shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Midawga Jabhadda Xoreynta Somali Galbeed oo Bayaan ka soo saartay Dhibaatadda Gumaysiga iyo Dagaalo Deegaanka.

(Muqdisho.  June 24,  2009 Ceegaag Online)

Jabhadda xoraynta somali galbeed ayaa baaq ka soo saartay xaaladaha colaadeed ee u dhexeeya beelo wada dega Deegaanka Ogaadeenya ama somalia galbeed iyo dhibaatada Gumeysigu ku hayo.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com