shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Maamulka shabakada Ceegaag oo u mahadcalinaya wariye Cabdirashiid Maxamed Daahir

(Qardho  November 28,  2009 Ceegaag Online)

Waxaan halkan hawada u marinanaa Wariyiihii shabakada Ceegaag ee Dalka Hooyo "Soomaaliya" Cabdirashiid Maxemd Daahir "Lacle"  oo run ahaan tii kaalin wayn kasoo qaatay sanadkan dhamaanaya shabakada Ceegaag dadkana ka haqab tiray dhamaan wararka Soomaalida kuwooda ugu Xiisaha badnaa siiba kuwii la xidhiidhay dhinaca horumarka yar ee dalkeenii Hooyo Sameenayay.

Cabdirashiid oo hawlo isga u khaas ah oo laxidhiidha sii kobcinta Aqoontiisa uga Tagay shaqadii Shabakada ayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulkuba mahad calin balaadhan u dirayaan kuna guubaabinayaan go'aankaa uu ku gaadhay inuu kobciyo heerka aqoontiisa.

Xoghayaha Xaga maaliyada ee Ceegaag Online

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com