shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Arooska Sheekh Muxumed Sh.Cabdi Axmed iyo Maryan Maxamed Axmed oo ka dhacay magaalada Boston

(Boston,  Oct  18,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa manta ka dhacay qolka Aroosyada ee magaalada Boston waa Tobin Center  e, Aroos si aad iyo aad ah loo soo agaasimay. Arooskan oo ay ku wada aqal galeen Maryan Maxamed  Axmed iyo Sheekh Muxumed Sh.cabdi Time-wayne.

Dhagayso Meherinta

Arooska ayaa waxaa Daadihinayay Yuusuf Dirir Faarax (yuusuf-dheere)

Ugu horayntii waxaa lays waydiistay Gabadha sida caadada u ah Soomaalida iyada oo goobta laga sheegay in labda reer horay gabadha isku waydiisteen layskuna siiyay balse waxaa goobta lagu waydiistay reer Boston inay iyaguna fasaxaan Arooska Sheekh Muxumed iyo Maryan.

Sheekh Muxumed waxaa u hadlay Axmed Sheekh Xasan(Murshid

Dhinaca Maryana Xasan Ibraahim Cabaas

 

Sidii balantu ahayd 2:48 daqiiqo ayaa loo meheriyay Sheekh Muxumed Maryan waxaana u meheriyay Sheekh Cabdinuur Xasan Maxamed

Halka Kalmadiina loo dhiibay Saaxiibka Sheekh Muxumed waa Sheekh Muuse (Ashcari) Dhagayso Muxaadarada

Daawo Sawiradii Arooska

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com