shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Qaar ka mid ah Su'aalihii Lawaydiiyay Wasiirka duliista hawada ee Maamulka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan "Axmed Garaash"

(Boston,  Oct  27,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa Axadii bisha Oct 25, 2009 magaalada Boston lagu qabtay xaflad is waraysi ah oo jaaliyada reer Boston, Xafladaa oo uu wasiir axmed Garaash uga xog waramayay xaalada guud ee Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Dhagayso Cabdilaahi Ritoos Su'aashiisii iyo Jawaabtii wasiirka

     Dhagayso: Cabdilaahi Cashnuur Su'aashiisii iyo Jawaabtii wasiirka

Dhagayso : Su'aashii Jaamac maxamed Cigaal(Guulwade)

Dhagayso:Su'aashii Maxmed Cabdi Xuseen(Afgaab)jawaabtii wasiirka

 

Dhagayso: Sidoo Kale Su'aalo is raacsan oo la waydiiyay Wasiirka, Ubax, Fiin, Armaajo, Askar...

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com