shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Beesha Garad faarax oo beenisay in xilkii laga qaaday caaqil Yusuf Haybe Abokor

(Kismaayo.  June 12 ,  2009 Ceegaag Online)


Beesha  Garaad Faarax oo ku dhaqan gobolada Jubboyinka ayaa si cad u beenisay in xil ka qaadis lagu samaeeyay caaqilkii guud ee beesha Garaad Faarax  oo la yiraahdo caaqil Yusuf  Haybe Abokor sidaa darteed waxaa nuqul Bayaan ah na soo gaadhsiiyay cuqaasha Dhulbahante ee ku dhaqan Jubooyinka iyagoo beeninaya in caaqilkaas xilkii laga qaaday  warqadiina wataa ee hoos ka akhriso.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com