shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Dawladda Somalia oo shaacisay Liisaska isku shaandhaynta Golaha Wasiiradda.

(Muqdisho,  August 18,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa Maanta shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda ee Magaaladda Muqdisho afhayeen DFKMG ah ee Somalia C/qaadir Xaaji maxamuud walaayo isagoo halkaasi ka aqriyay Liiska isku shaandheynta Golaha wasiiradda Dawladda Somalia.

Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha

 

1.      Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda: Prof. Cabdi-raxmaan Aadan    Ibraahim (Ibbi)

2.      Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda: Shariif Xassan Sheekh Aadan  

3.      Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Shidaalka iyo Tamarta: Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex

4.  Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka: Cabdi-raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow

5.      Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli

 6.      Wasaaradda Arrimaha gudaha: Cabdi-qaadir Cali Cumar

 7.      Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdalla Boss Axmed

 8.      Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

 9.      Wasaaradda: Qorsheynta Qaranka Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Warsame

 10.  Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda: Cabdi-casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

 11.  Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowziyo Maxamed Sheekh Xasan

 12.  Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan

 13.  Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed

 14.  Wasaaradda Beeraha:  Maxamed Ibraahim Xaabsade

 15.  Wasaaradda Hantida Qaranka iyo qalabeynta: Maxamed Mursal Sh. Cabdi-raxmaan

16.  Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare: Prof. Ibraahim Xassan Caddow

 17.  Wasaaradda Dhaqancelinta iyo naafada: Maxamed Cali Ibraahim

 18.  Wasaaradda Gargaarka Bani’aadaminimada: Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim

 19.  Wasaaradda Warfaafinta: Daahir Maxamuud Geelle

 20.  Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa

 21.  Wasaaradda Macdanta iyo biyaha: Maxamed Cabdulaahi Oomaar

 22.  Wasaaradda Dib u dhiska: Xuseen Ceelaabe Faahiye

 23.  Waaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayir Maareye

 24.  Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta: Maxamed Xuseen Siciid

 25.  Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aadan Cali

 26.  Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirisaaq Cusmaan Jurile

 27.  Wasaaradda Jaaliyaddaha Dibedda: Cabdillaahi Axmed Cabdulle Azhari

 28.  Wasaaradda Ganacsiga: Cabdi-rashiid Maxamed Cabdi (Ciro)

 29.  Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf

30.  Wasaaradda Warshadaha: Cabdi-raxmaan Jaamac Cabdalla

31.  Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka: Maxamed Cabdi Gaandi

32.  Wasaaradda degaanka iyo illaalinta Beyada: Burci Maxamed Xamza

33.  Wasaaradda Isboortiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble

34.  Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadiija Maxamed Diiriye

35.  Wasaaradda waxbarashada: Axmed Cabdillaahi Waayeel

36.  Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Cali Aadan

37.  Wasaaradda Dib u heshiisiinta iyo nabadeynta: Cabdi-rashiid Xaaji Deerow

38.  Wasaaradda Lacagta: Eng. Cabdi-raxmaan Omar Osman (Yarisow)

39.  Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyooyinka: Farxaan Cali Maxamuud

 

Liiska Wasiirudawlayaasha:-

1. Wasiira Dowlaha Madaxtooyada: Xassan Macallin

2. Wasiira Dowlaha Arrimaha gudaha: Cabdirashiid Maxamed Xiddig

3. Wasiira Dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha: Khaalid Cumar Cali

4. Wasiira Dowlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka: Cabdullaahi Yusuf Cigal

5. Wasiira Dowlaha Wasaaradda Gaashandhigga: Sheekh Maxamed Siyaad Indhacadde

6. Wasiira Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga: Cabdullahi Sheekh Ali Qalocow

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com