shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Degmada HolHol ee Calisabiix oo maanta lagu soo gunanaayTababar milatari oo mudo sedex bilood ah uga socday Ciidamada Dawlada Soomaaliya

(Calisabiix,  Oct  16,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maanta soo gunaanadmay tababar milatari oo uga socday dugsiga Xasan Guuleed Abtidoon qaar ka mida ciidamada dawlada Soomaaliya.

Dugsigan oo ku yaala degmada Calisabiix ayaa ciidamadu wax ku baranayeen mudo sadex bilood oo qudha balse la rajeenayaa inay bud dhigayaal u noqdoon dib u yagleelida ciidamadeenii masaska nool nool cuni jiray cadawguna inooga baqan jiray.

Daawo Gunaanadka Xafladaa

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com