shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis: Mu’tamarkii Sanadlaha ahaa Muxaadaroo-yin Xiriir ah oo ka Bilaabanaya Maanta Tottenham

(Tottenham, Aug 22,  2008 Ceegaag Online)

Maanta oo Jimce ah waxaa Masjidka ASSUNAH ee Tottenham, London ka billaaban doona Mu'tamarkii sanad laha ahaa (Muxaadarooyin xiriir ah) kaasi oo socon doona 22-ka illaa 25-ka Aug. 

Culumada ka qeybqaadan doona ayaa kala ah:

1. Sh. Cumar Faaruuq (Makka) [Telelink],

2. Sh. C/qaadir Cukaashe (UK),

3. Sh. Axmed Daahir Aweys (UK),

4. Sh. Axmed Imaam, (Muqdisho) [Telelink],

5. Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) (UK)

6. Sh. Maxamed Cabdi Daahir (UK),

7. Sh. Daahir Cabdi Xuseen (UK),

8. Sh. Maxamud Sharif (UK),

9. Sh. Maxamed Daahir Rooble (UK).

Muxadarada koowaad waxay bilaaban doontaa waqtiga London 3:30pm.

www.ceegaag.com

  

webmaster@ceegaag.com