shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Madaxweynaha somalia oo magacaabay Xubnaha Maxkamadaynta Ciidanka Somalia.

(Muqdisho,  August 22,  2009 Ceegaag Online)

Madaxweynaha DFKMG ah ee somalia ayaa maanta magacaabay Xubnaha maxkamadaynta Ciidamadda Qalabka sida ee somalia dicreetadda magacaabida Xubnahaasi ayaa loo qaybiyay saxaafadda waxayna u qornayd sidan

Abdirshid Mohamed Dahir
Rashid@ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com