shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Kaka ayaa ku Guuleeystay Ciyaaryahanka ugu Fiican Qaarada Yurub waxaana sidaas lagu Gudoonsiiyay Kubad DAHABKA ah .

                                                   (Paris, December  02, 2007 Ceegaag Online)

Kubad qaabeeyaha Reer Brazil ee 25 jirka ah ayaa helay codadkii  ugu badnaa ee loo qaaday Ciyaaryahadii ku tartamayay in ay Noqdaan European Footballer of the Year (2007).

Kaka ayaa qeyb weyn ka qaatay guushii kooxdiisa AC Milan ee koobka Horyaalada Yurub waxaana la saadaalinayaa in uu ku darsado Xidiga ADUUNKA ama World Player of the Year oo lagu dhawaaqidoono Bishan 12 keeda.

 

                                     ******************************************* 

Isku Aadkii Wadamada Yurub eek u Tartamaya Ciyaaraha Euro 2008 oo Maanta la Shaaciyay.

Ciyaarahan oo ah kuwo loogu Tartamayo Koobka Qaarada  Europe ee la qabandoono sanadka 2008 si wada jir ah na ay uwada martigalindoonaan wadamada Switzerland & Austria ayaa manta La shaaciyay waxayna Kooxuhu isku Arkidoonaan Sidan soo socota..

Group A

Switzerland

Czech Republic

Portugal

Turkey

Group B

Austria

Croatia

Germany

Poland

Group C

Holland

Italy

Romania

France

Group D

Greece

Sweden

Spain

Russia

LMA

Bernabeu_nabil@hotmail.com

  

webmaster@ceegaag.com