shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis: Shir Warbixineed ku saabsan Jaamacada Kismaayo oo lagu qabandoono London.

(London, Aug 06,  2008 Ceegaag Online)

Waxaa Dadweynaha xiiseeya wanaaga iyo Waxbarashada lagu wargalinayaa in la qabandoono Shir la xiriira Waxbarashada Ubadka soo koraya ee Jaamacada Magaalada Kismaayo iyadoo maqal iyo Muuqaal uu kuu soo gudbinayo Madaxa Jaamacada Kismaayo Dr. Mohamed Wali iyo Mas’uuliyiin kale oo Muhiim ah.

Shirka iyo Meesha uu ka dhacayo ka daalaco Sawirka Hoose kana dhiibo Fikirkaaga sidii loo hormarinlahaa Barmaamijka Kismaayo University.

               

www.ceegaag.com
 

  

webmaster@ceegaag.com