shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Waxaa tahniyadahan naga soo wada gadheen Wadamada Attawa, Canada, London. UK. Xaradheere. Kenya, Riyaad. Sacuudiga, Stockholm. Sweden, Iyo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata New Dalhi. India

(Edmonton.  July 13,  2009 Ceegaag Online)

Dhamaan ilma maxamed cawaale  ookalajooga  UK,London.USA, ohio.Canada,Toronto.waxaan  tahiyaday nay naa Liibaan Mohamed X.Ali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meherkeedu  ka dhacay wadanka Canada/Edmenton. waxaana ilaahay uga baryayna in ilaahay ka dhigo labadii farxad kuwada noolaada ubad kher qabana ilaahay ha siiyo.   Aamiin    Aamiin

 

C/casiis Mahamed Awale

C/xakiim Mahamed Awale iyo xaskiisa

C/qani Mahamed Awale

Khadra Mahamed Awale

Roda Mahmed Awale iyo inankeeda cilmi

Ifrax Mahamed Awale iyo Odaygeeda

Yasin Mahamed Awale iyo xaaskiisa

EEDO Yurub Awale ilmi

 

Waxaan sidoo kale anoo ku hadlaya dhamaan magaca reer,,maxamed,,ali,,udirayaa hambalyo inaadeerkey Liibaan iyo marwadiisa Deeqa.  Noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Wabilaahi Towfiiq,C/Casiis Cali
 
Waxaannu Hambalyo Diirran Iyo salaanba usoo diraynaa
            Mudane: Liibaan Maxamed X. Cali iyo
            Marwo : Deeqa Tubeec Yusuf
munaasabadda meherkooda. Waxaannu Ilaah uga rajaynaynaa Wiil iyo Caano
 iyo cibaado suubban......Aamiin.
 
        Eng. Ismail Hassan Jama   iyo
       xaaskayga : saynab Sacid Maxamed
       Esbjerg, Denmark
Waxaan sidoo kale anoo ku hadlaya dhamaan magaca reer Cawl u dirayaa hambalyo inaadeerkey Liibaan iyo marwadiisa Deeqa.  Noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela.

Wabilaahi Towfiiq,
C/Casiis Cali Cawl
 
Waxaan Hambalyo iyo duco u dirayaa Arooska Liibaan Maxamed Xaaji Cli iyo Deeqa Tubeec Yuusuf meharkiinna iyo arooskiinnuba ha noqdeen kuwii lagu nabad caano maalo. Wiil iyo Caano gabadh & Caano.
 
Daahir Faarax Cawed - Riyadh
 
waxaan sidoo kale si weyn ugu hampalyaynayna Liibaan Mohamed X.Ali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meherkeedu  si sharaf leh uga dhacay wadanka Canada/Edmenton. waxaana ilaahay uga baryayna in ilaahay ka dhigo labadii farxad kuwada noolaada ubad kher qabana ilaahay ha siiyo.   Aamiin    Aamiin


Mohamed Ahmed  Ali Abokor
Virginia

HANBALYO HANBALYO

 Anigoo ku hadlaya magaca reer Maxamed Cawaale Waxaan halkan uga hanbalyaynayaa saaxiibkay(anba wiilka aan abtiga u ahay) LIIBAAN MAHAMED HAAJI ALI iyo inaadeertay DEEQA MUUSE TUBEEC.

Waxaan idiin rajaynayaa inaad noqotaan labadii isku waara.

AAMIIN AAMIIN
Abidiqani Maxamed Cawaale
London
Anigoo Ku hadalya ............ .dhamaan  Macag Reer  Ali Cadmeed Waxana  Kalaan salaaaaaaaaaaan iyo Hablayo uga diirya Indeerkaye  Liiban Mohamed Haji Ali Iyo Indeertaye Deeqa  Tubeec...... ... waxana ilaaahye indka barayaya inu idnka dhiigo reerkii isku wara Caruur qayarqabta kala heela gabar iyo caano wiil iyo caano aamin aamin aamin.
 
 
Riyad Farah Alicadmeed
Ottawa  Canada.

