shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Websiteka Badhtamaha oo waraysi Kula yeeshay Dr. Cali Khaliif Galaydh magaalada Jabuuti

(Djabuuti, January 26,  2009 Ceegaag Online) 

Waawasho wacan

Dr. Cali khaliif oo haatan u sharaxan jagada madax waynenimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu olole siyaasadeed ka bilaabo magaalada Jabuuti Dr. galaydh ayaa loo badinayaa inuu yahay ninka kaliya ee maanta samato bixinkara Soomaaliya, isagaa ah shaqsi u diyaarsan meesha uu dalku marayo.

Waxaaa kale oo mudan in aan la hilmaamin kaalintii uu Dr. Cali Khaliif ka soo qaatay dib u noolayntii dawladii Carta isugu dayday in Soomaaliya laga yagleelo dawlad hanata Mushtameceeda.

Waraysiga qaybta hore waa Cadayn in Dr. Cali Khaliif sharaxan yahay

Qabtan labaadna waa waraysigii ee daawasha wacan


www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com