shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa illaa hada nasoo gaadhaya Hambalyada loo dirayo meherka Liibaan Maxamed X. Cali iyo marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf.

(Edmonton.  July 12,  2009 Ceegaag Online)

Hambalyooyinkan oo sida hoobaanta ugu soo dhacaya shabakada wararka ee Ceegaag.com waxay nagasoo kala gaadhayaan dalkeenii hooyo, Wadamada dhaca geeska Afrika, Yurub iyo Qaarada Waqooyiga Ameerika:

  1. Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan

  2. Ayeeyo Aamino Xaaji Cismaan

  3. Hooyo Luul Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali

  4. Aabbe Tubeec Yuusuf iyo Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda

  5. Maxamed Muuse Ismaaciil (Buuni)

  6. Awoowe Axmed Suldaan Seed iyo caruurtiisa

  7. Awoowe Cilmi Suldaan Seed iyo caruurtiisa

  8. Awoowe Daahir  Suldaan Seed iyo dhamaan Ilmo Cabdi Suldaan Seed

  9. Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo caruurtiisa

  10. Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi

  11. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo caruurtooda

  12. Muuse Maxamed X. Cali iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur

  13. Daahir Shamsheer iyo marwadiisa Hodan Tubeec Yuusuf

  14. Cabdulqaadir Muxumad Suldaan iyo marwadiisa iyo Caruurtiisa

  15. Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda

  16. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan

  17. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan

  18. Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma  Cawil Maxamed Warsame

  19. C/llahi Xasan Dhooble iyo xaaskiisa

  20. Cabdi Cali Caateeye iyo Xaaskiisa Khadra Omar

  21. Sahra Cabdi Kilin

  22. Zaynab Cabdi Kilin

  23. Faysal Cabdi Kilin

  24. C/fatax Maxamed Cabdi Kilin

  25. Caynaanshe C/raxman Abkee

  26. Maxamud Cali Ayax

  27. Maxamed C/llahi Axmed (ina qoorleex)

  28. Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan

  29. Hinda Muuse Caalin iyo Odaygeeda

  30. Haweeya Muuse Caalin iyo Odaygeeda

  31. Sado Muuse Caalin

  32. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale

  33. Maxamed Cabdi Aw-Aadan Magan

  34. Maxamed Axmed Aadan(Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda

  35. Cabdiraxmaan Awfaarax Geedi iyo Marwadiisa Sahra Cabdi Muuse iyo Caruurtooda

  36. Cali Jaamac Xayd iyo Marwadii ina Ciise Iimaan iyo Caruurtooda

Dhamaan Dadkan oo kala jooga Soomaaliya, Djibouti, Kenya, Ethiopia, Boston, Edmonton, Toronto, Ottawa, Minneapolis, iyo Ohio  waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Liibaan Maxamed Xaaji Cali iyo marwo Deeqa Tubeec Yuusuf oo maherkoodu maanta ka dhacay Magaalada Edmonton, Canada.

Waxay Ilaahay uga baryeyaan Liibaan iyo Deeqa inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.

 Daawo Sawirada


www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com