shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qurba joogta Reer London ee Beesha Bah-Ararsame oo tacsi u diraya reer Dabagooye.                   

(London,  September 15,  2009 Ceegaag Online)

Waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyska reer Dabagooye iyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen alla janadii firdowsa ha ka waraabiyee labadii marxuum ee kala ahaa Maxamed Cabdigiir Dabagooye iyo Cabdifataax Maxamed Axmed Dabagooye oo gacan ka xaqdaran ku dishay tuulada Sararaweyne dhowr maalmood ka hor.Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu janadii firdowsa ka waraabiyo qoyskii iyo eheladii ay ka tageena uu samir iyo iimaan inaga wada siiyo Aamiin..Aamiin..Aamiin. 

Xasan Diiriye Jamac

Cabdilahi Diriye Jamac

Cabdi Xuseen Warsame

Aamina Axmed Godane

Cabdo Farax Mudhe

Cali Sancad

Axmed Sancad

Cali Dhakaawe

Cabdiraxman Cali Bahal

Maxmed Cabdi raxman

Axmed Burale

Maxamed Burale

Cabdi-casiis Jamac Hayan

Cabdi-casiis Bucuur

Adan Caamir

Maxamuud Daroor

Goobe Xasan Dhalac

axmedCiise dhalac

Cabdi Shube

Sheikh Cawl

Cabdirisaaq Buuqe

Maxamed Cali Kaarshe

Cali-burale  cumar Mursal

Cabdinuur yusuf Cumar

Axmed Cumar Mursal

Ali Dhakaawe

oodagooye@yahoo.co.uk  

Waxaa sidoo kale Tacsi taas la mid ah nasoo gaadhsiiyay Aabe C/llaahi Maxamed iyo Hooyo Caasha Cabdi Maxamud iyo caruurtooda iyagoo tacsi gaarsiinaya Reer Dabagooye dilkii ku yimid laba ka mida Qoyskooda tuulada Sararawayne waxaana Ilaahay uga baryeynaa in naxariistii Jano ka waraabiyo labadaas marxuum inagana samir iyo iimaan naga wada siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com