shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meharka Liibaan Maxamed X. Cali iyo Marwadiisa  Deeqa Tubeec Yuusuf.

(Edmonton.  July 11,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  Rajab 18, 1430 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan Jully 11, 2009 tariikhda Milaadiga Meher koodu ka dhacay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee carigaas Canada Liibaan Maxamed X. Cali  iyo Marwadiisa  Deeqa Tubeec Yuusuf.

Meherka oo saacad kahor kadhacay magaalada Edmonton waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.

Dhamaan maamuulka iyo shaqalaha shabekada wararka ee ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa meherka Liibaan Maxamed X.Cali iyo Deeqa Tubeec Yuusuf waxayna leenahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

Daawo Sawirada
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com