shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Caawi Wiilkan yar ee Dhibaateysan.

(Xaragdheer, Kenya.  March 14,  2009 Ceegaag Online) 

Shucayb Idiris Abdiqadir waa wiil Soomaaliyeed oo 3sanno jir ah xaalad caafimaad daro ay haysato kuna nool Xerada Qaxootiga ee Xagardheer ee Dalka Kenya.

Shucayb Idiris Abdiqadir waxa uu la’ yahay Indhaha waxa uu qabaa suuxtimo waxa uu ka neefsadaa afka oo waxaa kalifay inuu afka kaneefsado sanka ayaa buro weyn kaga taalaa waxaa dhashay hooyo aan waxba haysan oo ay marxalad aduun haysto.

UNHCR tu waxay wax uqabataa dadka noocan oo kale ah laakin wax walba waxa ay noqdeen laaluush qaateyaal mana eegaan ruux dhiban iyo ruux caafimaad qaba ee halkaa dhunta ah ayay eegaan

Hooyo Saynab Bicir Shire ayaa ka codsaneysa muslimiinta caalamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan qeybaha kala gedisan ee shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka dibediisa iyo shaqsiyaadka awooda u leh iney gacan Islaamnimo ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa, xaalada Shucayb Idiris Abdiqadir.

Wixii faahfaahin ah ama tabarucaad ah waxaad wacdaa wiilkan yar hooyadiis

  1. Saynab Bicir Shire Telephone keeduna waa 254-714714263 ama
  2. C/risaaq Maxamed Ismaciil Telephone kiisuna waa 254-726260545.

 

ABUKAR MOHAMED IID laaska468@hotmail.com

Xagardheer, Kenya

webmaster@ceegaag.com