shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dr. Xuseen C/laahi Bulhaan oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladiisa Boston.

(Boston, Nov  23,  2009 Ceegaag Online)

Xuseen C/laahi Bulhaan oo Dhekhtar caanka ah Soomaalida dhexdeeda hada ah madaxa Jaamacada Magaalada Nabada u saaxiibka ah ee Hargaysa ayaa maanta oo uu u yimid Magaalada Boston saxeexida buug uu qaray oo uu ugu magac daray Siyaasadii Qaabiil (Qaabiilba haabiil markuu qoonsaduu dilay e).

 

Dhekhtarka ayaa waxa uu maanta kala hadlay dadka Soomaaliyeed ee reer Boston Masjid jaamaca gobolkan Massachuset ee ku yaala Xaafada Roxbury oo dadka madow ee mareekanku u badan yihiin.

 

Xafladan oo ahayd Buug saxeexid iyo furid wada hadal ka dhex bilowda dadka Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku dhacday jawi aad u wanaagsan.

 

Xaflada waxaa soo qaban qaabiyay madaxa SDC Cabdiraxmaan oo run ahaantii suuro galiyay mudo gaaban in fursadaa qaliga ah uu siiyo reer Boston uga faa'ideeyo dhakhtarkoodaa kasoo laabtay dalkii Hooyo.

 

Dhagayso Su'ashii macali Warfaa iyo Gabadh Soomaaliyeed oo su'aalasa Dr. Xuseen. Su'aasha macalinka ayaa ku saabsan Dagaalada hada ka socda Gobolka Awdal ee uu asal ahaan kasoo jeedo Dhagayso

 

 

 

Armaajo oo figradiisa ku aadan Soomaaliya had iyo goor uu kasoo bandhigo shirarka isagoo tuuranaya 4tiisii xabo wuxuuna yidhi Dhagayso

 

Su'aal ku saabsan Midnimada Soomaaliya Dr. wuxuu ka yidhi.. waxaan ka cudur daarananaa cilad farsamo oo ka timid is fahanwaa luqadeed iyo mid qalab-ba oo aanu idiinka haqab tiri waynay jawiga Shirka oo ahaa mid aad u camiran ku dhawaad ilaa 150 ilaa 200 oo dad ahina isugu yimaadeen.

 

   Dhagayso

 

Sidoo kale dhagayso Gabaogabadii shirka   Dhagayso

 

Daawo Sawiradii shirka ee Buug saxeexida intoodii u danbeesay

 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com