shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Jaaliyada SSC ee Greater Washington oo qaarna soo dhaweeyeen Madaxwayne Riyaale qaarna ku Mudaaharaadeen

(Washington, January 18, 2008 Ceegaag Online)  


Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda wadanka mareekanka ayaa muujinaya qaybsanaanta wayn ee ku kala dhex jirta baasha deegaan ahaan uga degan Soomaaliya gobolada Sool, Sanaag iyo Bariga Togdheer.

Sawirada Kuwii Soo Dhaweeyay

Sawirada kuwii ku Mudaaharaaday

www.Ceegaag.com

  

webmaster@ceegaag.com