shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Isjecesha reer Boston oo soo dhaweeyay magacaabist wasiirnimo ee Axmed Garaash

(Boston, January 18,  2009 Ceegaag Online) 

Warqad  Tahniyad oo loo tahniyadeenayo wasiir Axmed Garash ayaa soo gaadhay Ceegaag Online maanta   una qornayd sidatan.

Anagoo ah Marwooyinka reer Boston waxaanu Habalyo u diranaa Madaxwaynaha Cusub ee ay yeelatay Maamul Gobeleedka Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed(faroole) iyo madaxwayne ku xigeenka cusub ee Puntland Mudane C/samad Cali Shire. Waxaana leenahay ilaahay ha idiin fududeeyo waajibaadkaa culus ee maanta laydunka Aaminay.

Waxaan ka loo u tahniyadeenana Wasiirka Cusub ee Axmed Cilmi Cismaan oo ah wasiirka cusub ee Wasaaradda Duulista hawada iyo Garoomada iyo marwadiisa Luul Dhuux.

Waxaan ilaahay uga baryanaa inuu u fududeeyo xilkaa cusub ee loo magacaabay. Waxaana Tahniyadan diraya Dumarka Is-Jecel ee Reer Boston oo kala ah.

 1.  Fardawsa Ahmed Suldan
 2.  Sahro Abdillahi Warfa
 3.  Luul Farah Gaaloti
 4.  Maryan Muuse Boqor
 5.  Haliimo  Adan Dheere
 6.  Ayaan Sheekh Nuur
 7.  Niciimo Sheekh Yusuf (cagalaab)
 8.  Shukri Cabdi Macow (bocorini)
 9.  Raxmo Sheybe
10. Libin Yusuf Cisman (bardacad)
11. Maryan Ahmed Gaas
12. Ismahan Abdillahi Warfa
13. Sacdiyo Abdillahi Warsame (jaban)
14. Sucdi Xirsi
15. Sayanab Xirsi
16. Nasro Abdi Hure
17. Fadumo Ahmed Dirshe ( fadumo wadaad)
18. Ruqiya Ducale Garafe
19. Luul Maxamed Shide
20. Maryan Kuukuuye(Maryan Gudi)
21. Xaliimo  Gurre

waxaa nasoo Gaadhsiiyay

Dictooraysa: Fardowsa Axmed Suldaan

webmaster@ceegaag.com