shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyihii Raajucuun Xaaji Cabdirisaq Cali Xasan oo ku geeriyooday Nairobi.

(Nairobi,  August 09,  2009 Ceegaag Online)


Waxaan halkan Tacsi ugu dirayaa  Qoyska  caruurta iyo Ehelka uu ka geeriyooday Marxuun Xaaji Cabdirisaq Cali Xasan oo shalay  ku geeriyooday magaaladda Nairobi  Kenya.

Waxaan Illaahay uga baryayaa Innuu Naxariistii Janno ka waraabiyo , Qoyska iyo Ehelka oo dhanna  Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin  Aamiin .


Cabdiqafar Cali Wadaad

Kuala Lumpur, Malaysia

Sidoo kale waxaa Tacsi taa la mid ah Gaarsiinaya Qosykii & Qaraabadii uu ka geeriyooday ALLE ha unaxariistee Xaaji Cabdirisaq Cali Xasan... Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo Axmed C/casiis Warsame (Axmed Dheere) oo ku kala nool  Magaalooyinka Edmonton (Alberta) iyo London Ontario ee Dalka Canada  iyagoo ALLE uga baryaya Marxuum Xaaji C/risaaq  in ilaahay ha ka waraabiyo Janatul Fardowsa dhamaan qosykii & qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo Iiman inaga wada siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin 

www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com