shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Xaflad lagu taageerayo dawlada Soomaaliya oo Axadan ka dhacasa Tobin.

(Boston, February 26,  2009 Ceegaag Online) 

Xaflad aan qaban qaabadeeda loo kala harin ayaa lagu wargalinayaa dadwaynaha Soomaaliyeed ee daneeya danaha Soomaaliya,  siiba kuwa ku dhaqan magaalada Boston ee carigan dalka mareekanka.

Xafladan ayaa ka dhacasa qolka waynaanta usaaxiibka ah ee Tobin cidkasta oo daneenasa Soomaaliya waa Xaflad u furan oo aan dad sigaar ah u wadan, Waa xaflad Soomaaliyeed oo lagu taageerayo Dawlada Soomaaliya min ilaa madax wayne Raysal wasaare iyo ilaa askariga iyo biibitoonayaasha u shaqaynaya qaranka Soomaaliya.

Cidii qabiil u hamranasa loogama baahna shirkan Xaflada ah...

Wakhtiga: Axadan  3:00 PM ilaa maanshaa alaah.

Goobta: marlabaad waa TOBIN.

Ogaysiiskan waxaa idin soo gaadhsiinaya Gudiga isdirayaasha ee reer Boston, oo idin leh ka soo qaybgal wacan.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com