilili 5aad
Kismaayo News
Laascaanod.com
Laasqoray
Marka Caddey
Maktabada
Markacadeey.net
Mashallah
Midnimo
Midgaan
Mogadishu University
Mudulood
Nugaal University 
Puntlandgov New
Qaadisiya
Radio-freesomalia 
Radio shabelle
RadioLaascaanood1
RadioWarsan
Riinji.com
Somali refugees in Yemen
somaliland.net
Somalilandfuture.com
Somalitalk
Somali Weyn
Somanation
SVOSSRS
TANADLAND
Togdheernews.com
Tawkal Blanket(Dukaan)
WardheerNew
Widhwidh

Xamar Shop

Xaadhadhan 
Xargaga.com
Xuddun news
 
 

Beesha warsengeli oo caawa casho sharaf u sameysay Garaad Jamac Garaad Ali iyo socdaalkii Garaadka .


 Toronto- December 15, 2006
Waxaa caawa casho sharaf u sameysay beesha warsangeli,Garaad Jamac Garaad Ali Garaad Jamac,munaasabadan oo lagu soo xidhay socdaalkii garaadka ee wadanka Canada ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee Canada.....

 

Wax garadka beesha aqoonyahanada dhalinyarada ayaan iyagu u kala hadhin marti qaadkan loo sameeyey Garaad jamac Garaad ali.

Munaasabada oo ahayd mid aad loo soo qurxiyey ayaa soo gabogaboydey 8pm sideedii fiidnimo ee waqti Toronto.

Waxgaradklii xafladan soo qaban qaabiyey ayaa waxaa ka mid ahaa,

  • Moahamed Ahmed Abdi Garad
  • Dahir Ciise Ramadin
  • Abdi Daad
  • ENG Ahmed Jamac Xaamud
  • ENG Ciise Googoye
  • Jama Omar Ismal
  • Ducaale Cilmi
  • Abdirizak Mohamed Hassan
  • Khalid uurcad

Gudoomiyaha gudiga qabanqaabada soo dhoweynta garaadka ayaa  jaaliyada ee Toronto la socodsiiyey inay garaadka u dhamaatay socdaalkiisii Toronto.

Isla caawa 9:30pm ayaa garaad jamac ka dhoofay magaalada Toronto isagoo u sii jeeda magaalada Ottawa  halkaas oo uu ku soo dhoweeyey Gudoomiyaha Jaaliyada SSC ee Ottawa Mudane Mohamoud Diriye Abdi.

Garaad Jama ayaa la filayaa inuu beri jimcaha u kcitimi doona gobolka Minnesota magaalada Minneapolis halkaas oo beryahan lagu sugayey.

Kala soco Ceegaag online garaadka iyo socdaalkiisa.

Xigasho: Xaragag  AMJ.. ..Toronto


 

 

Copyright 2006 Ceegaag Online