shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ogeysiis Muhiim.....Jaamacada GEDO University oo Lacag Uruurin loogu qabanayo Magaalada Chicago, ee Gobolka Illinois

(Chicago Illinois, Aug 10,  2008 Ceegaag Online)

Greatest things done on earth have been done little by little". If we fail now, we shall not fail forever; and if we hurt, we shall be healed" Waxaa la qaban doonaa maal aruurin loogu talagalay Jaamicadda Gedo, waxaana howshaas ku hawlan Hawl' wadeenada Hay'adda u qaabilsan ee SDF (Somali Development Foundation. Ka soo qaybgal wacan.

Xaflada lacag uruurinta Jaamacada Gedo waxaa ka Hadlidoona

  1. Prof. Warsame Xasan cali
  2. Immaam maxamed Diini
  3. Sheekh Xasan Cabdi Rabbi
  4. Cali Malaaq Axmed iyo
  5. Maxamud Cabdulle Xirsi

Wixii faahfaahin ah kala Xiriir

Ali Ahmed Ali (Malaaq)
SDF Chief Strategic Planner

Ismaaciil Cige (773) 526-9955

Nuur cabdi Diiriye (612) 432-9450

  

webmaster@ceegaag.com