shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Magaalada Columbus ee Gobolka Ohio oo si diiran loogu soo dhaweeyay madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa

(Columbus, Ohio Oct  07,  2009 Ceegaag Online)

Wafdi balaadhan oo uu horkacayo madaxwaynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo baryahanba booqasho ku marayay wadankan Maraykanka ayaa si diiran xalay loogu soo dhaweeyay caasimada Soomaalida Mareekanka ee labaad (Columbus, Ohio).

Waftiga madaxwaynaha ayaa waxaa ku weheliya wasiiro ka tirsan Xukuumada sida wasiirka arimaha dibada Jangali

Daawo sawira da xuquuqdoodana waxaa iska

Bartamaha

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com