shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Ardayda SSC ee wax ka barta India oo tahniyad u diraya arooska Faisal Jama Ali Abokor iyo  Yurub Cabdul Ismaaciil.

(Hyderabad,  March 31,  2010 Ceegaag Online)

Dhamaan ardayda SSC ee wax ka bartay india oo tahniyad u diraya arooska Mudane Faisal Jama Ali Abokor iyo Marwadiisa Yurub Cabdul Ismaaciil  oo xalay ku aqalgalay Magaalada Ceegaag, Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano…Aaamiin 

1 Aar Muxumed Aw Xuseen (Aar Diarra)

2  Maxamed Garaad C/qani Garaad Jamac

3  Ayaanle Yusuf Cabdi 

4  Jamac C/risaaq Maxamed

5  Anis Ibrahim  Qurux boob 

6  Muuse Xirsi Maxmed (danuun)

7 Aadan Buraal Warsame Jidhgaale 

8 Jamaal Cali Maxamed 

9  Maxamed Xasan Cawad 

10 Maxamuud Jamac Saleeban 

11 Ahmed Jamac Saleeban 

12  Maxamed Siciid Maxamed

13 Shakiib C/rahmaan Maxamed 

14 Shaakir C/rahmaan Maxamed 

15 Cali Cabdi Casayr 

16 Yusuf Maxamed Yusuf 

17 Faysal Maxamed Yusuf 

18   C/rahmaan Maxamed Ahmed 

19  Ahmed Maxamed Ahmed (indho yare )

20  Ali Muuse Jamac Aw Ali 

21 Maxamed Xasan Ibraahin 

22 Maxamuud Xasan Shire 

23 Ali Maxamed Osman 

24 Xamse Muuse Xasan Qanbi 

ayaanle03@hotmail.com

webmaster@ceegaag.com