shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho Geelle oo qudbad dheer u jeedisay reer Boston

(Boston, Nov  14,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa xalay habeenimadii Sabtida ka shacay Magaalada Boston xaflad si heer qaran ah loo soo agaasimay laguna soo dhaweenayay wasiirka Haweenka iyo arimaha Qoyska ee Maamulka Puntland Marwo Caasho Geelle.

Hadba waatan Qudbadii Wasiirku ee dhagaysi wanaagsan Dhagayso

Ha u daymo la'aad Su'aalihii kulkululaa ee madasha qoraalada idinkusoo maqan.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com