shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Tahniyad Meher: Aadan Cabdilahi Cabdulle iyo Safiya Xasan Faarax.

(Hargeysa, Aug 09,  2008 Ceegaag Online)

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan Tahniyad uga diraynaa Meherka lamaanahan is doortay Aadan Cabdilaahi Cabdulle iyo Safiya Xasan Faarax oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, ALLE ha idinka dhigo kuwii isku waraa gabar iyo caano wiil iyo caano, Aamiin Aamiin Aamiin.

                        

                        

                        

                       

                      

Jamaal Xaaji Cali Cilmi

Xuseen Maxamed X.Cali

Liibaan Maxamed Xaaji Cali

C/fataax Aadan Isxaaq

Khadar Aadan Isxaaq

Jaamac Axmed Maxamed (Jaamac Luujito)

Yuusuf Geele Axmed
Siciid Xuseen Diiriye
Yaxye Iid Dhinbiil
Farxan Cabdi Jaamac
Axmed Aw-daahir (Canbaashe)
C/qani Aw-daahir Xasan

Waxay dadkaasi Tahniyad Hawada u marinayaan Aadan Cabdilaahi Cabdulle iyo Safiya Xasan Faarax oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, maalintii Khamiistii oo ay Taariikhdu ahayd 07/08/2008 waxaa kale oo dhambaal tahniyad ah halkan uga diraya Howlwadeenada Shabakada Ceegaag.com waxaan ILAAHAY uga baryeeynaa inuu ka dhigo Reerkii isku waara Nolol khayr qabta iyo Caruur Khayr qabtana kala hela .

Aamiin                  Aamiin                 Aamiin

  

webmaster@ceegaag.com