shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Dhalasho Gabadh Farxad Leh.

(Birmingham,  March 23,  2009 Ceegaag Online) 

Waxaa Tahniyadan Dhalasho diraya  dhamaan dadka hoos ku qoran:
1. Aabe Mohamed Awad Ali Hayd

2.Hooyo Farhiya Seeraar
3. Hooyo Khadiija Mohamed Hassan 
4. A/kriim Mohamed Awad Ali Hayd
5. Jamac Ibrahim iyo Xaaskiisa Muna Mohamed Awad Ali Hayd
6. A/samad Mohamed Awad Ali Hayd
7. A/malik Mohamed Awad Alie Hayd
8. A/hakim Mohamed Awad Ali Hayd
9. Ayaanleh Mohamed Awad Ali Hayd

10.Amira Mohamed Awad Ali Hayd
11.Eedo Xaaji Maryan Aadan
12. Abdi rahmaan Qordheere

13. Abdullahi Bedhaan
14. Jamaal Xaaji Cali Cilmi

15. C/qafar Xaaji Cali Wadaad

16. Liibaan Fiin

17. Abdinur Saalax
18. Issa Shaikh Ismail
19. Eedo hawaya Bille Ali xayd iyo dhamaan caruurteeda  iyo
20. Mohamed Ahmed aadan (Haytel boosh)

21. Mohamed Siciid Barawaani

22. Mohamed Qoorleex

23. Siciid Dubad

24. Cllaahi Dubad

25. Mohamud Faarax Mohamud (inacaseyr)

26. Mahad Jinje

27. C/kariin Xuseen (Suudaani)

Dhamaan Dadkan oo jooga Magaalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa Hambalyo u Diraya Ahmedkhadar Mahomed Awad iyo Ifraah Hassan Mireh oo Gabadhi ugu Dhalatay Magaalada  Birmingham ee Dalka England Tariikhdu markay ahayd Mar 19, 2009. waxaana leeyahiin ALLE haka dhigo inantii anfacda Diinteeda Dadkeeda iyo dalkeedaba Aamiin Aamiin Aamiin

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com