shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meherka Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye & Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar.

(Holland,  August 07,  2009 Ceegaag Online)

Dhamaan reer Ibraahim Samatar
Dhamaan reer Cali Cawl
Aamina Abokor Webi iyo ciyaalkeeda
Khadiija Cawl iyo ciyaalkeeda
Canab Cawl iyo ciyaalkeeda
Dhamaan reer Maxamed Abokor Webi
Dhamaan reer Cabdilaahi Abokor Webi
Dhamaan reer Muuse Abokor Webi
Dhamaan Reer Maxamed Cawl
Siciid Xayle Salaase

Waxay tahniyad u dirayaan
Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye iyo Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar oo meherkoodu ka dhacay dalka Holland maanta oo jimce ah bisha August 7 tahay.

Sidoo kale bahda shabekada wararka ee ceegaag.com waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan meherka Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye iyo Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar  waxaana leenahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com