shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis Muhiim ah........... Mu’tamar Sanadeedkii Magaalada Leicester iyo Hareeraheeda oo la qaban doono July 18-20.

(Leicester, July 10,  2008 Ceegaag Online)

Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ee degan Magaalada Leicester iyo hareeraheeda in la qaban doono Mu’tamar Sanadeedkii magaalada Leicester ee Jaaliyada Soomaaliyeed, Wuxuuna qabsoomayaa 18-ka Bishan July ilaa 20-ka.(July 18-20).

CULUMADA LA FILAYO KA SOO QAYBGALKOODA WAA:

1. SH. MOHAMED RASHAAD CANADA

2. SH. ABDULRAHMAN SH. OMAR USA

3. SH. BASHIIR SHIIL CANADA

4. SH. ABDALLE MOHAMED LEICESTER

5. SH. ABDULKADIR MUMIN LONDON

6. SH. ABDULRAZAK HIRAD LONDON

7. SH. KHALID YASIN SHEFFIELD

GOOBTA MU’TAMARKA: MASJIDKA QUBA,

19 Brunswick Street, le1 2lp, Leicester.

Wixii Faahfaahin dheeri ah la soo xiriir  Tel: 07846848362-0786565480-0116 2623264

Mu’tamarka wuxuu Bilaabanayaa Maalinta Jimcaha 18 July 3:00 PM

www.ceegaag.com


 

  

webmaster@ceegaag.com