shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos....Maxamuud Axmed saleebaan Geedeeye & Axlaan maxamed Ibraahim oo ku aqalgalay Dalka Holland.

(Holland,  August 14,  2009 Ceegaag Online)

Waxaa maalinimadii Isniinta Bisha August 10 ahayd Dalka Holland ku aqalgalay Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye & Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar

Dhamaan Dadka hoos ku qoran ayaa udiraya Hambalyo   

Dhamaan reer Ibraahim Samatar
Dhamaan reer Cali Cawl Xuseen
Aamina Abokor Webi iyo ciyaalkeeda
Khadiija Cawl iyo ciyaalkeeda
Canab Cawl iyo ciyaalkeeda
Dhamaan reer Maxamed Abokor Webi
Dhamaan reer Cabdilaahi Abokor Webi
Dhamaan reer Muuse Abokor Webi
Dhamaan Reer Maxamed Cawl
Siciid Xayle Salaase

Sidoo kale waxaa Hambalyadaas mid la mid ah udiraya Mudane Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye & Marwadiisa Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar

Jamaal Xaaji Cali Cilmi

Liibaan Maxamed Xaaji Cali

Xuseen Maxamed Xaaji Cali & Xaaskiisa & caruurtiisa

Dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi Iidle

Waxay Hambalyo udirayaan Maxamuud Axmed Saleebaan Geedeeye iyo Axlaan Maxamed Ibraahim Samatar oo maalinimadii Isniintii  Arooskoodu (Aqalgalkoodu) ka dhacay dalka Holland  bisha August  10 ahayd..

Waxaan Ilaahay uga baryeynaa Maxamuud  iyo Axlaan inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela Wiil iyo Caano! Gabadh iyo Caano.

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com