shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Jaaliyada Edmonton iyo qaar ka mida Jaaliyada Seattle oo tahniyad u diraya Caruus Liibaan iyo Caruusad Deeqo.

(Edmonton.  July 13,  2009 Ceegaag Online

  ACW
 
Waxaannu Hambalyo Diirran Iyo salaanba usoo diraynaa
            Mudane: Liibaan Maxamed X. Cali iyo
            Marwo : Deeqa Tubeec Yusuf
munaasabadda meherkooda. Waxaannu Ilaah uga rajaynaynaa Wiil iyo Caano  iyo cibaado suubban......Aamiin.
 
        Eng. Ismail Hassan Jama   iyo
       xaaskayga : saynab Sacid Maxamed
       Esbjerg, Denmark
 
Edmonton: Meherka Liibaan Maxamed X. Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf oo ka dhacay ka dhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada..
Dhamaan magacyada dadka hoos ku qoran oo dhamaantood jooga Edmonton waxay hambalyo iyo bogaadin udirayaan  Liibaan Maxamed X. Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf waxay leeyiihiin noqda qoyskii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin Aamiin  Aamiin.

1. Maxamed Cawad Cali & Xaaskiisa & Caruurtiisa
2. Cumar Cali Koore Xaaskiisa & caruurtiisa
3. C/raxmaan Qoordheere , Xaaskiisa & Caruurtiisa
4. Sheekh Cismaan
5. Cawil Cabdi Tarabi (Cawil Faranko), Xaaskiisa & Caruurtiisa
6. Maxamed Axmed Xirsi (Cawil) Xaaskiisa & Caruurtiisa
7. Maxamuud Shire, Xaaskiisa & Caruurtiisa
8. Maxamed Macalin Xaaskiisa & Caruurtiisa
9. C/rashiid Cali Mire Xaaskiisa & Caruurtiisa
10. Jibriil Cismaan Catoosh Xaaskiisa & Caruurtiisa
11. Dr. Cali Daahir Xaaskiisa & Caruurtiisa
12. Dr. Maxamed Jimcaale Xaaskiisa & Caruurtiisa
13. C/nuur Khaliif Xaashi Xaaskiisa & Caruurtiisa
14. Jaamac Nuur Xaaskiisa & Caruurtiisa
15. Axmed Khaliif Xaaskiisa & Caruurtiisa
16. Cabdi Warsame (Cabdi Dheere) Xaaskiisa & Caruurtiisa
17. Bashiir Faarax, Xaaskiisa & Caruurtiisa
18. C/casiis Maxamed Liibaan , Xaaskiisa & Caruurtiisa
19. C/llaahi Ducaale, Xaaskiisa & Caruurtiisa
20. Jaamac Buule
21. Cali Maxamed Maxamuud (Calishire)
22. Ducaale Jibriil Ducaale
23. Cabdalla Maxamed Muuse
24. C/qaadir Kurtin
25. Cabdi Khaliif
26.
Siciid  Cabdi Maxamed
27. Maxamed Siciid Barawaani
28. Siciid Qaraaf
29. Maxamed Siciid Cabdi
30. C/qaadir Dheere
31. Hussein Niceman

32. Maxamed Nuur Tokyo
33. Faarax Shire Geesood
34. Kooshin Axmed Nuur
35. Xuseen Aadan Isxaaq

36. Maxamed C/llaahi
37. Bile Maxamed Siraaje

38. Cabdiwali Aadan Sheekh Doon

39. Warsame Aadan Sheekh Doon

40. Aadan Dheere

41. Khaalid Saalax Maxamed Lacle
42. C/nuur Saalax Maxamed Lacle
 

Seattle: Washington, ayaa iyana waxaa naga soo gaadhay Tahniyad iyo hambalyo qiimo badan oo loo dirayo Caruuska: Liibaan Mohamed Xaaji Ali iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec Yusuf.

dadka kala ah:

 

Ibraahim Diiriye Saleebaan iyo Xaaskiisa Ubax Diiriye Jaamac
Farxiya Diiriye Saleebaan
Abdirahman Ibraahim Diiriye
Abdullahi Ibraahim Diiriye
Abdirisaq Ibraahim Diiriye
Abdishakur Ibraahim Diiriye
Abdihakiim Ibraahim Diiriye
Zamzam Ibraahim Diiriye
Mohamed Ahmed Ciise
 
 
Dadkaas oo dhamaantood jooga Seattle, WA

 
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com