shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyihii Raajucuun .
 

(Addis Ababa.  June 16,  2009 Ceegaag Online)

Waxaan halkan Tacsi ugu dirayaa  Qoyska iyo Ehelka uu ka geeriyooday Garaad Saleebaan Awdahir  Afqarshe  oo  ku geeriyooday magaaladda Addis-Ababa ee Dalka Ethiopia

Waxaan Illaahay uga baryayaa  Garaadka Innuu Naxariistii Janno ka waraabiyo , Qoyska iyo Ehelka oo dhanna  Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin  Aamiin .

Sidoo kale anaga oo ah bahda Ceegaag waxaan tacsi u diranaa qayska uu ka geeryooday marxuum Saleebaan Awdahir  Afqarshe,  marxuumkana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janada fardowsa ah ka waraabiyo AAMMIIIINN.


Xaaji Cali Wadaad

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com