shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dagaal galinta da yarta ee ururka Al-shabaab oo isasoo tarasa

(Muqdisho.  July 05,  2009 Ceegaag Online)

Iyada oo ay soo badanaso waalidiinta reer Muqdisho iyo gobolada kale ee soo maaliya ogaysiinta ay ka helayaan  ururka Al-shabaab ee ku saabsan geerida ubadkooda oo ay qasab iyo rabitaanba ku dagaal galiya dayarta Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta dawladu soo ban dhigtay Ciyaal ay ku soo qabteen dagaalka ay kula jiraan kooxaha Mucaaradka.

Inkasta oo ay dhinacooda beeniyay Maxaabiistasi in dhinacooda laga qabtay  kooxaha Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam, waxyna cadeyeen inay taasi tahay been aan waxba ka jirin.

Daawo Dhirka Jaraaid "Warkii"

 

Arintan ayaa waxay guuldaro ku tahay dhaamn Umada Soomaaliyeed oo hagardaamo iyo ciil la hadhsanasa daafaha dunida.
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com