shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tahniyado ku socda Meherka Liibaan iyo Deeqa oo naga soo gaadhay Wadamada Djabuuti,Maleesiya, Norway, Hyderabad India.iyo Verginia Wadanka USA.

(Edmonton.  July 18,  2009 Ceegaag Online

Waxaa u tahdiyoyeenanaa qoyskayaga Cusub ee Deeqa iyo Liibaan tahniyadan oo naga soo gaadhay

Rashiid Muuse Ismaaciil iyo marwadiisa Busaad Cali Kaariye
 
C/qaadisr Xasan iyo marwadiisa Hibo Tubeec Yuusuf
 
Daahir Cilmi iyo marwadiisa Haboon Tubeec Yuusuf

Dalkii Hooyo DJabuuti

iyo Ingiriiska/Noorway

     

Waxaa habalyo na soo gaadhsiiyay Jananka Soomaaliyeed ee Gen. Maxamed Cali Abokor iyo Faadumo Cabdilaahi Cali Abokor sidoo kale

Waxaan hambalyo u diraya Liibaan Fiin iyo Deeqa Tubeec
waxaan ilaahay ugu baryayaa wiil iyo caano gabar iyo caano
Xuseen Axmed Cali Abokor

Virginia.

 

     
Dhamaan ilma maxamed cali abakor ookalajooga .USA,  charlotte..northcolerna..west virginia. rally north carolinaanadle virginia ..Canada,Toronto. africa  buuhoodle. ceegaag,,gabilay somalinaland  ethiop diridhaba waxaan tahiyaday nay naa Liibaan Mohamed X.Ali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay wadanka Canada/Edmenton. waxaana ilaahay uga baryayna in ilaahay ka dhigo labadii farxad kuwada noolaada ubad kher qabana ilaahay ha siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin


abdi risaaq maxamaed ali abakor
abdi casiis maxamed ali abakor
abdi qani maxamed ali abakor                    
abdi wali maxamed ali abakor
abdi rashiid maxamaed ali abakor   
abdi fatax maxamed ali abakor         
muuse maxamed ali abakor
abdi khadar maxamed ali abakor
foosiya maxamed ali abakor
nimco maxamed ali abakor
khadra maxamed ali abakor
asiya maxamed ali abakor
mustafe abdi casiis maxamed ali abakor
maxamed abdi casiis maxamed ali abakor
casiis west virginia

     
Waxaanu u tahniyadeenanaa Lamaanaha Liibaan iyo Deeqa anagoo ah

Mataan Cali Abokor iyo Xaaskiisa Dheeg Jaamac Biindhe

     

Waxaan hanbalayo u diraynaaa, Anagoo ah qoyska, Reer Mohmed Jamac ALi Bayr
 
 Aabe Mohmed Jamac ALi Bayr
 Hooyo Luul Yusuf Hassan
 Faadumo MJ ali bayr
 Ali MJ ALi bayr
 Jama Mj Ali Bayr
 Sahro MJ ALi Bayr
 Mohamoud MJ Ali bayr
 Deeqo MJ ALi bayr
 Hani MJ Ali bayr
 Fahiima MJ ALi bayr

Waxaan Hambalyo iyo duco u dirayaa Arooska Liibaan Maxamed Xaaji Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meharkoodu ka dhacay Magaalada Edmonton, Canada waxaana leenahay noqda kuwii lagu nabad caano maalo. Wiil iyo Caano gabadh & Caano.

Jaamac MJ

Malaysia

     

Aanaga oo ah Ardayda wax ka barata dalka India  gaar ahaan Magaalada Hyderabad waxaanu hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobinkarin uga dirayanaa Liibaan Maxamed Xaaji Cali iyo Deeqa Tubeec Yusuf   oo bishii july 11 2009 meherkoodu ka dhacay Edmonton ee gobolka Alberta  ee dalka Canada waxaanu idin leenahay aqalkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo.  

waxaa hamblayada meherka diraya  ..

1. Cali Cabdi Casayr

2. Yusuf Maxamed Yusuf 

3. Faysal Maxamed Yusuf .

4.  Cabdiraxmaan Maxamed Taha

5. Faysal Jaamac Cali Abokor

6. Cismaan Cabdilaahi Cali Abokor

7. Ayaanle Yuusuf Abdi

8. Cabdi xamiid bashiir cartan

Cali Cabdi Caseyr

Hyderabad India.

 
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com