shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Annaga oo ah dhamaan Ardayda wax ka barata Dalkan India gaar ahaan hyderabad Waxaanu hanbalyo  iyo bogaadin aan la soo koobin karin u diraynaa Liibaan Maxamed X. Cali  iyo Deeqa Tubeec Yuusuf.

(Edmonton.  July 12,  2009 Ceegaag Online

 

 

Annaga oo ah dhamaan Ardayda wax ka barata Dalkan India gaar ahaan hyderabad Waxaanu hanbalyo  iyo bogaadin aan la soo koobin karin u diraynaa Liibaan Maxamed X. Cali  iyo Deeqa Tubeec Yuusuf.
 oo bishu markay ahayd Rajab 18, 1430 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan Jully 11, 2009 tariikhda Milaadiga uu Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee Dalka canada

 
waxaana leenahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

 

            Waxaa hambalyada meher diraya:



1:ABDIHABIIB ABDILAHI ABDI
2:ABDIRASHIID ALI ABDI
3:AHMED ABDILAHI JIBRIL
4:ALI ABDULAH SHUKRI
5:KHADER AHMED BULQAAS
6:ABDI QORANE ADEN
7:MOHAMEDKHADER ABDI MAHDI
8:ABDULAKDIR ALI NOUR
9:ABDIRISAK HASAN MOHAMED(BISLE)
10:ABDIQADIR AHMED FARAH(ASKARI)
11:ABDIRISAK ADEN TAKE
12:ABDIFATAH MOHAMOUD ALI (ZAKI)

13:BASHIR SHARIFI BADRI
14:ABDIKARIM DAHIR(NASARFI)
15:CAYDARUUS HASAN ARARSO
16:MUXIYODIIN ABDI HURE
17:SHARMAKE ABDILAHI
18:LIBAN HUSSEN OSMAN
19:MOHAMED ABDI YUSUF
20:AHMED SOHANE ABDI(GODEY)

Waxaanu Illaaha Uga rajaynaynaa inuu ka digo Reerkii ku waara ee Ubad khayr qabana kala hela Aamiin.

Sidoo Kale waxaa Tahaniyad nasoo gaadhsiiyay

1: Aabbo:Cabdillahi Cabdi  Megan

2: Hooyo: Sahra Muxumed Cabdillahi

3: Cabdi Cabdilahi Cabdi iyo xaaskisa foos ali iyo caruurtisa

4: Khadar Cabdilahi Cabdi iyo xaaskisa sawda abdi rahman iyo caruurtuda

5: Cabdihabib Cabdilahi Cabdi

6: Cabdikadir Cabdilahi Cabdi Iyo xaaskisa zainab daoud abdi iyo caruurtoda

7: Ayaan Cabdilahi Cabdi iyo odaygeeda Khadar iyo caruurtoda

Dhamaan Dadkan oo kala jooga Ethiopia,Uk, Sweden, India waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan mudane Liibaan Maxamed Xaaji Cali iyo marwo Deeqa Tubeec Yuusuf oo maherkoodu ka dhacay markay tariikhdu ahayd  Jully 11, 2009 Magaalada Edmonton, Canada
 
 
Waxay Ilaahay uga baryeyaan Liibaan iyo Deeqa inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.
 
By :CABDIHABIB ABDILAAHI MAGAN
habibshareri@hotmail.com



         

 

 
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com