shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Fursad Shaqaalayn oo kabanaan magaalooyinka Laascaanood iyo Burco

(Somaliya  November 28,  2009 Ceegaag Online)

Waxaan dhamaan la ogaysiinayaa wariyaasha kusugan dalka Hooyo ee Soomaaliya ee hada bilaa camalka ah inay banaanaatay Jagadii wariye nimo ee Soomaaliya ee shabakadan sidaa awgeed osoo dira webmaster@ceegaag.com warbixinadiina/

Xoghayaha Xaga maaliyada ee Ceegaag Online

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com