 

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
waxaan hambalyo iduraynaa anagoo ah reer maxmed ismacil jir iyo reer ismacil jiir hambalyada meherka  Liibaan Mohamed X.Ali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meherkeedu  si sharaf leh uga dhacay wadanka CANADA gaar ahaan magalada EDMELTON waxaan eebe uga baryaynaa inuu ka dhigo meherka kee wadada u xadhi lahaa aqalgal kii lagu waari lahaa insha alah insha allah insha allah
 
CABDIRISAQ MOHAMED ISMACIL JIIR
H/DERE KENYA

 

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM,WA SALAATU WA SALAAMU CALAA NABIYUNAA MUXAMAD(scw)
 
Waxaan Hambalyo iyo Duco aan la koobi karin u soo dirayaa Mudane/ Libaan Moh'd H.Ali iyo Marwo/Deeqa Tubeec Yussuf oo meherkoodi ka dhacay CANADA/Edmonton. Baarakalaaahu Fiikum.
-Wiil iyo caano,Bash-Bash iyo Barqo EEBE ha idin siiyo.
Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ALLE ha idinka yeelo.
Waxaan halkani ila fadhiya oo aad u faraxsan A/rahman oo ku leh (Mubaarak) Urduh word.He will call you.
Dhamaan reer Fiin iyo reer Tubeec waxaan idin leeyahay HAMBALYO
 
Waa,
Mohd Ahmed Adan.

 

 
 
 
HANBALYO HANBALYO HANBALYO
 
 

Anaga oo ah qoyska Reer Cabdi Cawad  waxaan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobikarin udireynaaa  mudane Liibaan Maxamed X. Cali  iyo marwadiisa Deeqa Tubeec Yuusuf.
  oo bishu markay aheyd Jully 11, 2009 uu Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee Dalka canada, waxaana leenahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

 
waxaana hanbalyadan maherka ah diraya
 
IFRAAX CABDI  MAXAMED  CAWAD
IKRAAN CABDI MAXAMED CAWAD
HUDA CABDI MAXAMED CAWAD
MAXAMED CABDI IYO MARWADIISA FARHIA OBSIIYE
NADIIFO CALI JAMAC IYO ODAYGEEDA MURSAL X XIRSI
KOOS CALI JAMAC IYO CARUURTEEDA
AMINA CALI JAMAC IYO CARUURTEEDA
 
DHAMAANTAYO WAXAAN KASOO TAHNIYADAYNAYNAA DALKA SWEDAN GAAR AHAAN MAGAALADA STOCKHOLM  
 
Waxaanu Illaaha Uga rajaynaynaa inuu ka digo Reerkii ku waara ee Ubad khayr qabana kala hela Aamiin
 New Delhi Annagoo ah Ardayda iyo jaaliyada soomaaliyeed ee kunool Dalka  India,Gaar ahaan Magaalada New Delhi,Waxaan hanbalyo iyo bogaadin udiraynaa,Lammaanaha Da' da yar ee Liibaan Maxamed X. Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo meherkoodu kadhacay, magaalada Edmonton ee dalka canada,
 
Waxaan Ilaahay Ugarajaynaynaa, inuu ka dhigo Kuwii isku waara ubad kheyr qabana kalasiiyo,
 
Waxaan leenahay Noqda lammaane isku waara,Aamiin Aamiin Aamiin
 
1.Mohamed Abddi Hussein (cawil nuur)
2.Ali Muse Jama _(Ali Dhuux)
3..Osman Mohamud shire
4.Sh Hasan Mohamud  shire
 5.Hussein Abdi Ali (buurane).
6.Hamdi Ahmed Farah (Falako)
7.Awdoon
8 Mohamed Abdi Habeeb.(Suxulle)
9.Farah Abdullaahi Xaange
10Abdi Ismail Abdi (Abdi Gaab).
11..Ahmed Hasan (Ahmed  Raas)..
12.Gen Liibaan
13.Ahmed Boolo
 
Mohamed Abdi Hussein
New Deli, India
mcxuseen23@yahoo.com

 
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com